Football banned in Merca

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Somaliman50
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5850
Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm

Football banned in Merca

Post by Somaliman50 »

Wararka inaga soo gaaraya magaalada Marka ee xarunta Gobolka Sh/hoose oo ay gacanta kuhayaan Kooxda Alshabaab ayaa sheegaya in ay mamnuuceen cayaarta kubadda cagta.

Mid kamid ah Cayaartoyda kusugan Magaalada Marka ayaa u sheegay Shabakadda Wararka ee Mareeg in markii gacan ku heynta magaalada ay la wareegeen ay ku wargeliyeen dhalinta in ay kubadda iska cayaaraan lakin aysan qaadan surwaallada gaagaaban.

Todobaadkani dhexdiisa ayay gebi ahaanba mamnuuceen Alshabaab in wax la yiraahdo Kubad aanan lagu arki Karin magaalada Marka isla markaasina ciddii cayaareysa oo lagu qabto in tallaabo laga qaadi doono.

Lama garanayo sababta dhalisay xilligan in Kooxda Alshabaab ay diidaan in ay dhalinyarada kubadda cagta ku cayaaraan magaalada Marka maadaama kubadda la ogsoon yahay in ay xaaraan noqoneyso marka qamaarka lagu cayaarayo lakin dhalinta ay u cayaaraan jir dhis ahaan.

Kooxda Alshabaab ayaa sida muuqata sharciga xoogga ah ee dadka ay ku hayaan u muuqa kuwa nac siinaya diinta Islaamka isla markaasina kahorkeenaya dadka in ay si naseexo ah u qaataan kudhaqanka Shareecada Islaamka.


http://mareeg.com/fidsan.php?sid=12214&tirsan=2
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Football banned in Merca

Post by AhlulbaytSoldier »

It is a paradise to be ruled by shabaab: cutting off hands,stoning women,forbidding somali culture,introducing wahabi way of life and killing everyone who disagrees with them. A paradise! :down:
User avatar
SummerRain
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17320
Joined: Tue May 08, 2007 11:41 am

Re: Football banned in Merca

Post by SummerRain »

:shock: Who does that? Thats just absurd.
User avatar
Elan Morin Tedronai
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 820
Joined: Wed Jan 18, 2006 11:55 am

Re: Football banned in Merca

Post by Elan Morin Tedronai »

hutuking,

dont be a fool. if you bothered to research a bit you will know that the wahabis have no problem with football. there's a saudi football team after all.

this news story is just fake
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”