Page 1 of 1

Noble Prime Minister Sharmarke on All-Africa Tour

Posted: Thu May 28, 2009 10:17 am
by Cusmano
Image
Image
Image
Image
Image
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo u amba baxay Liibiya (Daawo Sawirrada)

Khamiis, May 28, 2009(HOL): Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka ka dhoofay Garoonka Aadan-cadde International Airport, isagoo ku sii jeeday magaalada Tripoli ee dalka Liibiya.

Ra’iisul wasaaraha ayaa waxaa safarkiisan ku wehliyay wasiirrada Dib u dhiska iyo Waxbarashada, Xuseen Ceelaabe Faahiye iyo Wasiirka Waxbarashada C/llaahi Sheekh Maxamuud (Waayeel) iyo Sarakiil ka tirsan xafiiska Ra’iisul wasaaraha oo ay ka mid ahaayeen Yaasiin Muuse Boqor iyo Cawaale Cali Kullane.

Kulankan oo ka furmi doona dalkaasi Liibiya maalinta berri ah oo ay taariikhdu ku beegan tahay (29.05.2009) ayaa la filayaa inuu socdo ilaa 30-ka bishan May, iyadoo la filayo inay ka soo qeybgalaan dalalka ka tirsan Saahil oo kala ah, Somalia, Nigeria, Sudan Senegal, Mauritania, Mali, Burkina Faso, Niger, Chad iyo Ethiopia.

Ajendaha ugu weyn ee shirkan ayaa noqon doona arrimaha ku aaddan Caafimaadka iyo dhaqanka, waxaase la filayaa in si weyn diiradda loogu saaro arrinta Somalia, gaar ahaana taageero ay dalalkani u fidiyaan dowladda Soomaaliya, sida arrimaha Amniga, Dhaqaalaha, Dib u dhiska, Waxbarashada, iyo Caafimaadka.

Ra’iisul wasaare Sharmaake ayaa la filayaa inuu khudbo halkaasi ka jeediyo, taasoo uu ku sharaxayo arrimaha dalka Somalia iyo sida ku haboon ee loo taageeri karo dowladda Somalia, waxaana sidoo kale la filayaa inuu kulamo gaar gaar ah la qaato madaxda dalalkaasi iyo kuwa dalka Liibiya.

Hiiraan Online News Desk
http://www.hiiraan.com/news/2009/May/wa ... 8-6595.htm

Excellent Job Prime Minister, Somalia needs economic,education, health alliances with our brothers on the african continent... :clap:
Why is it Puntland has to get Sharif $250 million brussel funding, before that he was getting chump change $5000 here and $10 000 there...isn't the president supposed to lead the country, it seems like he is not leading anything but being led himself the dameer abgaal...anyways good job to real leader sharmarke.. 8-)

Re: Noble Prime Minister Sharmarke on All-Africa Tour

Posted: Fri May 29, 2009 12:02 pm
by GaroweOnline
I personally know and believe that Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke is the only educated person in the TFG, he is the only politician and its so sad to see the man who is currently calling himself "the president of Somalia" aka Shariif la soo gamey used to be an X Xalwadle.....kikikkikikikikiki :lol: :lol: . Cumar should leave TFG and provide his good services to Puntland, where it will be greatly appriciated.

:som: god bless Puntland and its citizens

Re: Noble Prime Minister Sharmarke on All-Africa Tour

Posted: Fri May 29, 2009 12:29 pm
by sheekh-Farax-zero
I personally know and believe that Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke is the only educated person in the TFG,
No he's not ,, Beenta jooji , it's no good for your caafimaad.

Re: Noble Prime Minister Sharmarke on All-Africa Tour

Posted: Fri May 29, 2009 12:38 pm
by Cusmano
after farole....I think as political tool we should elect someone from warsangeli or dhulbahante to lead puntland so we can get their support in las canod..but after that, i think sharmarke should run for office in puntland..

Re: Noble Prime Minister Sharmarke on All-Africa Tour

Posted: Fri May 29, 2009 12:41 pm
by gemini07
The Next President is lkajiir or Dr Saleebaan Ciise :up:

Re: Noble Prime Minister Sharmarke on All-Africa Tour

Posted: Fri May 29, 2009 1:08 pm
by Cusmano
Gemini as long as they come from one of the other darod tribes..it's all good..we just can''t have mj after mj taking the leadership xaq ma ahan..wa dictatorship...we need to display that all puntlander regardless of clan can lead the state...and the multi party will definitely fix that...ppl will start electing based on merit...seeing what the candidate can do for them rather then looking at their clan...

Re: Noble Prime Minister Sharmarke on All-Africa Tour

Posted: Fri May 29, 2009 1:27 pm
by GaroweOnline
<<<<<nin aan u jawaabin wax ma garatada iyo waxbayahayda

Re: Noble Prime Minister Sharmarke on All-Africa Tour

Posted: Fri May 29, 2009 1:27 pm
by GaroweOnline
<<<<<nin aan u jawaabin wax ma garatada iyo waxbayahayda

Re: Noble Prime Minister Sharmarke on All-Africa Tour

Posted: Fri May 29, 2009 2:51 pm
by Ayub21
ina sharmarke is our boy he is not going anywhere soon.