Page 1 of 3

Barre attempting to return.

Posted: Tue Jun 02, 2009 12:50 am
by hanqadh
Bare Hiiraale oo caan ku ahaa Indha adayga ayaa sheegay inuu ku laaban Magaalada Kismaayo, taas oo dad badan la yaabeen balse Damacu qofka bili aadanka ah mar ayuu god galiyaa. Bare waxaa mudo laga waayay Saaxada Siyaasada Somaliya Magaciisaa iyo hadal hayntiisii badnayd.

Isagoo mar kale hanjabaadII uu caanka wata ayuu doonayaa inuu ku soo laabto magaalooyinka, Jubooyinka waa sida hadalka loo soo tabiyayee, Qab Qable bare waa caan wuxuuna caan ku noqday 8 sanno ee uu joogay Magaalada Kismaayo ee dadka deegaanku Somalinimada qiimaynayeen.

Saaxiibo wuxuu la ahaan jirey Rag badan oo ka mid ahayeen, Goobaale, Seerara, Qanyare, Muuso Suudi, Maxamed Dheere, Dabageed, dhamaan kuwaas ahaa Qab qablayaashii isku wakhtiga bar baareen. dhamaan ragan nin ku fakarayaa ma jirto qaabka uu bare ku fakaryo.

Bare wuxuu Ciidaan in mudo ah ku aruursanayay Doolow halkaas oo mar Ciidamada Itoobiya ku xireen kadib markii subax hore oo alays ah la damcay inuu kala qayb qaato, Orad ciidanka balse uu sheegay inu yahay Odey wayn oon ordi karin balse saraakiisha tigreegu ka diideen. :lol: :lol: :lol:

Qorshahan Cusub ayuu bare ku sheegay inuu kaga Faidaysan inta Ciidamada Jubooyinka ee Xasan Turki ku mashquul san yihiin Gobalada Banaadir, taas oo noqotay Sir ka fakatay.

Soo gunaanad oo waxan eegi doonaa Meesha bare soo gaaro

Re: Barre attempting to return.

Posted: Tue Jun 02, 2009 12:58 am
by Captain24
Bare wuxuu Ciidaan in mudo ah ku aruursanayay Doolow halkaas oo mar Ciidamada Itoobiya ku xireen kadib markii subax hore oo alays ah la damcay inuu kala qayb qaato, Orad ciidanka balse uu sheegay inu yahay Odey wayn oon ordi karin balse saraakiisha tigreegu ka diideen. :lol: :lol: :lol:

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: That crack me up

Re: Barre attempting to return.

Posted: Tue Jun 02, 2009 1:18 am
by CoolPoisons
Cagdher, the boogiy man's gonna return

once he returns Turki and the Cagdhers will be karbashed with a whip in public

Re: Barre attempting to return.

Posted: Tue Jun 02, 2009 1:19 am
by Captain24
^ is he doing this in his cave? Odeyga delusional buu ku noqday godka Dollow ku yaala. :lol: :lol:

Re: Barre attempting to return.

Posted: Tue Jun 02, 2009 1:30 am
by hanqadh
:lol: :lol:

Cool before you get to cagdheer capture ghetto from amiirka jubooyinka and gedo Turki :up: :lol:

barre is a charcter one of my fav warlords :up: :lol:

Re: Barre attempting to return.

Posted: Tue Jun 02, 2009 1:55 am
by CoolPoisons
hangadh be afraid . be very afraid

Cagdhers Cagdhers what U gonna do what U gonna do when the Jubaland army come for U

Re: Barre attempting to return.

Posted: Tue Jun 02, 2009 2:05 am
by hanqadh
BAree misse's
Living in the (ghetto)and
Eating in the (ghetto)or
Sleeping in the (ghetto) (ghetto)
Cause thats the life when ur
Living in the (ghetto)and
Eating in the (ghetto)or
Sleeping in the (ghetto, ghetto, ghetto)


:up: :lol:

kaneeca iyo gumeysi habashi baa odeyga ku dhishey dolow he should just retire and sip tea with his siyad era buddies in qaahira

Re: Barre attempting to return.

Posted: Tue Jun 02, 2009 10:51 am
by Garbo_Gedo
Halka inuu qof ogaadeen ihi ka hadlo ma mudna.Ogaadeenoow ordoo gabdhaha ogaden ee Soomali galbeed ee Ethiopianku garacyada ku wada abuureen ka xoreeya.

Re: Barre attempting to return.

Posted: Tue Jun 02, 2009 10:55 am
by Addoow
is barre part of the islamic government??

Re: Barre attempting to return.

Posted: Tue Jun 02, 2009 5:51 pm
by BaasAbuur
Barre Hiiraale still makes cagdheers cower in fear. :up:

Re: Barre attempting to return.

Posted: Wed Jun 03, 2009 3:06 pm
by snoop12
Lol Barre makes Cagdheers cry on national radio :up: :lol: remember shukri :P

Re: Barre attempting to return.

Posted: Wed Jun 03, 2009 3:34 pm
by precious_dyme
What is it to you donkey? move it :arrow:

Re: Barre attempting to return.

Posted: Fri Jun 05, 2009 9:02 am
by Nabeela
precious_dyme wrote:What is it to you donkey? move it :arrow:
:lol:

Re: Barre attempting to return.

Posted: Fri Jun 05, 2009 2:47 pm
by snoop12
precious_dyme wrote:What is it to you donkey? move it :arrow:
you should make a Caano boore joke, that always gets to them :lol:


i will tell my kids about that story :lol: is it not tragic, they are so directionless rebelling against their leader Barre?, its because their "wax garad" all disastrously meet their end, looking for Sugar at the bottom of the river :lol:

Re: Barre attempting to return.

Posted: Fri Jun 05, 2009 5:38 pm
by guhad122
If someone can die from shame and humiliation, it has to be Barre Huuraale. Being a coward warlord, he is shameless though....

:lol: :lol: :lol: :lol: Ilka-Yar kids....Walaahay I heard in Waamo and Jooray and Kismaayo, the Absame fighting age teens come up with amazing pickup lines for hooking up with girls like "Barre aa soo socdee, hub aas noo soo wadaa, aniga hubkaas aan kaa bixinaa, Aabahaaa Afjeex muu rabaa mise Dabo-laab" :lol: :lol: :lol:
How can people be scared of you if you are being used as a pickup line....
I am not lying I fall off my chair when this Joorey kid frm Kismaayo told us that story..... :clap: :clap: :clap: