HALYEEYADII SOOMAALIYEED

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Somaliman50
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5850
Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm

HALYEEYADII SOOMAALIYEED

Post by Somaliman50 »

Qaranimada Somaaliyeed waxey qireysaa in Shakhsiyaadka

Hoos ku Xusan ay yihin Muwaadiin ku sifoobeey Wadaniyad buuxda

iyo Halyeeynimo,Taariikhdana ka galay bogag dahab ah xurmo

Gaar ah iyo Maamuus sarre ka muteeystay Ummadoodda

1-Halyeey-Imaam Axmed Guray(AUN).

2-Halyeey-Sayid Maxamed C/Dulle Xassan(AUN).

3-Halyeey-Shiikh Bashiir(AUN).

4-Halyeey-Shiikh Xassan Barsane.(AUN).

5-Halyeey-Faarax Oomaar.(AUN).

6-Halyeey-Yuusuf Samatar.(AUN).

7-Halyeeyad-Xaawo Cusmaan(Xaawo Taako).(AUN).

8-Halyeeyadii-13-kii Aasaasayaashii SYL.(AUN).

9-Halyeey-C/Laahi Ciise Maxamuud.(AUN).

10-Halyeey-Maxamuud Muurre.(AUN).

11-Halyeey-Axmed Umal(axmed Aloore).(AUN).

12-Halyeey-Cabdi Shido Cali.(AUN).

13-Halyeey-Xaaji Maxamuud Dheere.(AUN).

14-Halyeey-Ex-Madaxweyne-Xurmadle-Aden Cadde.(AUN).

15-Halyeey-Ex-Madaxweyne-Xurmadle-Dr-C/Rashiir Cali(AUN).

16-Halyeey-Maxamed Somaali(Dhagax-Tuur).(AUN).

17-Halyadii-Lafoolle.(AUN).

18-Halyeey-Ismaciil Mirre.(AUN).

19-Halyeey-Abwaan-C/Laahi Suldaan Tima-Cadde.(AUN).

20-Halyeey-Abwaan-Xaaji Aden Af-Qalooc.(AUN).

21-Halyeey-Abwaan-Cusmaan Yuusuf Keenadiid.(AUN).

22-Halyeey-Abwaan-Barkhad-Cas.(AUN).

23-Halyeey-Abwaan-Careeys Ciise Kaarshe.(AUN).

24-Halyeey-Sh.Shariif Sh.Axmed.

25-Halyeey-Jen-Daa’uud Cabdulle.(AUN).

26-Halyeey-G/Le-Xalane.(AUN).

27-Halyeey-Dhamme-Maxamuud Dabgooye.(AUN).

28-Halyeey-Abwaan-Qaasim Hiloowle.(AUN).

29-Halyeey-Abwaan-Cabdulle Raage.(AUN).

30-Halyeey-Abwaan-Maxamed Warsame Hadraawi.

31-Halyeey-Makhtal Daahir.(AUN).

32-Halyeey-Maxamuud Axmed Cali.(AUN).

33-Halyeey-Macalin Jaamac.(AUN).

34-Halyeey-Dareen-Ismaaciil Jimcaale.(AUN).

35-Halyeey-Muuse Boqor.(AUN).

36-Halyeey-Xaashi Weheliye.(AUN).

37-Halyeey-Abwaan-Yuusuf Xaaji Aden.(AUN).

38-Halyeey-Abwaan-Khaliif Sh.Maxamuud.(AUN).

39-Halyeey-Abwaan-Maxamed Xaashi Dhamac(Gaariye).(

40-Halyeeyad-Madiina Jenaraal.

41-Halyeeyad-Asli Xasan Cabaade(Asli-Calansida).

42-Halyeeyad-Drs-Amina Saciid Cali.

43-Halyeeyad-Drs-Caashi Xaaji Cilmi.

44-Halyeey-Bilad Dahable-Cabdi Bile Cabdi.

45-Halyeey-Bilad-le-Cabdule Nuur Waasugge.(AUN).

45-Halyeey-Jaamac Max’ud Aden(Karaaciin).

46-Halyeey-Nuur Xuseen Cabdi(Nuur Jenyo).(AUN).

47-Halyeey-Garsoore-Yaxye Shuceeyb.(AUN).

48-Halyeey-Proff-Cabdi Ismaciil Samater.

49-Halyeey-Proff-Cusmaan Raabi.

50-Halyeey-Jaamac Kadiye Cilmi.

51-Halyeey-Abwaan-Enj-Maxamed Cali Cibaar.

