WAXA U TALINJIRAY GEESKA AFRIKA BADANKEED Ugaas Magan Ugaas
Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
WAXA U TALINJIRAY GEESKA AFRIKA BADANKEED Ugaas Magan Ugaas
Ugaas Magan Ugaas Warfaa oo la dhashay Ugaas Cilmi Ugaas Warfaa. Waxaan filayaa Magaca Ugaas magan inuusan dad badan dhagihiisa ku cusbeyn, anagoo uga jeedna dadka caanka ah ee kasoo jeeda iyo saldanadooyinka qaarkood. Ugaas Magan Wakhti ahaan waxaan ku qiyaasnay dhexdhexaadka qarniga 1600'aad. Ugaas Magan waa 12 jilib, Saldanad aad ubalaadhana soo qabtay oo xitaa dhaafta xadka Beesha Absame Unta talisay dadyoow kale oo ka midyihiin Beesha Isaaq. Degaan ahaan Saldanada Ugaas Magan Ugaas magan waxaan ku sugnay Doollo Iyo Ciid, ilaa Xero-Xun. Aan wax ka taabano dadka aan beesha ugaas magan ka xusi karno ee taariikhdu hooyga u ah. Ugaas Nuur Cubudhiye oo ah Ninka sida taariikh lagu hayo ninka kali ah ee utaliyay beesha guud ee daarood wakhti xayiman. Mataan Ciideed oo ah ninka ugu kibirka badnaa ummada Sheekada Soomaali, meeshey dooniba ha joogane. Qamaan Bulxan oo ah ninka soomaliyu isku raacday inuu yahay Gabayaaga ugu weyn gayinka soomaaliya Ilaa hada oo wakhti casri lasoo galayna la,ayahay nin kula loolatama gabayadii qamaan bulxan. Aan isna soo qaadano Guurase Xaaji cali oo ku caan baxay inuu noqday ninkii soomaali u horeeyay ee Dagaalkii Sayid maxamed cabdille Xasan ku gacan seydhay. Jilibyada reer magan . reer Dalal, Reer Warfaa Aar loona yaqaan reer ugaas, Bahamagan
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 695 Views
-
Last post by Sbashi
-
- 1 Replies
- 671 Views
-
Last post by Kees70
-
- 0 Replies
- 1135 Views
-
Last post by CoolPoison
-
- 2 Replies
- 1424 Views
-
Last post by weydamal
-
- 2 Replies
- 1745 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 5 Replies
- 1956 Views
-
Last post by Rooble90
-
- 0 Replies
- 1685 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 8 Replies
- 826 Views
-
Last post by bashe19
-
- 0 Replies
- 2004 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 3 Replies
- 1502 Views
-
Last post by EEGA9