Beesha ogaden do they have a sultan

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Beesha ogaden do they have a sultan

Post by The_Emperior5 »

Beesha ogaden do you guys have a sultan a ugaas caaqil or any sort of saldanad what is his name was his father sultan which reer of the ogaden ayaa saldanada iidin haysa
i heard your boqor is called jalaf jalaf ma run baa something like that :lol:
Queen_Arawello
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6096
Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
Location: Aware and Dhagax-Buur

Re: Beesha ogaden do they have a sultan

Post by Queen_Arawello »

We have Sultans, we have Ugaaso heck we even have Kings :lol: :clap: :clap:

Reer Cabdulle ba Sultaanimo iyo Ugaasnimo no hayo :clap: :clap:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Beesha ogaden do they have a sultan

Post by The_Emperior5 »

The name of your sultan ma taqana his father goormay saldanadu bilaabmatay is he the sultan for ogaden oo dhan misse just reer cabdulle do you have suldaan guud boqor guud also for absame mise iyaku wa different
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Beesha ogaden do they have a sultan

Post by The_Emperior5 »

Does any one know?
User avatar
KUUSH
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1369
Joined: Thu Jun 14, 2001 7:00 pm
Location: L A

Re: Beesha ogaden do they have a sultan

Post by KUUSH »

The_Emperior5 wrote:Does any one know?
what difference it will make yo, if we tell yo dump idoor.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Beesha ogaden do they have a sultan

Post by The_Emperior5 »

i wane know if you guys have a sultan or not if you dont know take your xaabo ass out of here orodo futtada tigrayga ka soo iibi :lol:
User avatar
KUUSH
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1369
Joined: Thu Jun 14, 2001 7:00 pm
Location: L A

Re: Beesha ogaden do they have a sultan

Post by KUUSH »

The_Emperior5 wrote:i wane know if you guys have a sultan or not if you dont know take your xaabo ass out of here orodo futtada tigrayga ka soo iibi :lol:
Waryaa Majnuun Idoor ma kat la, aan baa ku haysa. i thought yo were in luv with tigre, did they dumped yo asses after 20yrs of riding yo asses for free.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Beesha ogaden do they have a sultan

Post by The_Emperior5 »

sxb hadanad ka soo jawaabii karayn suaasha i wont free your sister from the tigray that you have to do your own, i hope they dident inpregnent her yet :lol: waxba waxay ku dhasha na tiradaad ku buuxsan doonta :mrgreen:

so if you dont know the question or the sultan of beesha ogaden then iska fadhiso oo dhidhibso
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: Beesha ogaden do they have a sultan

Post by Faranacab »

An open-minded historians, sociologist and politicians of beesha dominated the Sultans, Ugaas, Uqaals, or elders. Moreover, considering that beesha inhabits Somalia, Kenya and Ogadenia or as matter fact that it is like a nation, it has more than one Sultan, Aqil or Ugaas.

Your qoustion is misleading, adeer.
Last edited by Faranacab on Mon May 25, 2009 9:16 am, edited 1 time in total.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Beesha ogaden do they have a sultan

Post by The_Emperior5 »

well every clan does have lots of caaqils salaadin garaado but they also have suldaan guud for all beesha absame i am looking for him.
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: Beesha ogaden do they have a sultan

Post by Faranacab »

You asked for Beesha Ogaadeen, not Absame.

It's still misleading. See the title of your thread?
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Beesha ogaden do they have a sultan

Post by The_Emperior5 »

beesha ogaden jiidwaaq kuma jiiro

suldaanka guud eeh beesha ogaden wayoo reer cabdulle i heard what is his name is he suldaanka guud and how many suldaans where before him ma reer kale hay jiiray is there not a history on that,
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: Beesha ogaden do they have a sultan

Post by Faranacab »

If you want the history of beesha Ogaden , which I'm sure you already know, but are blinding yourself of, go to Ogadenia and you will find all you need! Besides you have to understand that no one is going to lecture you about deep histories of one beel, as we are not here for discussing clans & clanism.

