siilanyo kulmiye kulmiye kulmiye. somaliland

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
MALMAHA
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 960
Joined: Mon Apr 27, 2009 11:16 pm

siilanyo kulmiye kulmiye kulmiye. somaliland

Post by MALMAHA »



inagu kulmaynu nahay kuwii halgamynu nahaye. :sland: :up: :lol:




User avatar
MALMAHA
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 960
Joined: Mon Apr 27, 2009 11:16 pm

Re: siilanyo kulmiye kulmiye kulmiye. somaliland

Post by MALMAHA »




kulmiye :sland:
User avatar
salafi_student
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2223
Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
Location: If you would only listen, I can educate you!

Re: siilanyo kulmiye kulmiye kulmiye. somaliland

Post by salafi_student »

The legitimacy of Somali-land is the cause of concern, no one seems to recognise the myth!
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: siilanyo kulmiye kulmiye kulmiye. somaliland

Post by LiQaaye_TDH »

Somaliland is focked sxb, thanks to the Thugs that are in Power, no one can sing Somaliland ha noolato no more, becuase the respect the world had for it is gone!!!

read the latest news coming from Human Rights, and the world dont trust somaliland so they wont pay for the Election Thanks Riyoole :sland: :down:
User avatar
salafi_student
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2223
Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
Location: If you would only listen, I can educate you!

Re: siilanyo kulmiye kulmiye kulmiye. somaliland

Post by salafi_student »

^^^

Every time I read your posts I'm amazed!

How on earth would you support a pensioner who finds it hard to even stay on his feet to seez power, from a young and energetic prez like Riyals. No wonder why every hates him apart from his homies!

Are you out of your mind ?
User avatar
MALMAHA
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 960
Joined: Mon Apr 27, 2009 11:16 pm

Re: siilanyo kulmiye kulmiye kulmiye. somaliland

Post by MALMAHA »

salafi_student wrote:^^^

Every time I read your posts I'm amazed!

How on earth would you support a pensioner who finds it hard to even stay on his feet to seez power, from a young and energetic prez like Riyals. No wonder why every hates him apart from his homies!

Are you out of your mind ?


find your self a hero bitch. :mrgreen:

we dont wana share this one. :mrgreen:






siilanyo makes fools shake rattle and role :twisted: :twisted:
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: siilanyo kulmiye kulmiye kulmiye. somaliland

Post by Dhaga Bacayl »

LiQaaye_TDH wrote:Somaliland is focked sxb, thanks to the Thugs that are in Power, no one can sing Somaliland ha noolato no more, becuase the respect the world had for it is gone!!!

read the latest news coming from Human Rights, and the world dont trust somaliland so they wont pay for the Election Thanks Riyoole :sland: :down:
Are you sure you're a lander? :lol:


VIVA SOMALILAND regarless who is in charged. :sland: :sland: :sland: :up:
Xamari_76
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4939
Joined: Mon Feb 25, 2008 1:24 am

Re: siilanyo kulmiye kulmiye kulmiye. somaliland

Post by Xamari_76 »




Wow um thats ah big crowd there...Kulmiye :|
JaMaaL-23
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2271
Joined: Mon May 09, 2005 2:12 am
Location: Burtinle, Nugaal

Re: siilanyo kulmiye kulmiye kulmiye. somaliland

Post by JaMaaL-23 »

All hail to President S11L AND YOU :mrgreen: :mrgreen:

didn't sound good.

war ninka magaca ka badala
User avatar
salafi_student
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2223
Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
Location: If you would only listen, I can educate you!

Re: siilanyo kulmiye kulmiye kulmiye. somaliland

Post by salafi_student »

Malmaha

Don't cry on me friend!

