waar niman yaw intii aynu kan ina riyaale wadanka u dhiibnay, wadankii wuu wasay oo indhuhuu ka soo tuuray, oo dantaasii uun buu ka fushaday,
ee haddaba su,aashu waxay Bal sanadkan yaynu hogaanka u dooranaa oo is beddel dhaba inoo keeni kara inaga iyo wadankaba??
dhamaan waxaan saaxiib yaal idin kala dar-daarmayaa qabyaaladda oo ah shay qudhuna waxna aan inoo tarayn, bal haddaba dhalin yarooy inagoo mustaqbal keena iyo aayaheena dhow ka tashanayna nin walowba fikradaada saliimka ah halkan ku soo bandhig iyo waliba waxa aad ku dooran lahayd??
inaar weliba waxaan idinku sii booranayaa mar labaad qabyaalada inaga ilaaliya, dhamaan waxaynu u baahanahay waa inaynu hadafkeena iyo himiladeena aynu hiigsayno kaga dhabaynaa oo ka midha dhalinaa,
FG: waar fikradaada waxba ha la bakhaylin waynu isla wadaaganaa fikraadaha,
Long Live Somaliland
Upcoming Somaliland Elections 2009
Moderator: Moderators
- Awale_1989
- Posts: 104
- Joined: Sun Mar 15, 2009 8:00 am
- Location: Sibidh-ley
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 920 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 89 Replies
- 447 Views
-
Last post by GENERAL_SNM
-
- 7 Replies
- 810 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 1 Replies
- 822 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 32 Replies
- 4091 Views
-
Last post by musika man
-
- 20 Replies
- 1723 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 17 Replies
- 3077 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 1 Replies
- 594 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 2 Replies
- 796 Views
-
Last post by Nubis