Sanaag University and new Ceerigabo Schools

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
yawle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 887
Joined: Sat Nov 17, 2007 5:36 am
Location: Habaryoonis baan uga dhashay iyo Harunta Waawayn

Sanaag University and new Ceerigabo Schools

Post by yawle »

User avatar
yawle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 887
Joined: Sat Nov 17, 2007 5:36 am
Location: Habaryoonis baan uga dhashay iyo Harunta Waawayn

Re: Sanaag University and new Ceerigabo Schools

Post by yawle »

Xaaji Adam AfQalooc Seconday School in Ceerigabo recieved new equipment and a new mini bus from Sanaag community.


Waxaa shalay subax munaasibad lagu soo bandhigayey qalab loogu deeqay dugsiga sare ee Xaaji Aadam Secondary School lagu qabtay isla xarunta dugsigaas oo lagu gudoon siinayey maamulka dugsigaas qalab ay ugu deeqeen Ururka Taakulaynta Waxbarashada ee Sanaag (UTWS) ee imaraadka Carabta oo ah urur loo aasaasay inuu wax ka qabto baahida waxbarasho ee gobolka Sanaag, ururkan oo ay ku midoobeen jaaliyadaha Sanaag ee Qatar, Imaaraadka iyo Ingiriiska waxaa ay si rasmi ah ugu wareejeen qalabkaas maamulka dugsiga sare ee Hajji Adam Secondary School. Munaasibadan ayaa waxaa ka hadlay Axmed Ibraahim Yuusuf oo afka Jaaliyada ku hadlaya kana war bixiyey qalabka ay u wareejinayaan maamulka dugsiga sare isla markaana gudoonsiiyey, waxaa kale oo munaasibadaas hadalo xamaasad leh ka jeediyey maamule ku xigeenka dugsiga sare Maxamed Siciid Mulaax oo sheegay inay aad ugu faraxsanyihiin inuu qalbkani soo gaadho ayna si aada ugu baahnaayeen isla markaana ay uga faa’iidaysan doonaan inay kobcinta warbarashada dugsiga sare ee Xaaji Aadan isagoo dhanka kale eed dusha uga tuuray waxaasarada waxbarashada oo uu ku tilmaamay inay ka seexatay doorkeedi kaga aadanaa waxbarashada gobolka guud ahaan iyo gaar ahaanba dugsiga sare. Dhanka kale isna ka hadlay agaasimaha waxbarasha gobolka mudane Jaamac Aaw Cabdi oo sheegay in wasaaradu ay dugsiga ugu deeqayso kuraasta afar fasal oo iminka hawsheeda gacanta lagu hayo isagoo dhanka kalena tibaaxay in wasaaradu iyana ay dhankeeda ka dadaali doonto. Wefti ka socda wasaarada waxbarashada oo uu hogaaminayey wasiir ku xigeenka waxbarashada ayaa iyana u hambalyeeyey guulaha la gaadhay una hambalyeeyey wax wada qabsiga bulshada iyo isku tiirsanaana. Si kastaba ha ahaatee maamulaha dugsiga ayaa sheegay dhankiisa in tayada dugsigu ay si xawliya kor ugu soo kacaysay mudadii u danbaysay Maxamed Ciise oo isna dhankiisa hambalyo iyo bogaadinba u soo jeediyey qalabkan loogu deeqay dugsiga sare.
Qalabka loogu deeqay dugsiga ayaa waxaa uu u kala baxayey;
1. Toyota mini bus
2. computer 10 pcs
3. Photocopier 1 pcs
4. Printer 2 Pcs
5. Microscope 1 Pcs
6. Fist Aid 1 Kit
7. Wall maps 15 Pcs
8. Stationer (Staplers, Punches, Pens, Office table decorates, Office trays) 1 Cartoon
9. Optical Bench 1 Pcs
10. Human Skelton 1 Pcs
11. Newton Colour Disc 2 Pcs
12. Ligth Box 1 Pcs
13. Ribble tank 1 Pcs
14. Bar Magnet 2 Pcs
15. Horshew Magnet 2 Pcs
16. U Magnet 2 Pcs
17. Iron Filling 2 Pcs
18. Plotting Campus 2 Pcs
19. Magnetic Field Champer 1 Pcs
20. Magnetic Field 1 Pcs
21. U Electromagnetic Set 1 Pcs
22. Demostration Transformer 1 Pcs
23. Dynamo Module (Acro) 1 Pcs
24. Demonstration Acro 1 Pcs
25. Worcester Circuit Board (Acro) 1 Pcs
26. Charts 34 Pcs
27. Methane (2.5 littre) 1 Bottle
28. Potassium Permanganate (1Kg) 1 Bottle
29. Aosium Hydroxide (500mg) 1 Bottle
30. Litmus Paper Red 5 Pack
31. Litmus Paper Blue 5 Pack
32. PH Paper 5 Pack
33. Electrode set 2 Pcs
34. Hydrochloric Acid (2.5 Littre) 1 Bottle
35. Sulphoric Acid (2.5 Littre) 1 Bottle
36. Calendars 4 Pcs


Mahad Ahmed H. Adam
afgobaad@hotmail.com
Erigavo
Sanaag




Image
oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Re: Sanaag University and new Ceerigabo Schools

Post by oldenglish »

Mashallah I heard of the development a couple years back. Nice seeing the success :up:
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Sanaag University and new Ceerigabo Schools

Post by MrPrestige »

hey ina adeer yawle do you know any good HY poeters as present day somaliland like new upcoming young poet mans
User avatar
yawle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 887
Joined: Sat Nov 17, 2007 5:36 am
Location: Habaryoonis baan uga dhashay iyo Harunta Waawayn

Re: Sanaag University and new Ceerigabo Schools

Post by yawle »

No I don't know any new poets but I am sure there are a lot of them out there. I mean gabay is our thing so I am sure there are a lot.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”