You well know that these videos have been edited to look appealing to people, crowed gathered in the centre of Hargeys and the pensioner sitting in a meeting room, behind closed door! does not add up to me but it would only seem real to the ignorant. I agree in one small area in Burco the guy has many supporters but any where in the land people despise him and even dispute his capability of running for prez at his age. As you can see now wars has ones again irrupted the land, which consequently may turn out to further delay these un-Islamic elections that you and your pensioner friend are eagerly waiting. Then what can you do?.......ok enough crying!


BTW I have no other hero apart from the Islamic "heroes"
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: siilanyo kulmiye kulmiye kulmiye. somaliland

Post by LiQaaye_TDH »

Dhegobacyl............. Inaedr read this:

Somaliland: Dimoqraadiyad Curdin ah oo halis ku jirta Qalalaasaha Doorasho wuxuu caddeynayaa walaac ka wayn ee Xuquuqda Aadanaha (Hargeisa, Somaliland, July 13, 2009) – Dhowris la’aanta sharciga iyo geeddi-socodka nidaamka dimoqraadiga ah ee dawladda Somaliland waxa uu halis ku yahay dimoqraadiyadda curdinka ah ee deegaankaas ka jirta, hay’adda Human Rights Watch ayaa sidaas ku sheegtey warbixin ay maanta soosaartey. Maamulka madaxweyne Dahir Riyale Kaahin waxa uu ku kacey xadgudubyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha wuxuuna abuurey qalalaase doorasho oo halis ah.



Warbixinta 56-ka bog ka kooban ee cinwaankeedu yahay “„La haystayaal u ah Nabadda’: Khatarta ay ku jirto Xuquuqda Aadanaha iyo Dimoqraadiyadda Somaliland”, waxay sheegaysaa in dawladda Somaliland ay gacan ka gaysatey illaa xad abuuridda deganaansho iyo dhismaha xukun dimoqraadi ah iyadoo xitaa Soomaaliya ay weli ku jirto xaalad daggaalo hubaysan. Laakiin horumarkaas Somaliland waa mid jilicsan oo haatanna halis ku jira. Maamulka madaxweyne Riyale si joogto ah ayuu ugu tumanayey sharciga Somaliland islamarkaana laba jeer ayuu baajiyey doorashooyinka oo markii hore loo qorsheeyey inay dhacaan April 2008, isagoo isticmaalaya qaab sharcinimadiisu dood ka taagan tahay. Dib u dhac kale oo ku yimaada doorashooyinka oo haatan la qorsheeyey inay dhacaan Sibteembar 2009, waxay masiibo ku noqon kartaa xukunka dimoqraadiga ah ee ka jira Somaliland. “Somaliland 18 sano ayey isku dayeysey inay ku dhisto deganaansho iyo dimoqraadiyad, laakiin wixii ay gaartey oo dhan halis ayey ku jiraan haddii dawladdu ay sii waddo dhowris la’aanta xukunka sharciga ah,” ayey tiri Georgette Gagnon, Agaasimaha Qaybta Afrika ee Human Rights Watch. “Qalaalasaha ka dhashey doorashooyinka waxay daaha ka rogeen baahida loo qabo in la abuuro hay’ado dawli ah oo shaqaynaya kuwaasi oo ilaalin doona xuquuqda aadanaha.”. Warbixinta Human Rights Watch waxay inteeda badani ku salaysan tahay booqasho laba todobaad ah oo bishii Maarso 2009-ka ay ku tagtey Somaliland kaasoo ay xog-baarayaashu ku soo wareysteen saraakiil ka tirsan dawladda, hoggaamiyaasha mucaaradka, xubnaha u dhaqdhaqaaqa bulshada rayidka, falanqeeyayaal ka soo jeeda mandiqaddaas, iyo dhibanayaasha tacadiyada xuquuqda aadanaha ah. Somaliland ayaa ku dhawaaqdey inay madaxbannaanideedii ka qaadatey Soomaaliya sannadkii 1991-kii kadib dhicistii dawlad shaqeynaysa tii ugu dambaysay ee Soomaaliya . Ma jirto dawlad aqoonsatey qarannimada ay sheegatey Somaliland. Human Rights Watch mawqif kama qaadanayso in caalami ahaan Somaliland loo aqoonsado inay tahay dal madaxbannaan. Laakiin xubnaha beesha caalamku waa inay ku xirnaasho sidan kasii qotodheer la yeeshaan Somaliland, waa inay ku cadaadiyaan dawladda Somaliland dhowrista xuquuqda aadanaha iyo heerarka dimoqraadiyada soo kacaya ee dhulkaas, waana inay siiyaan kaalmo si gaar ah loogu talo galay xoojinta hay’adaha muhiimka ah ee dawladda, saxaafadda iyo ururrada bulshada rayidka ah.



















