Ciidamo Itoobiyaan hubeysan oo Soo galay deegaano ka mid ah Gobolka Bakool
Wararka ka soo baxaya degeenka Ceelbarde ee gobolka Bakool ayaa waxay ku waramayaan in meel u jirta deegaankaasi 6Km lagu arkay ciidamo Itoobiyaan ah oo aad u farabadan islamarkaana ku Hubeysan hubka culculus .
Sida ay xaqiijiyeen dad ka tirsan Deegaanka oo iyagu soo arkay ciidamadaasi , ayaa waxay gaarayaan islamarkaana ay kor u dhaafayaan boqolaal iyagooku raran gaaduudka dagaalka oo tiradooda lagu qiyaasay 30.
Sidookale wararka ayaa waxay intaasi ku darayaan in ciidamadaasi Itoobiyaanka ahi ay weheliyaan kuwo Soomaali ah oo ka tirsanaa Maamuladii gobolada Baay iyo Bakool ee dowlada FKMG ah ee Soomaaliya mudo bilo ka horna dagaal looga qabsaday gobolada Baay iyo Bakool.
Warar aan ka soo xiganay dadka deegaanka Ceelbarde ayaa sheegay in ay ciidamadaasi soo galeen gudaha degmada Ceelbarde kana adeegteen suuqyada deegaankaasi iyagoo ku xiran dharka lagu yaqaan e tuuraha.
Hadalheynta dadka ayaa waxay noqotay maanta arintan iyada ah iyadoo sidookale la hadal hayo in ciidamadan ay kulugleeyihin Masuuliyiinta Maamuladii Gobolada Baay iyo Bakool oo iyagu dhowalahanba ku sugnaa gudaha degmada Ceelbarde.
Isku soo wada duub oo Ibaatinka Ciidamadan Itoobiya qeybo ka mid ha Gobolka Bakool ayaa waxay ku soo aadeysaa xili hadalo kulul ay hawada isku marinayeen maamulkii hore ee Gobolada Bay iyo Bakool iyo masuuliyiinta xarakada Alshabaab ee gobolka Baay kusugan.
Max’ed Xaaji Xasan Abuukar
SBC International Baydhabo
Ethiopian troops invade bakool
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Xaaji_Xundjuf
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1790
- Joined: Tue Jan 29, 2008 2:29 pm
- Location: Desert Nomadic
Re: Ethiopian troops invade bakool
They are in Hiiraan and Bakool now, Will Sheikh Sharif say anything about this?
Re: Ethiopian troops invade bakool
bakool is not in the hands of the islamic government,alshabab must go and fight them if they have the balls instead of pissing in mogadishu mosques.
- Xaaji_Xundjuf
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1790
- Joined: Tue Jan 29, 2008 2:29 pm
- Location: Desert Nomadic
Re: Ethiopian troops invade bakool
Addoow wrote:bakool is not in the hands of the islamic government,alshabab must go and fight them if they have the balls instead of pissing in mogadishu mosques.
Wrong the government of somalia is sh hotel they are responsible what happens in Somalia. they should do everything to protect Somalia from aggressors even al shabaab how can u say let alshababa fight them if you are fighting them already.
- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super

- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: Ethiopian troops invade bakool
Nothing Shiekh about Sharif, his practicing pure politics and somewhere along the way lost his morals and principals. Such a shame 
Re: Ethiopian troops invade bakool
Xaaji_Xundjuf wrote:Addoow wrote:bakool is not in the hands of the islamic government,alshabab must go and fight them if they have the balls instead of pissing in mogadishu mosques.
Wrong the government of somalia is sh hotel they are responsible what happens in Somalia. they should do everything to protect Somalia from aggressors even al shabaab how can u say let alshababa fight them if you are fighting them already.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 21 Replies
- 2468 Views
-
Last post by Shirwac_1
-
- 1 Replies
- 649 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 1 Replies
- 69 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 4 Replies
- 1475 Views
-
Last post by gurey25
-
- 80 Replies
- 6079 Views
-
Last post by MaDaRkIcIs LiBaAx
-
- 13 Replies
- 1552 Views
-
Last post by Colonel
-
- 3 Replies
- 761 Views
-
Last post by Diyeeshaha_Tolka
-
- 11 Replies
- 1458 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 7 Replies
- 1096 Views
-
Last post by Caytame