Maamulka Maxkamadaha Islaamiga ee gobolka Sh/dhexe ayaa magacaabay gudi ka hortaga fatahaada uu wabiga Shabelle ka geysto gobolkaasi.
Wargeeto ka soo baxday xafiiska maamulka gobolka Sh/dhexe isla markaana uu ku saxiixnaan gudoomiyaha midowga maxaakiimta islaamiga Soomaaliya ee gobolkaasi Shiikh Daahira Cadoow Calasoow ayaa lagu magacaabay gudi ka hor taga musiibooyinka iyo Fatahaadaha wabiga Shabelle uu ka geysto gobolka Sh/dhexe.
Gudigani oo ka kooban illaa 5-xubnood ayaa waxaa gudoomiye looga dhigay sheikh Axmed Max’uud,waxaana ujeedka gudigani loo magacaabay ay tahay cabashooyin ka yimid dadka ku dhaqan Jiinka Wabiga labadiisa dhinac,iyo sidoo kale cabashooyin ka soo yeeray dadka ku dhaqan gobolka Sh/dhexe oo ay abaaro ka jiraan.
Xiligani oo kale waxaa uu wabiga Shabelle sameeyaa fatahaad balaaran taasi oo dhibaato xoogan gaarsiiyay dadka ku dhaqan agagaarka wabiga.
Waxaa sidoo kale abaaro dadka iyo duunyada saameysay ay ka jirtaa inta badan deegaanada hoos taga gobolka Sh/dhexe,taasi oo sababtay qoysas badani in abaaraha ay deegaandooda uga barakacaan isla markaana xoolo badani ay haraad iyo Gaajo u geeriyoodaan.
Gudigani loo xil saaray dhibaatada nololeed ee ka jirta gobolka Sh/dhexe ayaa waxaa looga fadhiyaa in ay wax badan ka qabtaan abaaraha ka jira gobolkaasi iyo fatahaada uu wabiga Shabelle xiligan oo kale uu ka geysto.
ICU names a council which will regulate shabelle river
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- Somaliman50
- SomaliNet Super
- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 21 Replies
- 4036 Views
-
Last post by hilal2020
-
- 1 Replies
- 522 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 14 Replies
- 181 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 5 Replies
- 840 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 19 Replies
- 2760 Views
-
Last post by ina aadan
-
- 2 Replies
- 541 Views
-
Last post by gegiroor
-
- 9 Replies
- 1223 Views
-
Last post by Strategic
-
- 0 Replies
- 507 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 22 Replies
- 3367 Views
-
Last post by MRnutritionist
-
- 10 Replies
- 2458 Views
-
Last post by Strategic