Sannadihii dhowaa maamulka Riyaale waxa uu si joogto ah aqalka Baarlamaanka ee mucaaradku ku xoogan yahay u arkayey sidii qodax ku taagan oo kale, isagoo diidey inuu xurmeeyo kaalintiisa uu ku leeyahay nidaamka baarlamaanka amaba inuu la socdo qaabka mad-madowgu

ku jiro ee xukuumadda wax u kharashgarayso. Wax weyn lagama qaban dhismaha awoodda garsoorka oo si magac u yaal ah u madaxbannaan; maxkamadaha hoose aalaaba ma awoodaan meelmarinta sharciga halka Maxkamada Sarena ay u dhaqantay sidii inay madiidin u tahay madaxweynaha.

Tallaabooyinka dawladda ee ka hor imanaya shuruucda dalka iyo kuwa caalamiga ahba waxa ay xadgudub toos ah ku yihiin xuquuqda reer Somaliland, ayey tiri Human Rights Watch. Maamulka Riyaale waxa uu hareer marey maxkamadihii waxaana uu ku tuntey xuquuqdii eedeysanayaasha dembiyada iyadoo lagu tiirsanaanayo “guddiyada amniga” oo gebi ahaanba hoos taga awoodda xukuumada islamarkaana aan wax aasaas sharci ah ku lahayn qaanuunka Somaliland. Guddiyada amnigu waxay xukumaan xabsigana u diraan dad reer Somaliland ah oo ay ku jiraan dad lagu soo eedeeyey dembiyo fudud iyo da?yar , iyadoon xitaa aan la marsiin sidii sharcigu ahaa. Si joogto ah ayaa loo xukumaa eedeysanayaasha iyagoo horimo ah oo aan la keenin wax caddeyn ah amaba caddeymo yar ayaa lagu xukumaa marka dacwadooda si kooban loo dhegeysto iyadoon eedeysanayaashana xaq loo siineyn inay hadlaan. Markii ay Human Rights Watch booqatey xabsiga Mandheera ee ku yaala duleedka Hargeysa, in ka badan kala bar maxaabiista ku jirta waxaa soo xukumey gudiyada amniga, ee ma aysan xukumin maxkamado.



Dawladdu waxay sidoo kale isticmaashey falal wax caburin ah oo gobolka aad ugu badan, laakiin dhif ku ahaa Somaliland. Darawal hore ee qoyska madaxweynaha ayaa xabsiga la dhigey kadib markii uu si cad musuqmaasuq ugu eedeeyey qoyska madaxweynaha, waxaana la siidaayey oo keliya markii ay soo baxeen sawirradiisii isagoo aad u xanuunsanaya kuna katiinadeysan sariirta isbitaalka. Hoggaamiyaasha xisbiga mucaaradka ah ee Qaran, oo ka horyimid jiritaanka in saddex xisbi ay keligood sharci ahaan ka qaybgalaan doorashooyinka, ayaa lagu xukumay muddo xabsi ah waxaana laga mamnuucey wax dhaqdhaqaaq siyaasadeed ah, inkasta oo la sii daayey iyagoon dhamaysan mudadii xabsigooda. Sidoo kale hay’ad madaxabannaan ee ugu weyn Somaliland ee u doodda xuquuqda aadanaha ayaa la burburiyey kadib isku-qabsi hoggaankii hay’adda ah oo yimid markii ay saraakiisha dawladdu ay si cad u soo farageliyeen.

