Iska hor’imaadyo kooban oo Muqdisho ka dhacey.
By Somalimirror on 11 May, 2009 12:27 PM in Main, Wararka
Iska hor’imaadyo kooban ayaa ka dhacey qeybo dhowr ah oo ka tirsan Magaalada Muqdisho kuwaas oo u dhaxeeya dhinacayadii Maalmihii ugu danbeeyay Dagaaladu u dhaxeeyeen.
Goobaha iska hor’imaadyada ugu xoogan ka dhaceen waxaa ka mid ah Isgoyska Fagax & Agagaarka Saldhiga Degmada Yaaqshiid, waxa sidoo kale iska hor’imaadkan qeyb ka ahaa Gaadiidka Dagaalka.
Barqanimadii Saaka sidoo kale iska hor’imaad muddo kooban socdey ayaa ka dhacey agagaaraha xaruntii hore ee Jaale Siyaad kuwaas oo u dhaxeeyay Ciidamada AMISOM ee halkaa ku sugan & ciidamo soo weerarey.
Qeybo ka mid ah Degmada Wardhiigley ayaa sidoo kale la sheegayaa inay ka dhaceen iska hor’imaad aan aad badneyn.
Dhamaan iska hor’imaadyadaas lama oga khasaara ka dhashey sida lagu helayo wararka madaxa banana ee la helayo.
Dhanka kale agagaarka Iskool Bolisiyo waxa uu iska hor’imaad kooban ku dhex marey labo ciidan oo ka wada tirsan kuwa DKMG ah, sida wararka lagu helayana waxaa iska hor’imaadkaa ku dhaawacmey hal askari. Lamase oga sababta isku dhaca keentay.
Guud ahaan Xaalada Magaalada Muqdisho ayaa degan marka loo eego sidii dhowrkii maalin ee la soo dhaafey ay aheyd.
It is time that the maxkamadah and govt troops starts beheading every shabaab terrorist they catch and every xisbul kufr.
__________________________________________________________________________________________________
Ciidamada DKMG ah oo Excontrol Afgoye la wareegay
By Somalimirror on 11 May, 2009 10:42 AM in Main, Wararka
Ciidamo ka tirsan kuwa DKMG ah gaar ahaan Ciidan Hoostaga Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa Goor Dhawey Qabsaday Isgoyska Ex-Control Afgooye ee Magaalada Muqdisho.
Saldhiga Ex-Control Afgooye ayey Galinkii Danbe ee Shay Qabsadeen Ciidamada Xarakada Al-Shabaab(la3natallah aleyhim) iyaga oo sida la sheegay Dib uga gurtay waqti hore oo Saaka ah.
Majirto wax Dagaal ah oo Goobta ka Dhacay Saaka mana jiraan wax Khasaare ah oo halkaa ka Dhashay waxana wararku Sheegayaan in Ciidamada Cabdi Qeybdii ay Dagaal la’aan Gaareen Goobtaas.
Faahfaahinta Dhacdadan iyo Wixii ku soo kordha Dib ayey Shabakada Warbaahinta Somalimirror idinkaga soo gudbin doontaa in Sha’allah.
Day 5: Battle for mogadishu continues
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Day 5: Battle for mogadishu continues
yaaad la jirta adigu 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Day 5: Battle for mogadishu continues
Iam with the mujahideen:
sh.sharif xafiduhullah
Cisse cadow
C/qadir cali cumar
Cumar xaashi
and many other brave warriors,may Allah bless them
sh.sharif xafiduhullah
Cisse cadow
C/qadir cali cumar
Cumar xaashi
and many other brave warriors,may Allah bless them

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Day 5: Battle for mogadishu continues
why do you support them.?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Day 5: Battle for mogadishu continues
Haqq is with them 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 494 Views
-
Last post by Coeus
-
- 4 Replies
- 51 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 2 Replies
- 287 Views
-
Last post by adanboy
-
- 19 Replies
- 2357 Views
-
Last post by union
-
- 11 Replies
- 854 Views
-
Last post by eyes-only
-
- 6 Replies
- 495 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 2 Replies
- 422 Views
-
Last post by Luq_Ganane
-
- 1 Replies
- 486 Views
-
Last post by Gamadid.
-
- 1 Replies
- 497 Views
-
Last post by Fale
-
- 1 Replies
- 359 Views
-
Last post by biko