Puntland Education Minister Upset At Tfg

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Cusmano
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 920
Joined: Sat Apr 18, 2009 2:38 am
Location: Qardho

Puntland Education Minister Upset At Tfg

Post by Cusmano »

Puntland oo Cabasho ka muujisay deeq laga helay caalamka oon wax lagasiin

Wasaarada waxbarashada DGPL ayaa deeq waxbarasho oo loogu talagalay Somaliya oo gaareysa 100 Arday oo ay bixisay dalka Yemen ay dowlada soomaaliya ay soo martay waxaa ay ka muujisay cabasho xoogan .

Wasiirka waxbarashada Puntland oo manta shir Jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa waxaa uu kaga warbixiyay cabashada ay soo saartay wasaarada Waxbarashada Pl isagoo sheegay in cabashada DGPL ay tahay deeqda laga helay dalka yemen oo aan sidii loobaahnaa aan loo qeybin .

“Waxaan cambaareyneynaa Deeq waxbarasho oo ay dowlada Yemen ugu deeqday Dalkan Soomaaliya islamarkaana dhamaan loo weeciyay Muqdisho, waxaana aduunka ama umada Soomaaliyeed ogeysiineynaa in aysan xaq aheyn wixii lagu helay magaca Soomaalida in aan la qeybsan oo dad qura ay afka u dhigtaan” sidaasi waxaa yiri wasiirka waxbarashada Puntland C/faarax Juxa.

Wasiirka ayaa waxaa sidookale uu ugu baaqay dowladaha Deeqaha Siinaya Soomaaliya in ay u xaqsooraan laf ahaantooda looguna qeybiyo Soomaaliya 3qeybood oo u ku sheegay, Puntand Somaliland iyo South Somalia/koonfurta Somalia.

Waxaana arintan ay tahay markii ugu horeysay oo ay Puntland cabasho ka muujiso arin ku aadan deeq waxbarasho oo la soo gaarsiiyay Soomaaliya islamarkaana Muqdisho un ku koobmatay.

C/naasir Yaasiin Salaad
SBCInternational- Garoowe
Source: http://www.allsbc.com/view.php?articleid=10654

Well i knew something like that this would happen with the federal ripping puntland off in some way either thru 250 million they got or this education scam...yemen is giving somali scholarships and scholarships are going to hamar...Puntland education minister wants it fair so that puntland, somaliland, koonfuur all can have their correct portions...I am worried if the oil that is drilled will be controlled by federal government and used to built abgaal palaces...If they are doing this with scholarships, can u imagine what they will do with oil?... :shock:

we want to be fair and ur partners in the south want to be greedy..waxaan maxaa lagu sameye waa amazing..Sad story indeed... :roll:
Last edited by Cusmano on Mon May 25, 2009 9:37 am, edited 1 time in total.
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: Puntland Education Minister Upset At Tfg

Post by gemini07 »

All the more reason to leave the Bastards to rot.

Incompetent ,Corrupt Leadership :down:
User avatar
Cusmano
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 920
Joined: Sat Apr 18, 2009 2:38 am
Location: Qardho

Re: Puntland Education Minister Upset At Tfg

Post by Cusmano »

It is getting very worrysome, because sharif is not mentioning it and not doing anything about it..It makes u wonder if he even cares :x
User avatar
Cusmano
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 920
Joined: Sat Apr 18, 2009 2:38 am
Location: Qardho

Re: Puntland Education Minister Upset At Tfg

Post by Cusmano »

Mohamed Harti was mentioning that somalia should become sort of like yugoslavia...they were once 1 country and then had big war and separated into bosnia, serbia, croatia, and kosovo....and their indepedent nations...