Laakiin waxa ugu badan ee dhaca waa siyaalo hagardaamo hoose ah oo lala beegsado suxufiyiinta, xubnaha mucaaradka u dhaqdhaqaaqa iyo qaar kale. Marar badan ayaa saraakiisha dawladdu xireen, sida qaalibka ah muddo kooban, shaqsiyaad si muuqata u dhaleeceeyey dawladda amaba bixiyey warar saxaafadeed oo loo arkay mid aan laga raalli ahayn. precarious xaaladda aan sugnayn ee ay Somaliland kaga jirto gobolka ayaa reer Somaliland ka leexisay inay mucaaradad cod dheer ah la yimaadaan marka xuquuqdooda lagu xadgudbo iyagoo ka baqanaya inay dhaawacaan deganaanshaha ay dhibka u soo mareen ee ka jirta deegaankooda iyo baadigoobka aqoonsi caalami ah. Dad badan ayaa u sheegey Human Rights Watch inay xaqiiqo ahaan “la haystayaal u yihiin nabadda” – oo ayna awood u lahayn inay abbaaraan mushkiladaha ugu qoto dheer Somaliland cabsi ay ka qabaan darteed inay uga sii daraan xasilloonida nugul ee u saamaxdey deegaankooda inuusan marin jidkii Soomaaliya iyo dalal kale oo gobolka ku yaal.



Dib u dhaca soo noqnoqdey ee doorashooyinka madaxtinnimada Somaliland waxuu khatar gelinayaa aasaaska nidaamka dimoqraadiga ah ee soo koraya. Madaxweyne Riyaale laba jeer ayuu muddo kordhin dheer oo xilkiisa ah uu siiyey aqalka aan la soo dooran ee Aqalka Odayaasha.

Doorashada waxaa haatan loo qorsheeyey Septeembar 29-keeda, laakiin shaki weyn ayaa laga qabaa inay dhici doonto iyo xaaladda ay ku dhici doontaba. “Somaliland waxay taagan tahay kalagoys khatar ah,” ayey tiri Gagnon. “Siddeed iyo toban sano oo ah horumar loo qaadey dhinaca xukun dimoqraadi ah iyo dhowrista guud ee xuquuqda aadanaha ayaa la adkayn doonaa ama halis la gelin doonaa, waxayna taasi ku xiran tahay tallaabooyinka xiga ee uu qaadi doono madaxweyne Riyaale.”

Warbixinta Human Rights Watch, ee ‘La haystayaal u ah Nabadda’ iyadoo dhamays tiran waxaa laga heli karaa: http://www.hrw.org/node/84298
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: siilanyo kulmiye kulmiye kulmiye. somaliland

Post by LiQaaye_TDH »

Deeqbixiyayaasha Oo Dib Ula Noqonaya Dhaqaalihii Ay U Hayeen Doorashada Madaxtooyada,


Kadib Markii Ay Ka Quusteen In Wax Laga Bedelo Xubnaha Komishanka






Hargeysa, July 15, 2009 (Haatuf) Deeqbixiyeyaasha Somaliland ka taageera geedi socodka dimuqraadiyada iyo doorashooyinka Ayaa sheegay inay joojiyeen dhamaan hawlihii ay Somaliland ka taakulaynayn jireen ka dib markii sida ay sheegeen waxba laga qaban waayey in wax laga bedel xubnaha Komishanka Badhkood, kuwaas oo ay aaminsan yihiin inay ku lug leeyihiin Musuqmaasuq iyo Karti daro dhinaca hogaaminta hawlaha Komishanka.