Don't be confused dear lad...
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Beesha ogaden do they have a sultan

Post by ina aadan »

The_Emperior5 wrote:Beesha ogaden do you guys have a sultan a ugaas caaqil or any sort of saldanad what is his name was his father sultan which reer of the ogaden ayaa saldanada iidin haysa
i heard your boqor is called jalaf jalaf ma run baa something like that :lol:
Ugaaskii guud ee Ogaden ama Absame oo dhan wuu dhintay aun 2007
Wuxuuna ahaa Ugaas Cabdulaahi Ugaas muxumad Ugaas Xaashi
1.Ugaaska beesha Tolomoge Ugaas Cabdi Ugaas Muxumed Qani
2.Ugaaska Beesha Cawlyahan Ugaas Maxamed Qorane (somalia)
3.Ugaaska Beesha Cawlyahan Ugaas Diiriye Ugaas Askar (Ogadenia)
4.Ugaaska Beesha Bahgeri Ugaas C/raxmaan Xasan Cumar
5.Ugaaska Beesha bahgei Ugaas Cali Buulle Cismaan
6.Suldaanka Beesha Maqaabul Suldaan Faarax Suldaan Max’ed (somalia)
7.Suldaanka Beesha Maqaabul Reer suldaan Ruuleed(ogadenia)
8.Suldaanka Beesha Maxamed Zubeer Suldaan Cabdi Cali Sokor(somalia)
9.Suldaanka Beesha Ree Isaaq Suldaan Cali
10.Garaadka Beesha Ree Ishaaq Gaarad Xassan
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Beesha ogaden do they have a sultan

Post by ina aadan »

Saldanadii Ogaadeen
Inta eeynaa dhex xuluulan taariikhda aabo-gaadh siiska ah ee saldanadan ku saabsan, waxaan jeclaan lahaa inaan carrabka ku dhufto In Beesha Absame maamuul ahaan hoos imaan jirtay Jidwaaq oo markaa madaxtooyo culustu aheyd Garaad Faarax Ileey, Garaad WiilWaal, Garaad Faarax-Wiilaal.

Daarood Ahaan gabigiiba waxaa la fadhiyay Dhulka maanta loo yaqaan Barriga Soomaaliya, In mudo ah ka dib, Isku khilaaf la isku khilaafay hogaanka daarood, Jilib Walba gooni utashid yuu ku foofay, Harti halkoodii bey ku hadheen, Absamena waa soo guuray. Sahanka waxaa hor socday nin ah (Maqaabul - Reer Sacad ) Ninkaas sida lagu qiyaaso, wuxuu dul yimid meel la dhahp " TULI" Tuli waa duleedka magaalada qabridahare, gobol ahaana waa geyaanka Qoraxeey. Ninkaasi aad buu ugu riyaaqay meesha uu arkay, aad buuna ugu helay iney ku qasabtay inuu ka maansaado, Cudur daar Owgii anagoon heyn laakin isku dayeyna, sidatan ayuu yidhi ( Meel geela doog uleh,Adhiga saaq uleh Faraska Daaq u leh ) Mana dhana maansadu ee la soco. Markaas absame wuxuu fadhiyaa oo reeruhu isu-daba-jeedis yihiin Ilaa Doollo iyo Qoraxey.

