Hogaamiye Xasan Daahir Aways oo maalmaha soo socda u Duuli Doona dalka Qadar asaga oo uga Qeyg galaya kulan halkaasi uga Furmaya asaga iyo Madaxweynaha Midnimada Qaran
Wararka ka imaanayo Dalka Suudaan gaar ahaan Caasimada Qartuum ayaa sheegaya in uu halkaasi haatan uu ku suganyahay Hogaamiyaye Xasan Daahir Aways oo maalma ka hor gaaray dalkaasi asaga oo in mudo ah ku sugnaa wadanka Eratareya gaar ahaan Caasimada Asmara.
Warar hordhac ah ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo Abaabul uu ugu anbabaxayo Sheekh Xasan Daahir dalka Qadar oo uu haatan ku suganyahay Hogaamiyaha Midnimada Qaran Sheekh Shariif.
Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in Dowlada Qadar oo uu haatan ka socdo dalkeeda Kulankii 21- ee wadamada Carabta uuna maanta ka furmay, ay wado in ay kulan fool ka fool ah isku hor fadhiisiso labadaasi Hogaamiyo oo in mudo ah soo wada shaqaynayay balse ku kala Aaraa Duwanaa sida loola tacaamulayo Ciidamada Itobiya ee haatan ka baxay Dalka Soomaaliya iyo waliba shirkii Jabuuti ee lagu soo Doortay Madaxweyne Sheekh Shariif.
Sidoo kale Wararka ayaa intaasi ku daraya in maalmaha soo socda ay Muqdisho ka Duuli Doonaan Ergo dhex dhexaadinayso labadaasi dhinac, wallow ay Dowlada Qadar arintaasi ay Fududeenayso ayna arintaasi dhabarka saaratay, ama in uu ka dhaco kulankaasi Dalka Qadar.
Wararka ayaa intaasi waxay ku darayaan in kulankaani ama is araga labada dhinac uu abuurmay kadib Markii Hogaamiye Cumar Xasan Al-Bashiir uu Magaalada Asmara kula kulmay Sheekh Xasan daahir aways Usbuucii la soo dhaafay taasi oo la sheegay in uu Xoogaa Halkaasi ka Baxo is fahamwaagii iyo Mugdigii dhexyaalay labada Hogaamiye.
Cabdixakiin Cilmi Xasan
dayniilecom@hotmail.com
deyniilenews@yahoo.com
Aweys expected to arive in Qadar
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 24 Replies
- 2719 Views
-
Last post by SuldaanOfSanaag
-
- 1 Replies
- 256 Views
-
Last post by hilal2020
-
- 1 Replies
- 278 Views
-
Last post by IRONm@N
-
- 6 Replies
- 687 Views
-
Last post by HELWAA
-
- 8 Replies
- 517 Views
-
Last post by Perfect_Order
-
- 2 Replies
- 379 Views
-
Last post by Amoore25
-
- 0 Replies
- 315 Views
-
Last post by ZubeirAwal
-
- 3 Replies
- 316 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 3 Replies
- 300 Views
-
Last post by Koronto91
-
- 6 Replies
- 405 Views
-
Last post by Est.1980's