Page 1 of 1

Sultan Maxamed, Sultan Abduqadir OO Ka Dalbaday Odayaasha Re

Posted: Tue Jul 14, 2009 8:08 am
by Ducaysane_87
Sultan Maxamed, Sultan Abduqadir OO Ka Dalbaday Odayaasha Reer Gabiley Ina Sida Uga Dhakhsaha Badan u Soo Qabtaan Nimankii Gacan Ku Dhiiglayaasha Ahee ee Falka Geyst

http://www.hadhwanaagmedia.net/detail.asp?id=376

Re: Sultan Maxamed, Sultan Abduqadir OO Ka Dalbaday Odayaasha Re

Posted: Tue Jul 14, 2009 11:08 am
by SahanGalbeed
Waa runti , laakin kuwi hubka gadabuursiga u soo iibiyay ha la soo xidho iyagana .
Business man Samaroon ah baa hub u keenay gadabuursiga , business man samaroon ah baynu la dhacnay cadhada inaguna .
Hadday dowladu waxan wax ka qaban lahayd beri hore , ma ba dhacdeen arrintani .