Mudo loo gaadho 17 garaad halkaas yaa la fadhiya oo maamuulka laga hogaan qaadanayay Jidwaaq Absame. Xili ey ku sugantahay Dhamaadkii maamuulkaas, siyaasadii la doonaba ha abuurto arintaasiye, waxaa dhacday in nin Ogaadeen absame ah uu ku xujoobay inuu keeno Maal fara badan boqortooyada Jidwaaqna ugeeyo mudo loo gaadho wakhti cayiman. Ogaadeen waa tashaday, Nin baa istaagay oo yidhi maahmaah ma hadho ah ( Dhowrkii Tashataba, Talo kasoo baxday .... ) Ogaadeen Inuu maalkii wakhti cayiman loogu qabtay inuu celiyo, Ma celin ee intaa la moodahayay inuu ku maqnaa arintii, Hub uruursi yuu hoosta ka galay iyo is abaabul. Wax jidwaaq laga war sugaba, Wakhtigii Ogaadeen loo qabtay oon la gaadhin , Waxaa islaayay Jidwaaq dhexdeeda oo dagaal laxaad leh ka dhex dhacay, cududadoodiina eey badankood ku go'een, Ogaadeen markii loo yimidna wuu ku gacanseydhay inuu xoolihii horray looga codsaday bixiyo. Halkaas oo hadana dagaal cusub ka bilowday, Saldanadii Absamena gabi ahaanteedba eey ku burburtay.

Intaasu waxey aheyd, Hordhicii taarikhda Saldanadii Ogaadeen ee Absame maamushay, iyo Jilibyo Kale oo daarood, oo xiligaas ka dhawaa Deggaanka saldanadu Ku sugantahay.

Aan ku Bilowno Saldanad aan wakhti badan socon, ooynu ugu magac darnay " Ugaas Guuleed" Guuleed waa Ogaden, Khaasatan Reer Cabdille. Sey dooniba ha ahaatee, Maamuulkiisii Markii dadka badankii uriyaaqi waayeen, Waxey noqotay In walaalkii oo Ah Ugaas Xirsi Ugaas Khalaf uu ku soo boodo Hogaanka Maamulka Saldanada Absame iyo Jilibyada daarood ee gayaanka ka dhow. Ugaas Xirsi Ugaas Khalaf sidii ayuu ku dhameystay Maamuulkiisii, Marka Ugaas Xirsi Ugaas Khalaf Wuxuu Lahaa Shan wiil oo lagu kala magacaabi Jiray Warfaa , Samatar, Kooshin, Sharmaarke, Faarax . Warfaa iyo Samatar Waxey ahaayeen Mataano, Dhalashadii eey soo dhalanhayeen, Ama nidhaahno Xiligii Foolashada eey uurka Hooyadood Allaha unaxaristee eey kasoo socdeen, Warfaa Yaa Far lasoo Hor baxay, Fartii Ayaa Warfaa dun lagaga xidhay, Si,aan isaga iyo samatar loo kala garan waayin.Warfaa Far soo xar baxsasho yuu yeesay, Samatarna soo hor dhicid yuu yeeshay, Oo samatar isagaa aduunka ka hor yimid Warfaa. Mar hadey sheekadu saas aheyd, Mataano la yahay, Ragganimona aan wax la is dheereyn, Labadoodii Yaa isu soo sharaxay Booskii Aabahood Ugaas Xirsi Ugaas Khalaf. Absame waa ka fadhiistay arintaas oo geed yaa loo waabay , Waxey arintii Cakirantaba Dhalashadoodii eey soo dhalanyihiin yaa dib la isu tixraacay, Nina wuxuu ku dooday Farteeyda yaa aduunka kaa hor timid, Nina Wuxuu Ku dooday ani oo dhan fartaada mooyee yaan aduunka ka hor imid. Waxey socotaba Ninkii Jidhkiisa qeyb ka mid ah usoo hor baxday oo Ugaas Warfaa ah yaa la siisay saldanadii Absame Hogaan inuu unoqdo, Sidii Ayuuna ugu noqday, Ugaas Warfaana sidii Aabihii Ugaas Xirsi Ayuu halkii Maamuulkii Hagaagsanaa Kasii Waday oo ku dhameystay Wakthtigiisii.