Sida ay tibaaxeen ilo ku dhaw-dhaw Komishanka, Deeqbixiyeyaasha ayaa waxa ay u sheegeen saddexda xisbi iyo Komishanka inaanay sii deynayn lacagta ay u hayaan doorashada Madaxtooyada ilaa inta wax laga bedelayo xubnaha Komishanka, kuwaas oo ilaa laba bilood ka hor ay deeqbixiyeyaashu ay u sheegeen Axsaabta iyo Madaxweyne Rayaale-ba in loo baahan yahay in wax laga bedelo komishanka gaar ahaan xubnaha hogaanka Komishanka, iyada oo ay hore Asxaabta iyo Madaxweyne Rayaale-ba ay ugu gubiyeen deeqbixiyeyaasha in aanay ku kalsoonayn komishanka doorashooyinka, sidaa darteedna loo baahan yahay in wax laga bedelo.







Gu’aankan ay deeqbixiyeyaashu ku xidheen sii deynta kharashka doorashada Madaxtooyada ayaa saddexda xisbi ay u arkaan siyaabo kala duwan, waxaana wararku sheegeen in xisbiga UDUB iyo KULMIYE aanay u guuxin go’aanka deeqbixiyeyaasha, iyaga oo ku sababeeyey inaanay waxba ka hadhin wakhtigii doorashada, halka Xisbiga UCID-na uu la soo taaganyahay in gebi ahaanba la bedelo xubnaha Komishanka, taas oo muujinaysa in deeqbixiyeyaashu ay gebi ahaanba faraha kala baxaan, isla markaana ay la noqdaan taageeradii ay Somaliland ka siin jireen dhinaca doorashooyinka, ilaa inta la bedelayo xubnaha ay sheegeen in la bedelo.







Arintan ayaa waxa ay caqabad ku noqonaysaa geedi socodka doorashada madaxtooyada oo la filayo inay qabsoonto 27 September, taas oo haddii aan la helin taageerada Deeqbixiyeyaasha aanay suurto gal ahayn inay qabsoonto doorashadu xiligeeda, maadaama oo 75% boqolkiiba kharshka ku baxaya doorashada Madaxtooyada laga sugayo inay bixiyaan, inkasta oo masuuliyiin ka tirsan xisbiga UDUB iyo Komishankuba ay sheegaan in haddii ay deeqbixiyeyaashu bixin waayaan lacagtaasi ay xukuumaddu deberi doonto kharashka ku baxaya doorashada, basle taasi aan looga baran xukuumadda, iyaga oo qadarka saami ahaan ay ka bixiso kharashka ku baxay diiwaangelintii cod bixiyeyaasha ilaa hadda laga soo saari layahay inay komishanka xisaab celinteedii keenaan.







Hadaba waxa ay dad badani isweydiinayaan sababta ay xukuumaddu u hor taagan tahay in wax laga bedelo Komishanka, maadaama aanay Somaliland ka maarmi Karin taageerada deeqbixiyeyaasha waxa waajib ku ah in talo soo jeedintooda ay raacaan xukuumadda iyo Xisbiyada mucaaridku si looga midho dhaliyo qabashada doorashada Madaxtooyada, mana aha in dhawr qof oo komishanka ka mid ah bedelkoodu uu sababo in wada shaqayntii Somaliland iyo deeqbixiyeyaashu ay burburto, isla markaana uu dib u dhac kale ku yimaado xiligii doorashada, wax ka bedelka komishankuna waxa uu ku iman karaa laba arimood miduun inay iscasilaan xubnaha komishanku oo la magacaabo xubno cusub oo hanan kara kalsoonida deeqbixiyeyaasha iyo Asxaabta laguna aamini karo qaadhaanka, doorashada iyo in hanti dhawr baadha la geliyo komishanka, kaas oo musuqmaasuq deeqbixiyeyaashu ay ku eedaynayaan komishanka la cadeeyo, isla markaana cidii lagu helo inay musuqmaasuq ama wax isdaba marin ku kacday la horgeeyo hay’addaha Sharciga, taana waxa samayn kara xukuumadda Madaxweyne Rayaale oo iyada ay masuuliyada ugu weyni ka saaran tahay inay dalka ka qabsoonto doorasho.







