Page 1 of 1

Cajiib let me ask

Posted: Mon May 18, 2009 3:36 pm
by shaamboo
this to all SOmalilanders

you guys have been fighting for this so called Imaginary country i mean somaliland wax idin ictiraafey ma jiraa ?

Re: Cajiib let me ask

Posted: Mon May 18, 2009 3:47 pm
by Gatspy
Cajiib let me answer dee

We r no longer fighting, we've been doing pretty decent and at peace since early 90's. And this ictiraaf thing will come along whether its today or 83 yrs from now, just know that we'll be at it for all of those 83 yrs.

Re: Cajiib let me ask

Posted: Mon May 18, 2009 3:53 pm
by Ina Baxar
:clap: gatspy!

Re: Cajiib let me ask

Posted: Mon May 18, 2009 4:04 pm
by shaamboo
Gatspy wrote:Cajiib let me answer dee

We r no longer fighting, we've been doing pretty decent and at peace since early 90's. And this ictiraaf thing will come along whether its today or 83 yrs from now, just know that we'll be at it for all of those 83 yrs.

ouch gatspy
i admire your patriotism and willingness but 83 years damnn c`mon

Re: Cajiib let me ask

Posted: Mon May 18, 2009 4:24 pm
by kambuli
Shamboo,

Hadday Muqdisho sidan ku sii socoto..Ictiraafku wuu imanaya...

Re: Cajiib let me ask

Posted: Mon May 18, 2009 4:26 pm
by FAH1223
kambuli wrote:Shamboo,

Hadday Muqdisho sidan ku sii socoto..Ictiraafku wuu imanaya...
you support it?

Re: Cajiib let me ask

Posted: Mon May 18, 2009 4:26 pm
by kambuli
Maxay? Makala goynta?

Re: Cajiib let me ask

Posted: Mon May 18, 2009 4:31 pm
by FAH1223
kambuli wrote:Maxay? Makala goynta?
Ictiraaf

Re: Cajiib let me ask

Posted: Mon May 18, 2009 4:32 pm
by The_Emperior5
kambuli maxa xumma inay somalidu is raacdo oo meel iyo quwwaad xooog leh yeelato oo dunnida sharaftii ay ku lahayd ku soo noqotto, laakin is fahan la aan kartii la aan nacayb hayb ku salaysan aqoon la aan , iyo isku ogalaan iyo tanasul la aan , imika kambuli hadaan ku weydio somaliland anigu maxaan ku badasha , ciidna iga ma jawaabi karto, marka umma tan ilahay ha oo wadda gargaaro.

Re: Cajiib let me ask

Posted: Mon May 18, 2009 4:35 pm
by shaamboo
kambuli wrote:Shamboo,

Hadday Muqdisho sidan ku sii socoto..Ictiraafku wuu imanaya...

kam,
to be honest with you muqdisho needs some good cleaning and this is how it should happen

NUKE them all the entire country and we will start with decent falks

Re: Cajiib let me ask

Posted: Mon May 18, 2009 4:39 pm
by kambuli
Fah,

Maya.

Emperior,

Iminka xaaladdu sidey tahay, ka hadal ma leh...Laakiin haddii ay ka duwaanaan lahayd sidan ay maanta ku sugan tahay...

Somaliland waxaad ku beddalan lahayd ama aan sida saxa ah u idhaadee ku darsan lahayd "Somaalia" inteeda kale...Not in iminkaba cidi kaa horjoogto oo aadan aadi karin, laakiin way kala wangaasan tahay...Somalia oo isku duuban oo isu niyad san iyo inta yar ee aad sheeganayso. :up:

Shamboo,

Ilaahay waxba kuma aha inuu faraj usoo diro Somalia inta dhibto ka jirto. :up:

Re: Cajiib let me ask

Posted: Mon May 18, 2009 4:46 pm
by The_Emperior5
ummada koonfuurta somalia waxay oo bahantahay leaders fiican xata kambuli kuwa anaga naga tagga eeh koonfurta somalia taga dacaad uma shaqeyaan marka dad dacaad oo shaqeyneyn aya meesha haysta.

eeg ciid neceb ma jirto somali oo xoog leh oo quwaad ah leh africa iyo asia ba lugu sharfo, laakin wax la tabaan karra maha imika haday hagaagto na dad gaara jecel inay one man show ka dhigtaan ama dadka koonfuurta somalia daggan ha noqdaan ama kuwa gobolada dhexe.

laakin muhimadu iyo ugu danbeyntu waxa weyaan la ghaadho meel ay somalidu nolol fiican ku wada nolaan lahayeen , ay dadka faraha badan eeh dhimanaya lajoojio , laakin nin gurigiisa gubanaya ayaa ku leh somaliland ma gooii karto war gurigaagii bagubanaya maxa somaliland ka gallay tada hagaajiiso lugu ma karrayo.
imika wadankaygii hadaan ku noqdo wax iga maqan hada ma jirto gurigaygaii hargeysa waka dhiisanyahay bahal landcruiser na wa hor yaala. :mrgreen:

Re: Cajiib let me ask

Posted: Mon May 18, 2009 5:28 pm
by The-Screw
you can't really help but admire them laakin...they're all on the same page on this. good for them, :up: