Adding fuel to the fire

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Adding fuel to the fire

Post by zingii »

Waxaad moodaa in nabad naloo diidanyahay oo markii la kala adkaan rabo oo mid sii tabar belayo ay caawiyaan si uu dagaalka iyo dhibka usii socdo. marba midkii tabar yar bay hubeeyaan si uusan dagaalka uga bixin oo uu usii wado. :|

http://www.hiiraan.com/news/2009/Jun/wa ... 7-6845.htm
Shirwac_1
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 523
Joined: Tue Jun 23, 2009 4:22 pm

Re: Adding fuel to the fire

Post by Shirwac_1 »

Sxbkey if you take a look at the whole situation, it will be save to say that its kind of a surprise Somalia were able to be a legit state for over 30 years(considering today's somali mentality). Now this thing you are doing(pointing finger at others which afros are good at) will not be a good excuse to get out of the sitiation we are in my brotha. Look, sxb when Jaalle Siyaad came he made somalia better then he got reer galbeedka atentionkooda.They persued him it didnt work out they didnt like his atitude. So when they decided to bring him down to his knees and started observing, it was no brainer to figer it out that this shid was a gasoline and a fire they did not even had to light it up all they had to do was just sit back and watch it burn into ash.
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Adding fuel to the fire

Post by zingii »

Dadka waxay u baahanyihiin in laquudiyo oo dhibka ay muddada dheer ku jireen laga caawiyo, balse waa la sii hubeenayaa si intayar ee hartay lagu laayo. Bal maanta yaa ku haray dalkii, waxaad arkeysaa waxgaradkii iyo aqoonyahanadii dadkooda u adeegi lahaa oo dibadaha kusoo wada maqan oo lasoo wada dhoofshay ama iskood iyagu usoo dhoofeen. Ma waxaa laheli la'yahay oo wax garadkii awoodi la'yihiin in intay isku imaadaan oo aayaha dadkooda kawada tashadaan oo iyagoo mideysan dalkooda wax u qabtaan?

Qabiilka waa inay duugaan oo wada shaqeeyaan haddii kale sidan bay lakad isugu ahaanayaan, taasina xal ma'aha oo waad aragtaa in dunida ay gacmaha kaa laabatay. Waa in fir-fircooni iyo baahida aad u qabto nabad lagaa arkaa oo qof u gaajeesan nabad wajigaa ka muuqdaa.
Shirwac_1
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 523
Joined: Tue Jun 23, 2009 4:22 pm

Re: AdLibaax,ding fuel to the fire

Post by Shirwac_1 »

Libaax,
Si wanaagsag ayaad hadalkaaga udhigtey, xabadana aniga iyo adigu iskumeel ayaan urideynaa. Balse dhibka jiraa wuxuu yahey, maxaa anaga Soomaali ahaan nagu kalifey farta inaan ku fiiqno qolo kale? maxaa anaga noo diidey inaan dambiga wada qeybsano dhamaan oo dusha iskaga tuurno, si'aan horey ugu socono?
Jawaabta aan kusiiyo marka. Soomaalidu waa dab iyo baasiin dabiiciyan mana isgalaan. Marka maalintey aqoonyahaniinta sayniska helaan sidii uusan holac uga dhalaneyn markii la'isku daro dab iyo baasiin maalintaas ayey Soomaaliya hagaageysaa.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”