52-Halyeey-C/Qaadir Yaxye Cibaar.(AUN).

53-Halyeey-Abwaan-Abshir Bacadlle.

54-Halyeey-Abwaan-Cali Mirre Cawaale.

54-Halyeey-Jen-Jaamac Maxamed Qaalib.

55-Halyeey-Danjire-Maxamed Jaamac Cilmi(MJ).(AUN).

56-Halyeey-Danjire-Shariif Saalax.

57-Halyeey-Abwaan-Cabdi Muxumud Amiin.

58-Halyeeyad-El-Fanaanad-Maryan Mursal Ciise.

59-Halyeey-Abwaan-El-Fanaan-Bashiir Cali Xuseen.

60-Halyeey-Abwaan-Xuseen Aw-Faarax.(AUN).

61-Halyeey-Abwaan-C/Lahi Qarshe.(AUN).

62-Halyeey-Sh.Maxamed Macaliin.(AUN).

63-Halyeey-Sh.Cali Soofi.(AUN).

64-Halyeey-Sh.Nuur Xuseen.(AUN).

65-Halyeey-Sh.Boqolsoon.(AUN).

66-Halyeey-Sh.Cumar El-Faaruuq.

67-Halyeey-Sh.Shariif Cabdi-Nuur.

68-Haleey-Sh.Maxamud Umal.

69-Halyeey-Sh.Maxamuud Diriir.

70-Halyeey-Sh.Daahir Aweeys.

71-Halyeey-Shiikh Fu’aad.

72-Halyeey-Proff-Sh.Ibrahiim Cadoow.

73-Halyeey-Proff-Ibrahim Abyan.(AUN).

74-Halyeey-Proff-Ibrahiim Meeygaag Samatar.

75-Halyeey-Dr-Maxamed Aden Shiikh.

76-Halyeey-Maxamed Cosoblle Cadde.(AUN).

77-Halyeey-Jen-Cilmi Nuur.(AUN).

78-Halyeey-C/Risaaq Xaaji Xuseen.

79-Halyeey-Axmed Cabdi Daahir(Axmed Shel).

79-Halyeey-Sh.Maxamuud Sh.Dalmar.

80-Halyeey-Farsahan-Amiin Caamir Cabdalla.

81-Halyeey-Abwaan-Saciid Saalax Axmed.

82-Halyeey-Maxamed Saalax Axmed(Charless).

83-Halyeey-Shiikh Mukhtaar.

84-Halyeey-Faarax Gaca-dhiig.(AUN).

Qaranimada Somaaliyeed oo Tusaale ahaan u soo qaadatay

Shakhsiyaadka qiimaha weyn leh waxayna qiraysaa in Kumayaal

kalle jiraan oo dhigooda ah, loona baahan yahay in Tusaale

Wanaagsan oo dhanka Wadaniyadda, Dal Jaceylka, iyo Dadnimo

Wanaag ku saleeysan laga qaato Halyeeyadda Somaaliyeed oo

Qeybo kala duwan iyo sida ku haboonba ugu adeegay Dadkooda

iyo Dalkooda Hooyo, Doorkoodii weynaa sharafta iyo Maamuska

Mudnaa ayaa Maanta loo baahan yahay, Intooda nool waxaan ku

Boorinaayaa in ay dadaalkoodda laba laabaan, Wacyi gelin,

Talo siin iyo Dhiiri-gelin Wadaniyadeed u fidiyaan Ummadda

Somaaliyeed oo maanta Marxalad adag, dhibkeeda leh ku jirta

ayna haboonta ku jiheentoodu difaacida Dalka, Isku Duubnida

Iyo Wada jirkoodda oo ah Tiraarka Aasaasiga u ah Jiritaanka

Dalkiina iyo Dadkiinaba:-

Umadyahay

*Culimaa’udiinka Waaweyn Garta oo Guta Doorkiina.

*Aqoonyahanka Caanka ah Dadaalkiina kordhiya.

*Abwaanadda Iyo Bahadda Sugaanta Maxaa Helay Kaalintiinii.

*Dhammaanteen Masaaliyadda Dayacan,Dhaliiluhu badan,Dalkii

Iyo Dadkiiba Waqti Cakiran,(hala Tooso)Somaaliyeey Toosa,

Raqba waa ku Rageeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeed,

(Tiiro Gaar Ah Magacyadu Halyeeyda Halkan laguma soo Wada

Koobi karaayo-Intaasuna waa Tusaalle Ahaan).
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”