Kulan aan caadi aheyn oo maalintii Jimcaha 1 May,2009 isugu yimaadeen golaha Wasiirada dowlad goboleedka Puntland ayaa si weyn looga falanqoodey misaniyada.
Kulankan ayaa waxa maanta shir guddoominayey Madaxweynaha DGPl Mud. Cabdiraxman Maxamed Maxamuud, waxaana goob joog ka ahaa Madaxweyne ku xigeenka Mud. Cabisamed Cali,waxaana soo xaadirey 40 Wasiir iyo Wasiir ku xigeeno ah, waxaana kulankasi goob joog ka ahaa xisabiyaha dawladda, agaasimaha guud ee maaliyada iyo agaasime waaxeedyada Wasarada Maaliyada.
Ansaxinta misaaniyada ayaa waxaa cod gacan taag ah ugu codeeyey 32 Wasiir, halka 8ka mid ahi ay yiraahdeen ilaa galabta aanu soo eegno.
Hadaba ka hor inta aan la ansixin miisaaniyada 2009 ayaa waxa kulankaasi warbixin ku aadan ku talagalka miisaaniyada 2009 ka hor akhriyey wasiirka wasaaradda Maaliyada Faarax Cali Jaamac wuxuuna yiri
http://www.garoweonline.com/artman2/pub ... LAND.shtml
Anigoo cuskanaya dastuurka iyo shurucda maaliyadeed ee u degsan DGPL, waxaa maanta1 May,2009 sharaf weyn ii ah inaan soo gudbiyo ku talagalka Miisaaniyadda sannadka 2009 iyo canshuur kordhin ku lifaaqan oo aan rabno in lagu sameeyo badeecadaha aan daruuriga ahayn si loo daboolo baahida kharash ee jirta. Dhaqaalaha siyaasadeed ee dawlad kasta waxa saldhig u ah labo arrimood oo kala ah siyaasadda ilaalinta lacagta iyo kharash iyo dakhli isu dheelitiran.
Innagu ma lihin siyaasad lacag ilaalineed oo xoog leh waayo Bangi dhexe oo lacagta ilaaliya ama sameeya ma lihin, sidaa darted budget-ka aan samaynaa ma noqon karo mid xaqiiqada dhaqale ee waddanka ka tarjumaysa maadama aysan jirin ilaalin dhab ah.
Qiyaasta Miisaniyada sannadka 2009ka la odorosay waxay dhan tahay Shso. 545 Bilyan oo iusgu jirta dakhli iyo kharash, halkii ay ka ahayd sannadkii hore 2008 Shso.363B,taas oo muujinaysa koror dhan Shso.182B,sida laga arki karo shaxda warbixinta ku jirta, waxa kale oo xusid mudan in Miisaniyada sanadkan 2009 ay u kala qaybsan tahay labo qaybood oo kala ah:
Qaybta Kowaad: Jannaayo ilaa April 2009, oo
Maamulka Puntland oo kordhin doonta mushaharka
Moderator: Moderators
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super
- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 607 Views
-
Last post by samadoon-waaxid
-
- 2 Replies
- 828 Views
-
Last post by abdi342
-
- 74 Replies
- 5520 Views
-
Last post by Warabaha
-
- 2 Replies
- 238 Views
-
Last post by afisoone
-
- 1 Replies
- 502 Views
-
Last post by Rabshoole
-
- 4 Replies
- 665 Views
-
Last post by KartiHaween
-
- 0 Replies
- 364 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 11 Replies
- 875 Views
-
Last post by CasualFarah
-
- 1 Replies
- 294 Views
-
Last post by hargaysaay