Dhinaca kale waxa maalmahan u dambeeyey soo baxayey in xukuumadda iyo xisbigeedu ay dhaleecayn u soo jeedinayeen hay’adda Interpeace ooo wakiil uga ah deeqbixiyeyaasha Somaliland, taas oo ay ku eedaynayaan inay caqabad ku tahay hawlaha doorashooyinka.







Inkasta oo ay asxaabta iyo komishanku ay dhawaan heshiis ka gaadheen caqabadii ugu weynayd ee hor taagnayd dhamaystirka hawlaha doorashada oo ahaa xeerka Anshaxa ayaa hadana waxa soo baxday in aan weli la dhamaystirin shuruudihii ay deeqbixiyeyaashu ku xidheen sii deynta kharashka ay u hayanaan doorashada madaxtooyada, taas oo ah in la bedelo komishanka oo ay ku dhaliilayaan karti daro iyo Musuqmaasuq.







Si kastaba ha ahaatee xukuumadda Rayaale, Axsaabta iyo komishankaba waxa la gudboon inaanay wakhti dambe ku luminin wax ka bedelka xubnaha komishanka ee ay deeqbixiyeyaashu ay ku dhegan yihiin in la bedelo iyada oo wakhti yari uuni inaga xigo wakhtigii loo cayimay inay dhacdo doorashada Madaxtooyadu waxa lagama maarmaan ah in sidooda loo buuxiyo shuruudaha ay deeqbixiyeyaashu ay ku xidhayaan siideynta kharashka ay u hayaan doorashada si aanu mar kale u iman dib u dhac ku yimaada doorashada oo khalkhal siyaasadeed u horseeda dalka
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: siilanyo kulmiye kulmiye kulmiye. somaliland

Post by Dhaga Bacayl »

I agree, we need new blood.

Perhabs Faisal would be a good choice.

I respect Siilaanyo but I really don't trust him. He made so much promises to many people. I think that is bad politics in his part and it won't be good for the country at large if he takes office.
User avatar
MALMAHA
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 960
Joined: Mon Apr 27, 2009 11:16 pm

Re: siilanyo kulmiye kulmiye kulmiye. somaliland

Post by MALMAHA »

salafi_student wrote:Malmaha

Don't cry on me friend!

You well know that these videos have been edited to look appealing to people, crowed gathered in the centre of Hargeys and the pensioner sitting in a meeting room, behind closed door! does not add up to me but it would only seem real to the ignorant. I agree in one small area in Burco the guy has many supporters but any where in the land people despise him and even dispute his capability of running for prez at his age. As you can see now wars has ones again irrupted the land, which consequently may turn out to further delay these un-Islamic elections that you and your pensioner friend are eagerly waiting. Then what can you do?.......ok enough crying!


BTW I have no other hero apart from the Islamic "heroes"
you will be dead soon :twisted: the hate is eating you up inside. :mrgreen:


this man hides from no one, and he don't Lie about his age ether,
he is still strong and active also somthing you don't share with the rest of the somaliland people, he is greatly respected.











shaydanka ka naarraa:twisted:


kii kadalobayaa ha-sii kamadhudhsadee.
angu kulmiyanu nahay kuwii halgamanu nahay.
angu kulmiyanu nahay kuwii halgamynu nahay.
xornimada kamilka kuwi kenay banu nahay.


bbbbbbbbbbbbbbbrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrr


User avatar
MALMAHA
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 960
Joined: Mon Apr 27, 2009 11:16 pm

Re: siilanyo kulmiye kulmiye kulmiye. somaliland

Post by MALMAHA »

Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”