I prefer somalia become Uk model of wales, scotland, northern ireland, and england federal system...made of 4 regional states with autonomy...and still united as one country under the federal london parliament...I really would like to see that happen, but i don't know if that's realistic anymore..
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: Puntland Education Minister Upset At Tfg

Post by gemini07 »

The Solution


Image
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Puntland Education Minister Upset At Tfg

Post by The_Emperior5 »

yeah between yoocade and garowe i am for it :up:
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: Puntland Education Minister Upset At Tfg

Post by gemini07 »

Image

On each End :som: :up:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Puntland Education Minister Upset At Tfg

Post by The_Emperior5 »

Image

take it or leave it :lol:
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: Puntland Education Minister Upset At Tfg

Post by gemini07 »

We always get what we want .Cidna Siyaasad Nagama badiso

Ilma Isaaq - Misse Harti (North Eastern Daarood) Such A tough choice . :P
User avatar
Cusmano
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 920
Joined: Sat Apr 18, 2009 2:38 am
Location: Qardho

Re: Puntland Education Minister Upset At Tfg

Post by Cusmano »

Emperior is that the deal u offer...take it or leave it? we leave it...prepare for war...oh yeah gemini send a few boys from puntland to awdal for visit to gain an alliance with rayaale n his clan..rayaale joins our forces and the other dirs join us so can oppress the isaaq and let rayaale n his tribe have dictatorship over somaliland forever.. and in return we get our lands back..fair deal to me.i know rayaale is a focking hunguri weyn mothafocka and only thinks about himself..and he will be more then willing to oblige :lol:
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Puntland Education Minister Upset At Tfg

Post by MrPrestige »

gemini07 wrote:We always get what we want .Cidna Siyaasad Nagama badiso

Ilma Isaaq - Misse Harti (North Eastern Daarood) Such A tough choice . :P


:P gemeni mj got enough land there - sool and sanaag is isaaq - :up:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Puntland Education Minister Upset At Tfg

Post by The_Emperior5 »

Cusmano wrote:Emperior is that the deal u offer...take it or leave it? we leave it...prepare for war...oh yeah gemini send a few boys from puntland to awdal for visit to gain an alliance with rayaale n his clan..rayaale joins our forces and the other dirs join us so can oppress the isaaq and let rayaale n his tribe have dictatorship over somaliland forever.. and in return we get our lands back..fair deal to me.i know rayaale is a focking hunguri weyn mothafocka and only thinks about himself..and he will be more then willing to oblige :lol:

what will ina riyaale benefit from Mejeerteen ball ii sheeg ileen mejeerteenku siyasada way ka dhacsanyihin anaga ma abgaal baad na moodeen oo aad ku oran jiirteen habargedir ba xun idinka fiican war anagu amaanta kama helno :lol: waleh mejeerteen way oo dhamaatay harti iyo waxani goorma la ga tagay isku doon ba ma saarnidd dadkan aad is barbar wadiid :mrgreen:
User avatar
Cusmano
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 920
Joined: Sat Apr 18, 2009 2:38 am
Location: Qardho

Re: Puntland Education Minister Upset At Tfg

Post by Cusmano »

Emperior...see every person has something called greed..and rayale has alot of it...if rayale is promised leadership forever and his comfy chair.. then we will work out deal for him so that can happen, after all its not about adaa ficaan iyo qofkas baa xun...its about giving the man something all men desire power, wealth and respect...and im sure we can couple a plan for him in order to achieve that...maybe something like this...rayale we tell him to put martial law on sland and if they move one bit...all the northern hartis and dirs and ethiopia will come and wipe them out...so behave and let rayale rule or die will be isaaq ultamatum..

So that will make the forces respect rayale order for the sake of their ppl survival...if he is assasinated, ethiopia n puntland come in put a dir man in power and say "dadkan native ayey uu ahaayeen dhulkan iyo ayaga inay uu taliyan weeye" after all sland claim is all about historical RIGHT? so we might just use that historical card and say war dirta is the native an ishaaq came from arabia...so we want to see justice and see dir ruling the land.. :lol: ...it will alot better planned then this but thats only 5 minutes of thinking on it...
osman-k
Posts: 38
Joined: Sat Aug 30, 2008 12:50 am

Re: Puntland Education Minister Upset At Tfg

Post by osman-k »

Cusmano wrote:
Puntland oo Cabasho ka muujisay deeq laga helay caalamka oon wax lagasiin

Wasaarada waxbarashada DGPL ayaa deeq waxbarasho oo loogu talagalay Somaliya oo gaareysa 100 Arday oo ay bixisay dalka Yemen ay dowlada soomaaliya ay soo martay waxaa ay ka muujisay cabasho xoogan .

