The new Xoriyo Airways

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Suldaan_JC
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 558
Joined: Sat Feb 23, 2008 4:23 pm
Location: The City of Burao and London
Contact:

The new Xoriyo Airways

Post by Suldaan_JC »

Daamn boi its massive, and it looks good as well!!! check the pictures!!
http://berberanews.com/news.php?readmore=401
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: The new Xoriyo Airways

Post by Bohol iyo karaman »

wan ku dhaaran karaa in mulkuulaha xoriyo airline yahay Araab
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: The new Xoriyo Airways

Post by abdikarim86 »

is it because you saw edna aadan in the pics :lol:
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: The new Xoriyo Airways

Post by MrPrestige »

Edna Aden horta thats the ex wife of Egal AUN shes a good lady
User avatar
Suldaan_JC
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 558
Joined: Sat Feb 23, 2008 4:23 pm
Location: The City of Burao and London
Contact:

Re: The new Xoriyo Airways

Post by Suldaan_JC »

No its becuase he saw Wasiirka Cafimaadka... aniga kan la aqaane!!!!
User avatar
Aliyah99
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2604
Joined: Sun Sep 02, 2007 2:27 pm
Location: Burco - S/Land

Re: The new Xoriyo Airways

Post by Aliyah99 »

Damn that berbera heat, everyone in the photos is shiny :lol:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: The new Xoriyo Airways

Post by Siciid85 »

So how many of these are rented by Somalilanders.

1. Daalo
2. Star air
3. Suhuur
4.Xorriyo

any more??

I think Dahabshiil should roll out one of his own. You know expand a little beyond the money wiring bizz. They would be very succesful. I think Daalo air should be abolished or at least should get new carriers. It's flying fire bolt, damn frightening flight.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: The new Xoriyo Airways

Post by The_Emperior5 »

Guys we need an offical somaliland airliner owned by the state
Jsl airliner Jamhuuriyada somaliland. with our flag on it. :mrgreen: :sland:
Cawaandi_91
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 285
Joined: Wed Apr 08, 2009 7:05 pm
Location: Dhuumoodka Sibidhlay iyo kuraha dhayda leh,

Re: The new Xoriyo Airways

Post by Cawaandi_91 »

way dhaqaaqday lool

horta dawladan waa mid iska laxiifa! miyay iibsan kari wayday laba diyaaradood oo Special ah oo madaxda lagu qaado???

Airport-kana si fiican ma u dhisna! horta waxaan ogaa Waran cadde oo yidhaahda Airport ka hargeisa marmar iyo doog baan ka dhigayaa, wuu ku riyooday baan is idhi oo odayga manaam baa wax lagu tusay!

:clap:
User avatar
Somaliman50
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5850
Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm

Re: The new Xoriyo Airways

Post by Somaliman50 »

Horta Berbera waxay ila tahay magaalada ugu qurux badan markii waqooyiga dalka laga eego :up: . Bal iga warama taariikhda magaaladaasi.
Cawaandi_91
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 285
Joined: Wed Apr 08, 2009 7:05 pm
Location: Dhuumoodka Sibidhlay iyo kuraha dhayda leh,

Re: The new Xoriyo Airways

Post by Cawaandi_91 »

abakar20 wrote:Horta Berbera waxay ila tahay magaalada ugu qurux badan markii waqooyiga dalka laga eego :up: . Bal iga warama taariikhda magaaladaasi.
sxb Berbera waa magaalo dalxiiska ku haboon waxay magaaladu aad ugu hormartay dhinacayada Dekedda, Airportka, iyo wadooyinka magaalada oo si wanaagsan u dhisan, waxaan berbera laba week joogay ramadantii 2004-kii walahi aad ayaan uga helay. siiba dhinaca cuntada inkastoo ay ramadaan ahayd haddana magaalada iyo qaabkeedii weli maskaxdaydii way ku sawiran tahay,
cuntada waxaan ka cuni jiray Xeeb-soor and Al-hayat restaurants ....... intaa waxaa iisii dheeraa hablo xuural cayn aad moodo oo habeenkii maaweelada ku wanaagsan. Viva Berbera, Saaxil
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”