habash troops in qabridahar rebel against orders.
Posted: Mon Mar 23, 2009 4:14 am
Ciidamo badan oo Itoobiyaan ah oo amar diido sameeyey.
March 22, 2009 Wariyaha Ogaden Online News ee jiida hore ayaa sheegaya in fashilkii ku yimid hawlgalkii Ciidamada Wayaanaha iyo Jabkji ka raacay dagaaladii dhaxmaray iyaga iyo Ciidmada JWXO in ay amar diideen Ciidanka qaybo badan oo ka mid ah, waxaan tiro ahaan lagu sheegay in ka badan 486 Askari oo lagu xidhay Magaalada Qabridahar oo xarun u ah Ciidanka Wayaanaha qaybtiisa Gobolada Bariga ee Ogadeniya.
Sida warku sheegayo Ciidamadan ayaa loo qaadayaa magaalada Harar. Ciidankan ayaa u badan Shucuubta aan ahayn Tigrey-ga, kuwaas oo si cad uga hor yimid Amaradii la siiyay, waxaana darajo ahaan lagu sheegay inta u dhaxeysa saraakiil iyo Saraakiil xigeeno.
Ciidamadan ayaa ogaadey in askarta ka soo jeeda qoomiyada Tigrea-ga aanan loo dirin goobaha dagaalada oo looga tago xerooyinka Ciidmaada, halka askarta ka soo jeeda qoomiyadaha kale la isaga dhigo bada.
--Ogaden Online News
the tigray regime faced further setbacks in qabridahar,where soldier's mainly from non-tigray ethnicities failed to respond to order's,more than 486 soldiers were said to have been detained in qabridahar by the habsh regime. the soldiers will be taken to harar(main military headquarters).