[Wax ka bedel] BurBurkii Saldanadii Ogaadeen & Absame.
Hadana Waxeynu guda galeynaa Burburkii Saldanadii Ogaadeen Iyo Absame. Warfaa Mar haduu saldanadii soo waday oo uu wakhtigiisii halkaa ku dhameystay, Waxey noqotay oo la isku af gartay gabi ahaan beeshii absame in Samatar Ugaas Xirsi la siiyo, Halkii Ayuuna Ugaas Samatar Ugaas Xirsi Ku soo fadhisatay saldanadii Ogaadeen iyo absame. Isla waayidiiba waxaa bilowday xinif iyo is fahan la,aan ku sal dhiganeysa Cinqilaab iyo Kursi Aabo Jecleysi. 12'kii wiil ee Ugaas Warfaa Yeeshay oo markaa inta hanaqaaday eey ahaayeen Nuur Ugaas Warfaa, Magan Ugaas Warfaa, Cilmi Ugaas Warfaa, Khalaf-Cigale Ugaas Warfaa, Caraale Ugaas Warfaa. Ilma Ugaas Warfaa waxey go,aan ku gaadheen iney adeerkood Ugaas samatar Ugaas Xirsi eey Ka riixdaan Saldhiga Hogaanka Beesha Ogaadeen. Mar hadey saas aheyd Ilma Warfaa waxey bilaabeen abaabuul hoose iyo ictiraafo hoose ooy markaa dadka ku soo jiidaneyn, Si kastaba ha ahaatee, Maalin maalmaha ka mid ah Magan Ugaas Warfaa ayaa geed ugu tagay uu fadhiyay Nuur Ugaas Warfaa, Nuurna waa ninka lagu tilmaamo Inuu ahaa curadkii Ugaas Warfaa, Inkastoo Dadka qaarkiiba sheegan In Khalaf-cigale ahaa curad. Magan geedkii buu ugu yimid Nuur, Halkaasna Ayaa shax la jeexday oo lagu maansooday sida dhaqan u aheyd Ogaadeen. Magan yaa ku horeeyay maansada ( In Naagteydii Iyo Saldaneydiiba Nin Kala igdheysto, Ma Nuuraan ahay buu yidhi ) Nuur baa ku xigsaday oo si xasaasi ah uuga jawaabay eydeentaas magaciisii Nuur ahaa Loogu maansooday qaab dumar ahaan oo ah " Ma nuuraan ahay" ..... Nuur wuxuu ku jawaabay ( Hadal malagii galay inaan idhaah Ma Maganaan Ahay) Adu wax maansadii la wadaba ooy intaas naga soo gaadhay, ooy dibna caraale iyo Cilmi, Khalaf-cigale ka yimaadeen, Go,aan waxaa la gaadhay ah in adeerkood Ugaas Samatar la dilo. Magan markuu maansooday wuxuu magacaabay erey ahay " Ninka Naagteydii Igdheystay"... Naagtaasu waa dhuubo oo kasoo jeeday Qabiilka Xawaadle, Ugaas Warfaa ayaa dhintay Iyadoo islaantaasi U doonantahay, Sidaas owgeed sidii dhaqanka islamka iyo dhaqanka somaliba waxaa islaantii guursaday Ugaas Samatar. Ilma Warfaa markey Go,aanka noocaas ah gaadheen ee Ugaaskii Ugaas samatar ahaa Marna Adeerkood ahaa, Lagu eedeeyay inuu saldanad iyo naag isku darsaday midna eeyna sax aheyn inuu heysto intey noolyihiin. Xaalku markuu Halkaa marahayo, Arin yaa la isku duwday oo waxeey dheheen adeerkeen eeynu Arin been ah ooynu inagu sheegnay uqabsane, Hadalkaasuna ha noqdo ( Adeerow maxaad u tidhi ilma warfaa Inaan Jabbada ka raro Mooyee, iyagu Iskama rari Karaan, Eeynuna makhraati Been gashano, Nin hada magaciisu naga maqanyahay, Laakin lagu sheegay In aabo abtirsi inuusan ka fogeyn oo ka dhashay Qabiilka Reer Higis )

