Gudomiyaha Maamulka Maxkamadaha Islaamka ee Gobolka Hiiraan Shiikh C/raxmaan Ibraahim Macow iyo wafdi uu Hogaaminayo oo baryihii ugu dambeeyay safar shaqo ugu maqnaa Magaalada Muqdisho ayaa maanta meel fagaaro ah kula hadlay Dadka Degmada Buulo-burte ee Gobolka Hiiraan.
Gudoomiyaha iyo wafdigisa ayaa soo gaaray Gobolka shalay galinkii dambe iyagoo soo maray Degmada Jalalaqsi halkaasina kula hadlay Dadka Deegaankaasi waxaana ay u soo gudbeen xalay Degmada Buulo-burte iyagoo islamarkaasina maanta duhurki kula hadlay dadka meel fagaaro ah.
Gudoomiyaha ayaa hadaladiisa ku sheegay "in Dadka Deegaanka ay Maamulka la shaqeeyaan oo ay bixiyaan Lacagaha Mushaaraadka ee Ciidamada si amniga uu u ahaado mid sugan oo laysku haleynkaro" waxuu kaloo intaasi ku daray "in aysan jirin hadalo baryahayn laysla dhaxmarayay oo sheegayay in Maamulkiisa iyo Xoogaga Al-shabaabka ee ku sugan Qeybo ka mid ah Gobolka ay Xurguf dhaxtaalo lagana yaabo in Dagaal uu dhaxmaro, "hadaladaasi waa kuwo been ah oo aan waxbo ka jirin" ayuu sheegay Macow.
Sidoo kale waxaa uu dadka deegaanka ka codsaday "in si buuxdo ay ula shaqeeyaan ciidamada amniga kuwaasoo uu sheegay in ay ka shaqeynayaan amaanka deegaanka haddii amnigi la sugay waa in cida shaqada wado loo sameeyaa tixgalin iyo kalsooni" ayuu yiri.
Shiikh Macow iyo wafdigisa oo mudo ka maqnaa Gobolka iyagoo Wadahadalo kula lahaa Magaalada Muqdisho Madaxda Dowlada ayaa waxaa uu sheegay in wax badan ay Dowlada isku soo afgarfeen islana soo qaadeen sidii howlo dhinayo badan taabanyo loogu qaban lahaa Gobolka Hiraan gaar ahaan hormatinta deegaanka iyo adeega bulshada.
Ugu dambeynti Gudoomiyaha ayaa waxaa uu ku hanjabay in ay la dagaalami donaan cidii isku dayda in ay carqaladeyso ama wax bur burinayo la timaado Mamaulka Hada jiro ee heer Gobolka iyo heer Degmaba leh isagoo xusay in maamulkan uu yahay mid Islaami ah oo aan ku shaqeyneynin xeer ama dastuuri ah.
sheikh macow leaves muqdisho & gives a speech at buulo burde
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- Somaliman50
- SomaliNet Super
- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
Re: sheikh macow leaves muqdisho & gives a speech at buulo burde
Reer Hiiraan welcome the sheikh in big numbers. His arrival in Beledweyne













- Somaliman50
- SomaliNet Super
- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
Re: sheikh macow leaves muqdisho & gives a speech at buulo burde
Good to know the Sheikh is popular. Xashi, did you hear about the 12 people who nearly died from a lorry truck collapsing in Beledweyne today?
Re: sheikh macow leaves muqdisho & gives a speech at buulo burde
Yeah it seems the sheikh is pretty popular in hiiraan.
No i didnt hear about the car accident but car accidents kill more people than bullets in Somalia because of road conditions.
No i didnt hear about the car accident but car accidents kill more people than bullets in Somalia because of road conditions.
- Somaliman50
- SomaliNet Super
- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
Re: sheikh macow leaves muqdisho & gives a speech at buulo burde
Yeah, similar thing happened in Marka quite recently.
Anyway, Beledweyne has come a long way from the clan wars and warlodism of the nineties
Anyway, Beledweyne has come a long way from the clan wars and warlodism of the nineties

Re: sheikh macow leaves muqdisho & gives a speech at buulo burde
Long way still to go. Big projects on the way 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 1038 Views
-
Last post by Cusmano
-
- 0 Replies
- 289 Views
-
Last post by Kanada
-
- 12 Replies
- 1306 Views
-
Last post by quark
-
- 4 Replies
- 515 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 33 Replies
- 2527 Views
-
Last post by Xaldoon
-
- 1 Replies
- 699 Views
-
Last post by Addoow
-
- 4 Replies
- 411 Views
-
Last post by Kukri
-
- 26 Replies
- 1913 Views
-
Last post by AbdiCushite
-
- 12 Replies
- 1272 Views
-
Last post by Mk777
-
- 18 Replies
- 1780 Views
-
Last post by GeoSeven