Page 1 of 1
Siad Barre (AUN) video 1984
Posted: Sun Jun 14, 2009 7:55 pm
by zingii
Re: Siad Barre (AUN) video 1984
Posted: Sun Jun 14, 2009 8:02 pm
by Goljano Lion
Afwena ma dhurwaaba, that is why Somalis used call him Afweyne

Re: Siad Barre (AUN) video 1984
Posted: Sun Jun 14, 2009 8:25 pm
by Dhaga Bacayl
GL,
He is dead couz. So let him rest!
He's in ALLAH's hands now.
Re: Siad Barre (AUN) video 1984
Posted: Sun Jun 14, 2009 8:57 pm
by Babygirl-
Re: Siad Barre (AUN) video 1984
Posted: Mon Jun 15, 2009 12:30 am
by KeligiiJabhad
marxuumka Eebbe ha u Naxarriisto. balse malaha....
qofka marka ay neceb yihiin dadkiisa qaar ka mid ah--nacaybkaasu wuxuu doono ha ahaadee--isla markaasina
uu qofkaasi yahay qof xijaabtey, (t.s. Siyaad Barre) waxaa wanaagsan in laga tanaasulo soo hadal qaadka qofka
noocaas ah haddiiba aanay arrinta hadal qaadkiisu ahayn mid lamahuraan ah. sababtuna waxay tahay, qofkaas waa
qofka loogu dambaabka badan yahay, dadkuna si yar oo sahlan ayay qofka noocaas ah ugu gefaan sida ay u aflagaadeynnayaan
ama ay wax uga sheegayaan. wax kastaba wuxuu ku haboon yahay in lala beegsado meesha uu munaasibka ku yahay.
Re: Siad Barre (AUN) video 1984
Posted: Mon Jun 15, 2009 1:04 am
by CoolPoisons
1 of a time leader
AUN
Re: Siad Barre (AUN) video 1984
Posted: Tue Jun 16, 2009 11:22 pm
by zingii
Some people dont know whats good for them untill its long gone.