Magan ayaa la diray oo islaantii gurigii ku booqday, Weydiiyayna hadal noociisuu ahaa ( Away Adeerkay Samatar ) Islaantii garan maayo bey tidhi, Islaantii waxeey dareentay cadhada ka muuqata Magan Ugaas Warfaa, Halkaas ooy ku xaqiiqsaday, Magan inuu ahaa nin aad u xaraga badan oo ka leexda GalGalinta, Cumaamad xiligaas madaxa la saaran jirayna saaran jiray. laakiin markaas uu gura ugu yimid labadii sheey ee magacan caadada u aheyd ma sameyn, Galgalintii aqalkeeda horteeda aheyd yuu soo maray isagoon madaxa cumaamad ku wadan. Halkaas mar hadey islaantii xaqiiqsatay inuu wax jiro, fadhi uma yaalo, Wiil Ina samatar ah yeey uyeedhay ooy tidhi Hooyo , Magan baa hada ii yimid, Wajigiisana ilaahay ha inaga xijaabee, Kheyr kama muuqan. Wiilkii Toori buu la booday, Geedkii ayuuna ugu tagay ilma warfaa iyo Ugaas samatar iyo ninkii reer higis oo murmahaya, Ninkii reer higisna uu Ugaaska ku makhraati been furahayo, waaseey sheekadu udhacdaye. Wiilkii oo tooridii wata yaa aabihii daba fadhiistay, Nuur Warfaa oo hor fadhiya Ugaas samatar yaa dareemay toorida wiilka ina samatar ahi wato, Markaasuu Yidhi, War toorida ii dhiib aan qodoxda iskaga bixin mahayo, Hadii la is daba marsaday dhowr hadal oo ah Kuu dhiibi mahayo iyo war ii dhiib, Ugaas samatar oo udhexeeyay oon isaggu khadku meeshu ku dambeyn war ka aheyn, Yaa wiilkiisii ku amray inuu ina adeerkii Nuur Ugaas Warfaa udhiibo toorida, Wiilka Ina Ugaas samatar ahaa , isagoo ka xun fara madhnaanta ayaa soo fiiqay tooridii xaqa nuur oo raaciyay hadal ah ( Iga hoo Dhuunta la iska galidan ) , Nuur Warfaa Tooridii haduu gacanta ku dhagay, Hadalkaasna wiilkii Ina ugaas samatar ahaa kasoo yeedhay, Waxbaba ma sugina, Ugaas Samatar Buu Dhuunta kaga shubay, Halkaas Ayuuna Ugaas Samatar Ku Geeriyooday, Laguna Aasay Xeradii Taliska Korkeeda " Fooljeex" Kooshin Ugaas Xirsi, Ayaa soo dhex galay arintii oo xag aabe kala dhashay Ugaas Warfaa Iyo Ugaas Samatar , Ilma Ugaas Warfaaga Wax dilayna Adeer ugu quman.





