Taasaa La Leeyahay!!!!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Taasaa La Leeyahay!!!!

Post by kambuli »

Bergii ay soo baxday heesta la yidhaahdo:
"Somaaliyey toosoo, toosoo isku tiirsada"

Ayaa nin sakhraansan oo dhadhacaya wuxuu ku tiirsaday nin kale, saa ninkiiba iska tuurey ooiska riixey isaga oo wejigiisa ay cadho ka muuqato;

Ninkii sakhraansaanaa ayaa yidhi:

"Taasaa la leeyahay ha isku tiirsato" :down:

Hadda, bal Ilaahabaan idinku dhaarshee, waxa aad isku xagxagnaysaan eega...MOD Somalinet..Markaas imayanu ula yaabaynaa kuwa isku madhiyaan Madaxtinimada Somaaliya?

Taasaa la leeyahay wax haku heshiiso :down:
User avatar
Skippa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5606
Joined: Thu May 15, 2003 7:00 pm

Re: Taasaa La Leeyahay!!!!

Post by Skippa »

:lol: :lol: I think wey iska kaftamayaan... :up:
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Taasaa La Leeyahay!!!!

Post by Babygirl- »

Weey washteen..
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Taasaa La Leeyahay!!!!

Post by Keyse_0208 »

Babygirl- wrote:Weey washteen..
Correction Wey Waasheen :up:



Approved Message
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Taasaa La Leeyahay!!!!

Post by kambuli »

Skippa,

Waa "goolaaftan" miyaa :up:

Keyse,

OO xagaad shaqadaydii iiga qaadday? :lol: Wixii far Somali sixid ah anigaa iska lahaaye...

Babygirl,

You doing good wallee...Kuwa adiga ku laa'leg waxay iska dhigaan wax aan kelmad af Somali ah odhan karin :lol: :up:
Ureysoo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4010
Joined: Sat Jun 11, 2005 5:42 pm
Location: Garowiyo Galkacyo, Gelaadiyo Reer Godey Dhaanto laxidhay, Garrisa Gadhayo, Allo Kismayo aan Tagay
Contact:

Re: Taasaa La Leeyahay!!!!

Post by Ureysoo »

Kaftan Ma Aha, Ee Wa Naga Dhab. Sadax Qof Baan Sii Xun Oo Inkaaray, Talo Ma Oo Jeedi Balaayadu, Wax Ma Gaaray?. Hadaan Oo Dhawaan Lahaana, Plastic Baan Ku Kor Melt-gareeyn Laha, Xaasidnimada Anigu Ku Indho Adkeeysanayo....
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Taasaa La Leeyahay!!!!

Post by Babygirl- »

Ureeyso maxa ka hadleeysa? :lol:

Kambuli & Keyse, i like using Somali more. :up: i know it aint perfect. :lol:
Ureysoo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4010
Joined: Sat Jun 11, 2005 5:42 pm
Location: Garowiyo Galkacyo, Gelaadiyo Reer Godey Dhaanto laxidhay, Garrisa Gadhayo, Allo Kismayo aan Tagay
Contact:

Re: Taasaa La Leeyahay!!!!

Post by Ureysoo »

Babygirl- wrote:Ureeyso maxa ka hadleeysa? :lol:

Kambuli & Keyse, i like using Somali more. :up: i know it aint perfect. :lol:
Dee, Somalideeynu Inaan Beer Adagnahay Baan Xaqeeyjina, Lol....
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Taasaa La Leeyahay!!!!

Post by Dhaga Bacayl »

kambuli wrote:Bergii ay soo baxday heesta la yidhaahdo:
"Somaaliyey toosoo, toosoo isku tiirsada"

Ayaa nin sakhraansan oo dhadhacaya wuxuu ku tiirsaday nin kale, saa ninkiiba iska tuurey ooiska riixey isaga oo wejigiisa ay cadho ka muuqato;

Ninkii sakhraansaanaa ayaa yidhi:

"Taasaa la leeyahay ha isku tiirsato" :down:

Hadda, bal Ilaahabaan idinku dhaarshee, waxa aad isku xagxagnaysaan eega...MOD Somalinet..Markaas imayanu ula yaabaynaa kuwa isku madhiyaan Madaxtinimada Somaaliya?

Taasaa la leeyahay wax haku heshiiso :down:
I thought you were gonna say..TAASAA LA LEEYAHAY HA IS RAACDO :lol:
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Taasaa La Leeyahay!!!!

Post by Babygirl- »

Ureeyso i re-read it, Xasiidsanida. :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”