dadka ku tilmaamaayo ahmed diriya qabiiliste? ahmed diriye asaga ayaaba isku magacaabay gudoomiyaha hawiye waaba shaqadiisa in oo kahadlo wax yaalaha ku aadan qabyaalada ama qabiilka.
ahmed diriya waxuu kasharaf badanyahay dadka isku tilmaamaayo culumo ama sheikh.
just least week xassan turki who claims to be a sheikh said this.
"Xasan Turki Qab qablayaasha Dagaalka waxaa ugu badnaa Abgaalka oo casimada ugu badan Cabdul -aahi yusufna dan kama laheen wuxuuna ugu danlahaa in aysan weligood isjeclaan oo aysan heshiin Dhagayso".
kasoo dhageeyso
caleyaale.com"
waxaa is weeydiin mudun sax miyaa?? qof shiekh ama culumu sheeganeeyso in eey kahadasho waxyaalaha ku aadan qabiilka??? waaba lagartee ahmed diriye shaqadiiso ayuu gudan marki oo kahadlo wax yaalaha ku aadan qabyaalada. lakiin kan isku tilmaamaayo culumo ama sheikh oo kahadlaayo qabyaalada kawarama hee? ceeb iyo xaraam soo maahan?? in qof culumo ama sheikh sheeganeeso in eey kahadasho wax yaalahaas camal??