[Wax ka bedel] Saldanadii DagDag ahaan Isku dhex Qasantay
Ugaas Kooshin Ugaas Xirsi ayaa halkaas Ugaasnimadii Ku qaaday laguna caana shubtay, wuxuu shiriyay Odayadii iyo Julub culustii Ogaadeen Iyo Daaroodba, Waxaana la isku af gartay In Ilma Ugaas Warfaa laga takhaluso oo qoorta loo guduudiyo, Arinkii oo halkaa marahaya, Ayaa Waxaa Geedkii soo hor moray nin socoto ah oo riti wata, Ninkaas oo ka dhashay isna Ogaadeen ( Reer sacad ). Kooshin Ugaas xirsi ayuu gees ula faqay oo weydiyay arinta, Mar haduu Ninkii socotadaa ahaa sheekada la qabad siiyay , wuxuu Kooshin Ugaas Xirsi ku waaniyay ( Ugaas Kooshinoow Inta Ilma Ugaas Warfaa noolyihiin, Nina usoo mohon mahayo saldanadaada, Laakin Maalinka aad leyso Ilma Ugaas Warfaa, Bini Aaadam iska daayee, Geedaha iyo xayawaanka yaa kuu soo mohon) Halkaas murti inteeda la eg yeeynu ka dhandhansan karnaa oo ah raggii kuugu xigay markaad, leyso nin aan kuu xigan unbaan ku cinqilaabi. Ugaas Kooshin hadalki ninkii reer sacad ayuu ogaalaaday oo macquul la noqday, Wuxuusa go,aansaday in Ilma Ugaas Warfaa lamasaafuriyo oo Gayaanka uu ka talin hayo laga fogeeyo oo markaas fadhiisin ku ahaa Doollo iyo Qoraxeey oo ah khaasatan Xero-Xun,Todobada Goglood , Ceel Ogaadeen, Shilaabo. Ilma Warfaa Waxey Yimaadeen Banaadir , Halkaas ooy mar labaad xulufo ka sameysteen iyo Cinqilaab hor leh oo ina Ugaas Kooshin ey dilaan Mar Labaad. Umasase suurto galin, Ugaas Kooshin Sidii Ugaas Warfaa AYuu saldanadii si caadi ah udhameystay una geeriyooday. Ilma Warfaa ood moodo inuu Sugidii Jagadii Aabahood ka tagay soo celinteeda eey ku dheeraatey, Dhiig badanna eey udaadiyeen, Ayaa waxey xulufo labaad la noqdeen Ninkii reer sacadka ahaa ee Ugaas kooshin kula taliyay inaan la leyn Iyaga. Ninkii Ayeey dheheen Noo soo waran Ugaas Kooshin mar haduu dhintay, Ninka Kale ee isu soo sharaxa Ugaasnimada Ogaadeen iyo Absameba. Waxeyna kula taliyeen Ninkii unuu geedka Ugaaska cusub loogu caana shubahayo inuu khudbad dheer ka jeediyo, Iyagguna eey meel aan aad uga fogeyn isku abaabulaan. Ninka ugaasnimada cusub isu soo sharaxay wuxuu noqday Ugaas Kooshin Wiil Uu dhalay oona hada sixi karin inuu AHaa Nuur Ugaas Kooshin Iyo inuu Ahaa Guuleed Ugaas Kooshin. Ninkii geedkii sidii lagu soo tashaday ayuu ka jeediyay khudbadii dheereyd, Nin shacabkii ka mid ah ayaa istaagay oo yidhi ( War meesha miyaa la isku caana shubahayaa, Mise rag maqan baa la sugahayaa ) isagoo wax dareemay markaas. Ilma Warfaa Iyo ciidamadii eey soo abaabusheen yaa soo galay xeradii , Halkii Ayeeyna Ku Dileen Ina Ugaas Kooshin. Ima Ugaas samatar Ugaas oo markaa qaarkood da yaraayeen, Cilmi Ugaas Warfaa Ayaa balan qaaday inuu hayo Ma daama eey aabahood dilleen caruurta ilma adeerkood ahna eyna jirin meel eey ku beylihayaan. Saldanadii hadana waxaa isku qabsaday Ugaas Cilmi Ugaas Warfaa Iyo Ugaas Magan Ugaas Warfaa, Waxey socotaba Burburkii dabada dheeraa ee Saldanada Absame, Waxey in mudo dheer ah ku nasatay Ugaas Nuur Cubudhiye, Halkaas oo igu dambeyn isna uu ku sababmay Gacan Ogaadeen, Oo cowlyahan dileen.

Dib hadaan ugu noqono dilkii Ugaas samatar, Waxaa ka maansooday Xirsi Injiif Ugaas samatar oo yidhi ( Waayeel jiraaba waa inagge, Leeb iyo qaansada inoo dhiga ) oo ka muuqato murti culus. Maansadii ku xigtayna waa markii uu aarsaday ee uu dilay ninkii soo koriyay ee ahaa Ugaas cilmi Ugaas Warfaa , isaggo daba u dhigaya uu cilmi ku horeeyay maansada ee uu yidhi ( War hashu maangkeeyga gadaye, ma maansaar bey liqday ) Xirsi injirina markuu dilay Ugaas cilmi yidhi ( Caa caa cabaad geele, Caga yare ma kaa raayay ).
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”