Two kharijis will be put on trial in guriceel

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Two kharijis will be put on trial in guriceel

Post by AhlulbaytSoldier »

Booliska Culimada Ahlusunna Oo Soo Qabtay Ninkii Tuuray Bamba Gacameedkii guriceel :


Sida uu goor dhaweed ii xaqiijiyay Taliyaha Booliska culimada Gobolada Dhexe Sh. Cusmaan Cali Faragaab In Ay Soo Qabteen Labo Nin Oo Lagu Eedeeyay Weerarkii Bambaano Gacameed ka ahaa Ee Habeen Hore Kadhacay Magaalada Guriceel.


Labada Nin oo Nin Kamid Ahi Qirtay In Uu Tuuray Banbo Gacameedkan

ayaa mar uu Arinkaasi ka hadlayey taliyuhu Waxa Uu Yiri: waxa Aan Soo Qabanay Labo Nin , Nin Waa qirtay Kan Kalana Waxa Uu Sheegay In uu Caawinayay” Waxa uu Taliyuhu intaas Raacsiiyay In Ay Ku daba joogaan Niman kaloo Lagu Tuhmay In Ay weerarkaan wax Ka Maleegaan.


Taliyaha qeybta booliska sh .faragaab waxa uu intaasi ku daray "Weerarkaan Fulinimada Ah Ayaa Waxa Laga Soo Diray Nimanka Fuliyay Magaalada Muqdisho Kuwaas Oo Ku Fashilmay Weerarkaan Dhicisoobay.waxa aan saareenaa shareecada islaamka waxa ay ku xukuntaana lagu fuliniyaa.


Shalay Ayay Ahayd Markii guddiga sare ee culimada ahlusuuna shir ay isgu yimaadeyn lagu go'aamiyay in cidii Lagu tuhmaa In Ay Nabada Kasoo horjeeda In Ladhigo Xabsiga hadii kalena Wadanka Laga Musaafiriyo.

Shirkas oo uu ka hadlay madaxa sare ee Ahluusnna waljamaaa Sh. Cumar Sh. Mohamad Faarax Ayaa waxa uu Yiri : "Anagu Cid Walboo Looga Shakiyo Nabada Gobalada Dhexe Waxa aan La Tiigsanaynaa Shareecada Islaamka Mana U dulqaadan doono Wax walboo Nabada ka soo horjeeda waxa aad Ogtihiin In Aan Gobalada Dhexe Ka nadiifinay Haraadigii Shar Iyo Shaydaan(Alkhawaarij).waxaa La Rumaysanyahay In Culimadu Tahay Cida Keliya Ee ka Adkaatay Alshar Iyo Xizbu Shaydaan Culimada oo jihaad Dheer La Galay Kooxdaan Khawaarijta Ah Ee Ku Dhuunta Magaca Diinta islaanka oo Ka mid ah U adeegayaasha Danaha Ajnabi ayuu ku gabagabeeyey shiikh cumar shiikh maxamed faarax .


Sikastooy ahaataba , talaabadan lagu soo qabtay dadkii ka danbeeyey bam gacmeedkii guriceel lagu weeraray ayaa waxa ay imaanaysaa ka gadaal markii dhamaan ciidamada amaanka amar buuxa lagu siiyay in ay gacanta ku soo dhigaan ccidii looga shakiyo in ay wax yeeleynayso amaanka magaalooyinka gobollada dhexe oo ay ahlusunna gacanta ku hayso .


W/Q: Wariye Axmed Khadar

Email: axmedmbc@hotmail.com ama axmedmbc@yahoo.com

Execute them ,no mercy for khawaarijta :up:
oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Re: Two kharijis will be put on trial in guriceel

Post by oldenglish »

No one cares about Hawiye, now do Somalia a service and hang yourself.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Two kharijis will be put on trial in guriceel

Post by AhlulbaytSoldier »

oldenglish wrote:No one cares about Hawiye, now do Somalia a service and hang yourself.
Welcome in ignore list :arrow:
User avatar
nomadicwarlord
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5946
Joined: Wed Aug 27, 2008 1:56 am
Location: Ayaan Hirsi's guest room

Re: Two kharijis will be put on trial in guriceel

Post by nomadicwarlord »

That's not fair............................who am I kidding, shoot the peasants. :lol: :lol:
oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Re: Two kharijis will be put on trial in guriceel

Post by oldenglish »

HutuKing01 wrote:
oldenglish wrote:No one cares about Hawiye, now do Somalia a service and hang yourself.
Welcome in ignore list :arrow:

I will ban you :mrgreen:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”