Indhacadde & Qeybdiid Preparing to Attack Lower Shabelle
Moderator: Moderators
- Shirib
- SomaliNet Super
- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Indhacadde & Qeybdiid Preparing to Attack Lower Shabelle
Indhacadde iyo Cabdi Qeybdiid oo La Sheegey inay isu Diyaarinayaan Weerar ay ku Qaadaan Shabeellada Hoose.
Muqdisho SSMC-Wararka laga helayo ilo lagu soon yahay ayaa sheegaya in Cabdi Qeybdiid iyo Indhacadde ay Madaxweyne Sheekh Shariif ka dhaadhiciyeen inay weeraraan Gobolka Shabeellada Hoose oo ay goyaan Jidka soo gala magaalada Muqdisho ee soo Mara Afgooye,waxana la xaqiijiyey inay diyaarsadeen Ciidamo fara badan.
Warka ayaa intaas ku daray in Indhacadde u yeertey Malleeshiyaadka la shaqeyn jirey markii uu ka talinaayey Gobolka Shabeellada Hoose,iyadoo malleeshiyaadkaas iskugu jiraan kuwa Beeshiisa iyo kuwo kale oo ka tirsan dadka deegaanka oo u shaqeeysta qaad iyo calooshooda.
Ciidamada labada nin ayaa la sheegayaa in lagu diyaarinayo Jaziira iyo qeybo ka mid ah Degmada Dharkeenlleey ee magaalada Muqdisho,tallaabada ay Dowlladdu qaaddey ayaa marnaba laga soo dhoweyn doonin Gobolka shabeellada Hoose,waxayna taasi keeni kartaa inay Shacab fara badan oo taageersan Dowlladda.
Warqabadka SSMC Somalia
Aadam Cusmaan

- suga_n_spice
- SomaliNet Super
- Posts: 8513
- Joined: Mon Nov 03, 2003 7:00 pm
Re: Indhacadde & Qeybdiid Preparing to Attack Lower Shabelle
this topic should be moved
and it's ur fault im not .......

and it's ur fault im not .......

- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super
- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: Indhacadde & Qeybdiid Preparing to Attack Lower Shabelle
it looks that Sh/shariif gave them green light to attack sh/hoose,,or it's party of the deal
that Sh/indhacade joined the goverment.
that Sh/indhacade joined the goverment.
- Shirib
- SomaliNet Super
- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: Indhacadde & Qeybdiid Preparing to Attack Lower Shabelle
U should be studying, get out of my topic 

- suga_n_spice
- SomaliNet Super
- Posts: 8513
- Joined: Mon Nov 03, 2003 7:00 pm
- Shirib
- SomaliNet Super
- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: Indhacadde & Qeybdiid Preparing to Attack Lower Shabelle
U know I heard from a source that there was a deal that Indhacadde would be made governor of both Shabelle's if he joined the governmentsheekh-Farax-zero wrote:it looks that Sh/shariif gave them green light to attack sh/hoose,,or it's party of the deal
that Sh/indhacade joined the goverment.

can't verify if it is true or not though
- SummerRain
- SomaliNet Super
- Posts: 17320
- Joined: Tue May 08, 2007 11:41 am
- Shirib
- SomaliNet Super
- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: Indhacadde & Qeybdiid Preparing to Attack Lower Shabelle
suga_n_spice wrote:make me

do u even know what we're talkin about?
- Xaaji_Xundjuf
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1790
- Joined: Tue Jan 29, 2008 2:29 pm
- Location: Desert Nomadic
Re: Indhacadde & Qeybdiid Preparing to Attack Lower Shabelle
sh dalxiis helping the warlords war meeshii way khariibantahay waleh. 
ina qudhundoon niyo kaasii maba dhinto.

ina qudhundoon niyo kaasii maba dhinto.

- Shirib
- SomaliNet Super
- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: Indhacadde & Qeybdiid Preparing to Attack Lower Shabelle
Ismahan123 wrote:Wa jihad.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Indhacadde & Qeybdiid Preparing to Attack Lower Shabelle
Mujahidka weyn Sh. indhacadde xafiduhullah and abdiqeybdiid (hafiduhullah)will either receive victory from Allah swt or the martyrdom 
Let them march in Allah´s name while defending law of Jalla Wa Alaa.

Let them march in Allah´s name while defending law of Jalla Wa Alaa.
Last edited by AhlulbaytSoldier on Wed Jun 03, 2009 3:27 pm, edited 1 time in total.
- Shirib
- SomaliNet Super
- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: Indhacadde & Qeybdiid Preparing to Attack Lower Shabelle
HutuKing01 wrote:Mujahidka weyn Sh. indhacadde xafiduhullah and abdiqeybdiid (hafiduhullah)will either receive victory from Allah swt or the martyrdom
Let them march in Allah´s name while defending his shariahlaw.

- suga_n_spice
- SomaliNet Super
- Posts: 8513
- Joined: Mon Nov 03, 2003 7:00 pm
Re: Indhacadde & Qeybdiid Preparing to Attack Lower Shabelle
noShirib wrote:suga_n_spice wrote:make me![]()
do u even know what we're talkin about?

i don't read this kinda stuff saxiib, but i will see myself out

Re: Indhacadde & Qeybdiid Preparing to Attack Lower Shabelle
Shirib Rer Shabelle waa lagu kibire walee
you guys should fight Indhacadde with your full force of Alshabab and destroy this man, he wants to enslave Somalis living in lower shabelle and its unacceptable.

you guys should fight Indhacadde with your full force of Alshabab and destroy this man, he wants to enslave Somalis living in lower shabelle and its unacceptable.

- Shirib
- SomaliNet Super
- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: Indhacadde & Qeybdiid Preparing to Attack Lower Shabelle
Isuga_n_spice wrote:noShirib wrote:suga_n_spice wrote:make me![]()
do u even know what we're talkin about?![]()
i don't read this kinda stuff saxiib, but i will see myself out

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 81 Replies
- 380 Views
-
Last post by Ayub21
-
- 0 Replies
- 10103 Views
-
Last post by libaaxyare
-
- 2 Replies
- 257 Views
-
Last post by Murax
-
- 30 Replies
- 5871 Views
-
Last post by zumaale
-
- 0 Replies
- 1520 Views
-
Last post by Rambie
-
- 73 Replies
- 13077 Views
-
Last post by TAATIKO
-
- 0 Replies
- 1773 Views
-
Last post by sahal80
-
- 93 Replies
- 16197 Views
-
Last post by oxymoron
-
- 17 Replies
- 3961 Views
-
Last post by abdi ilyas