The End of Zenawi is Near.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
KUUSH
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1369
Joined: Thu Jun 14, 2001 7:00 pm
Location: L A

The End of Zenawi is Near.

Post by KUUSH »

Jigjiga(kilil5.com)..Warar hoose oo laga helayo ilo looga qaateen ah oo ku dhodhow madaxda sare ee xukuumada deegaanka soomaalida ayaa tibaaxaya in wafdi ka socda dawladaha maraykanka,midowga yurub iyo hay’ada qaramada midoobay ay shir la galeen ra’iisal wasaare Meles Zenaawi iyagoo kala hadlayay dhibaatada bini aadannimmo ee ka taagan deegaanada Soomaalida,Gambeelaha iyo kuwo kale.Wararku waxay intaas ku darayaan in ra’iisal wasaaraha loosoo bandhigay in uu xilka iskaga dego maadaamo uu ku fashilmay dimuqraadiyadii iyo horumarkii uu sheeganayay in uu gaadhsiiyay wadanka Itoobiya.Ra’iisal wasaare Meles wuxuu wafdigii u sheegay in uu xilka ka degayo laakiin waa in boos fiican qaramada midoobay laga siiyo,iyaguna waxay u sheegeen in uusan waxba waayaynin hadduu talada qaato,haddii kalena ay xoog isticmaali doonaan.
Maalmahan danbe waxaa si toos ah looga dareemayaa wadanka Itoobiya in dawladii iyo dhammaan hay’adihii gargaarka ay fooda iskula jiraan,la iskuna mari la’ayahay sidii umada baahan wax loogu tari lahaa.Sida raashinkii abaaraha oo ay dawladu aad ugu dhaqnayn oo markii hore iyada gacanta ku haysay oo hadda lagu aamini waayay farahana looga bixiyay.Waxaa bilahan gudohooda laga ansixiyay baarlamanka federaalka sharci la filayo,markuu dhaqan galo,in uu aad wax u yeeli doono hay’ada gargaarka.Xaga deegaanka Soomaalida shir daba socda arimahan sare ku xusan ayaa dhex mari doona hay’adaha gargaarka iyo xukuumada dhammaadka bishan Maarso.
Dhanka kale,waxaa iyadana la yaab noqotay maleeshiyo lagu magacaabay booliska gaarka ah oo si tiro badan loogu soo tababarayo xeryaha militariga oo ku hubaysan hubka ugu casrisan ee ciidamada itoobiya ay haystaan iyo weliba ta layaabka keentay oo ah in hadda loo keenay Gaadiid waawayn oo hub culus ku rakiban yihiin.Arintan oo ka dhacday inta badan kililada wadanka ayay dad badan ku fasireen in ay tahay hubayn loogu tala galay marka uu Meles xilka ka dego in kilil waliba uu yidhaahdo gooni baan u gu’i.
ModerateMuslim
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6252
Joined: Sun Apr 06, 2008 7:50 pm

Re: The End of Zenawi is Near.

Post by ModerateMuslim »

but will the end of the midget mean the end of ethiopia?
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: The End of Zenawi is Near.

Post by Murax »

Nope..He's a strategic ally for the USA to keep Somalia down and supress any hope for a Sudan/Somalia Islam dominated Horn of Africa :up:
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: The End of Zenawi is Near.

Post by sheekh-Farax-zero »

Meles wuxuu wafdigii u sheegay in uu xilka ka degayo laakiin waa in boos fiican qaramada midoobay laga siiyo,iyaguna waxay u sheegeen in uusan waxba waayaynin hadduu talada qaato,haddii kalena ay xoog isticmaali doonaan.
Ilmaha inay taa dhacayso

1-Melez maha muslim, sidaa awgeed xoog cidna kuma ridi karto

2-Ilaa uu ka bakhtiyo wuu joogi,
Ni Hao
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 603
Joined: Tue Jun 17, 2008 11:50 am

Re: The End of Zenawi is Near.

Post by Ni Hao »

Murax wrote:Nope..He's a strategic ally for the USA to keep Somalia down and supress any hope for a Sudan/Somalia Islam dominated Horn of Africa :up:

Somalis dont need no help to keep them down.

Your late uncl has done just about enough to see ethio breath for the next two decade.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”