Isagoo mar kale hanjabaadII uu caanka wata ayuu doonayaa inuu ku soo laabto magaalooyinka, Jubooyinka waa sida hadalka loo soo tabiyayee, Qab Qable bare waa caan wuxuuna caan ku noqday 8 sanno ee uu joogay Magaalada Kismaayo ee dadka deegaanku Somalinimada qiimaynayeen.
Saaxiibo wuxuu la ahaan jirey Rag badan oo ka mid ahayeen, Goobaale, Seerara, Qanyare, Muuso Suudi, Maxamed Dheere, Dabageed, dhamaan kuwaas ahaa Qab qablayaashii isku wakhtiga bar baareen. dhamaan ragan nin ku fakarayaa ma jirto qaabka uu bare ku fakaryo.
Bare wuxuu Ciidaan in mudo ah ku aruursanayay Doolow halkaas oo mar Ciidamada Itoobiya ku xireen kadib markii subax hore oo alays ah la damcay inuu kala qayb qaato, Orad ciidanka balse uu sheegay inu yahay Odey wayn oon ordi karin balse saraakiisha tigreegu ka diideen.



Qorshahan Cusub ayuu bare ku sheegay inuu kaga Faidaysan inta Ciidamada Jubooyinka ee Xasan Turki ku mashquul san yihiin Gobalada Banaadir, taas oo noqotay Sir ka fakatay.
Soo gunaanad oo waxan eegi doonaa Meesha bare soo gaaro