Garaad ka cusub ee Besha Jamac Siyaad...

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Garaad ka cusub ee Besha Jamac Siyaad...

Post by Babygirl- »

Image

Garaad Jamaac Garaad Ismaciil..

:clap: :clap: :clap: :clap: :clap:

Guddigii qabanqaabada caleema saarka ee Beesha Jaamac Siyaad waxay maanta ku dhawaaqeen Garaadkii xilkaasi beesha u qaban lahaa, waxaana lagu doortay hab doorasho oo si cadaalad ah u dhacday..

Kadib markii ay soo dhamaatay hawlo wada tashiyo ah, waxay beeshu go'aansatay inay ku dhawaaqaan Garaadkii xilkaasi qaadi lahaa, cod qaadis ka dibna waxaa ku guulaystey Jaamac Garaad Ismaaciil oo ay beeshu istustay inuu yahay ninka hawshaasi gudan kara.....




Waxaana Doorashadan lagu xulay qaab cod bixin ah, waxaana codeeyey guddi ka kooban 49 guddi, Isla wareegii kowaad ayaa waxaa codkii ku soo baxay Jaamac Garaad Ismaaciil oo helay 48 cod, meesha uu Ruush Garaadna ka helay 1 cod.

Cuqaasha iyo guddiga doorashada Garaadka yaa si wada jir ah ugu dhawaaqay in codeyntaa kadib xilkii garaadka Beesha loo doortay Garaad Jaamac Garaad Ismaciil Ducaale.



Waxay kaloo ku dhawaaqeen in Garaadka Cusub la caleema saari doono bishan Juun 25 keeda. laguna qaban doono xaflada magaalada Laascaanood.

Garaad Jaamac ayaa noqonaya ninkii labaad ee qabta jagada garaadka ee beesha, Iyadoo hore aabiihii Garaad Ismaaciil Ducaale ahaa Garaadkii kowaad ee Beesha jaamac Siyaad, Taas oo u hayey muddo 45 sano ah.

Laqanyo i saw urs and wanted to celebrate in the sool section too.. :rose: :clap:
User avatar
Warsame101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1947
Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
Contact:

Re: Garaad ka cusub ee Besha Jamac Siyaad...

Post by Warsame101 »

Babygirl, are Baharsame part of Jaamac Siyaad?

I know one of the uncles (Reer UK) of the current Head Garaad of Dhulbahante and known him since I was a kid, and since I am a student of history, he was telling me interesting historical events, especially pertaining to Dhulbahante. A top guy walle.
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Garaad ka cusub ee Besha Jamac Siyaad...

Post by Babygirl- »

No, the Jamac Siyaad are Mahamud Garaad & Bahararsame are Faraah Garaad.

Warsame give us some history lessons nooh.. :clap:
User avatar
Warsame101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1947
Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
Contact:

Re: Garaad ka cusub ee Besha Jamac Siyaad...

Post by Warsame101 »

Seen,

As for the Reer Daraawiish history, it is immense ina-adeer. I mean there's a reason why the Daraaawiish squad was created in the early 70's by Jaalle Siyaad (RH) in remembrance of them.

But insha'Allah, I will forward any notes/images that I come across.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Garaad ka cusub ee Besha Jamac Siyaad...

Post by CoolPoisons »

waa in garaadnimada loo weeciyo Besha Omar Wacays
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Garaad ka cusub ee Besha Jamac Siyaad...

Post by Babygirl- »

Warsame cool then.. :up:

Cool Omar-Wacays have Garaad Abdisalaan my uncle.. :clap: :clap:

But Garaad ka Dhulbahante is Garaad Jamac Garaad Ali.. :clap: :som:
Last edited by Babygirl- on Fri Jun 12, 2009 7:39 pm, edited 1 time in total.
Queen_Arawello
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6096
Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
Location: Aware and Dhagax-Buur

Re: Garaad ka cusub ee Besha Jamac Siyaad...

Post by Queen_Arawello »

:clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:
User avatar
peace-
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3307
Joined: Sun Oct 19, 2008 11:34 pm
Location: Sabool dhargaa nabada waa iskaga safaadaaye.

Re: Garaad ka cusub ee Besha Jamac Siyaad...

Post by peace- »

my view

Image

Image
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Garaad ka cusub ee Besha Jamac Siyaad...

Post by Advo »

Did the old one step aside or did he die?

and what happen to that other younger guy who traveled around states few years ago?
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Garaad ka cusub ee Besha Jamac Siyaad...

Post by Babygirl- »

Advo his father died AUN he was the longest serving Garaad ruled for 47 yrs.

The one who was traveling around was Garaad ka Dhulbahante he is in Nairobi for a meeting now.
Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Re: Garaad ka cusub ee Besha Jamac Siyaad...

Post by Captain24 »

Jamac Siyaad :down: :down:

All other Dhulos sub-clans :up:
Xamari_76
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4939
Joined: Mon Feb 25, 2008 1:24 am

Re: Garaad ka cusub ee Besha Jamac Siyaad...

Post by Xamari_76 »

Jamac siyaad :clap: :clap:
User avatar
Buhodle-Gurl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5786
Joined: Thu Aug 21, 2008 11:22 am
Location: Check your GPS!!

Re: Garaad ka cusub ee Besha Jamac Siyaad...

Post by Buhodle-Gurl »

Jama Siyatt :rose:
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Garaad ka cusub ee Besha Jamac Siyaad...

Post by Babygirl- »

Captain Jamac Siyad waa rag rag dhaleen! Waa wadnaha dhulbahante no one can lift a hand without their say! :lol:
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Garaad ka cusub ee Besha Jamac Siyaad...

Post by Advo »

Babygirl- wrote:Advo his father died AUN he was the longest serving Garaad ruled for 47 yrs.

The one who was traveling around was Garaad ka Dhulbahante he is in Nairobi for a meeting now.

Gartey :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”