Wasiirka waxbarashada Puntland oo manta shir Jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa waxaa uu kaga warbixiyay cabashada ay soo saartay wasaarada Waxbarashada Pl isagoo sheegay in cabashada DGPL ay tahay deeqda laga helay dalka yemen oo aan sidii loobaahnaa aan loo qeybin .

“Waxaan cambaareyneynaa Deeq waxbarasho oo ay dowlada Yemen ugu deeqday Dalkan Soomaaliya islamarkaana dhamaan loo weeciyay Muqdisho, waxaana aduunka ama umada Soomaaliyeed ogeysiineynaa in aysan xaq aheyn wixii lagu helay magaca Soomaalida in aan la qeybsan oo dad qura ay afka u dhigtaan” sidaasi waxaa yiri wasiirka waxbarashada Puntland C/faarax Juxa.

Wasiirka ayaa waxaa sidookale uu ugu baaqay dowladaha Deeqaha Siinaya Soomaaliya in ay u xaqsooraan laf ahaantooda looguna qeybiyo Soomaaliya 3qeybood oo u ku sheegay, Puntand Somaliland iyo South Somalia/koonfurta Somalia.

Waxaana arintan ay tahay markii ugu horeysay oo ay Puntland cabasho ka muujiso arin ku aadan deeq waxbarasho oo la soo gaarsiiyay Soomaaliya islamarkaana Muqdisho un ku koobmatay.

C/naasir Yaasiin Salaad
SBCInternational- Garoowe
Source: http://www.allsbc.com/view.php?articleid=10654

Well i knew something like that this would happen with the federal ripping puntland off in some way either thru 250 million they got or this education scam...yemen is giving somali scholarships and scholarships are going to hamar...Puntland education minister wants it fair so that puntland, somaliland, koonfuur all can have their correct portions...I am worried if the oil that is drilled will be controlled by federal government and used to built abgaal palaces...If they are doing this with scholarships, can u imagine what they will do with oil?... :shock:

we want to be fair and ur partners in the south want to be greedy..waxaan maxaa lagu sameye waa amazing..Sad story indeed... :roll:

With a population of less than a millions people why will puntland be equal to konfur daa..u must be out of your mind...be contempt to be a minority state controled by pirates...
osman-k
Posts: 38
Joined: Sat Aug 30, 2008 12:50 am

Re: Puntland Education Minister Upset At Tfg

Post by osman-k »

Cusmano wrote:Emperior is that the deal u offer...take it or leave it? we leave it...prepare for war...oh yeah gemini send a few boys from puntland to awdal for visit to gain an alliance with rayaale n his clan..rayaale joins our forces and the other dirs join us so can oppress the isaaq and let rayaale n his tribe have dictatorship over somaliland forever.. and in return we get our lands back..fair deal to me.i know rayaale is a focking hunguri weyn mothafocka and only thinks about himself..and he will be more then willing to oblige :lol:

U see im not going to insult all mj because of ur stupidity but if u think that samarone could do anything accompany with all other dir u must be out of your mind....riyalle clans hal of them dont like because they're seing the truth of what hes good for?--nothing- because he has never build anything in borame beside his wife mansion...more investment goes to isaaq cities than anywhere else..hes there bcuz of some hungry isaaq ex-faqash that are doing his bid becuz hes showering them with money...so they only live in one city that its less than gabileh..

secondly cisse are less than a black men in alaska..i mean cmon have u ever been to the only place theylive in somaliland? seylac and u know who livse there a sub clan of cisse only cuz the overwhelming majority of cisse lives in galbeed..so the only subclans that lives there are called cisse xoreneh...so when ur saying that puntland will make an alliance against somaliland that is the biggest joke of the year...horta let mj pass thru habar jeclo and let dir passe thru jabril abokor then you could have ur say.. they join SNA before against us and they were the first onie crying for peace after the war wven tou we havent done none to them YET...and u could thing they will take a chance with puntland with less power and less population than SL...heck if theyre suicidal they will take a chance and they wont be any dir in somaliland.. 8-)


waliba saying we will get ur lands back...well is good to know that ur acknowledging our superiority...

so once again like my man emperior said take or leave and please dont delete this post cuz we let this fantasy princess cusmano say whatever he feels like in SL section...freedom of expression and I like putting him back into his place...
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”