Carmale Diaspora Hold Conference. London

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
usman-84
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 334
Joined: Wed Jul 15, 2009 12:46 am

Carmale Diaspora Hold Conference. London

Post by usman-84 »


Image
Image
Image
Image

Jaliyada Reer Carmale iyo Damala-Xagare oo Ku Shiray London+Sawiro

Maagaladda London ee Cariga Ingiriiska ayaa Shalay shir ku yeeshay Jaaliyada Reer Damalaxagare iyo Carmala shirkan ayaa waxaa si heer sarre ah usoo agaasimay Jaaliyada Waxaana kasoo qayb galay Marti sharaf badan oo isaga kala timi dhor wadan

Shirkan ayaa waxaa si qurxoon usoo agaasimay Gudiga qaban qaabada shirka oo in muda ah ku hawlanayd sidii Mar looga munaashaqoon lahaa Arimaha Reerka iyo Sidii Waxbarasho iyo Caafimaad loogu samayn lahaa Degmooyinka Carmala iyo Damalaxaarage. Gudiga qaban qaabada Shirka iska lahaa ayaa kala ah Mudane AW.C/risaaq Maxamed Jaamac, En.Maxamed M Cali Bille,iyo Marwo Saynab Maxamed Xasan

Shirkan ayaa waxaa ka soo qayb galay Labo Wafti oo ka yimi Wadamada kala ah Maraykanka iyo Suudaan Waftiga ka soo kicitimay Dalka Maraykanka ayaa waxaa hogaaminaysay Marwo Siciido Qoorseef halka Waftiga kale ee kasoo boqoolay Xaruunta Dalka Suudaan ee Kharduum uu hogaaminayay Mr. Maxamed Cali Seeraar

Shirkan aya hadaba Arimihii lagaga Hadlayay ay ahaayeen qodobo dhowra oo ay u horeeyeen Arimaha Bulshada ee Reerka iyo sidii Wax barasho dhaxal gala looga samayn lahaa Labada Degmo iyo in sarre looqaado Caafimaadka Degmooyinka oo aad u liita Sidoo kale waxay Jaaliyadu u balan tay Shirar badan oo dhaqaalo loogu ururindoono Sidii ay ula Jaanqaadi lahayd Degmooyinka yada la faca ah

Edintin- Jaamac Feyte

Feyte37@hotmail.com
Source:http://www.dhahar.com/article.php?articleid=7710

:up:
Last edited by usman-84 on Mon Jul 20, 2009 8:09 pm, edited 2 times in total.
oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Re: Cawrmale Diaspora Hold Conference. London

Post by oldenglish »

It says reer Carmala ( town in Maakhir) and Damalle another one. I dont know if they are Cawrmale.
User avatar
usman-84
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 334
Joined: Wed Jul 15, 2009 12:46 am

Re: Cawrmale Diaspora Hold Conference. London

Post by usman-84 »

oldenglish wrote:It says reer Carmala ( town in Maakhir) and Damalle another one. I dont know if they are Cawrmale.
thanks..i updated the title
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Carmale Diaspora Hold Conference. London

Post by Murax »

Can't be Beesha Tuna. I counted more than 5 people
Highland
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 983
Joined: Sun Apr 25, 2004 7:00 pm
Location: The Beautiful ''Calmadow''

Re: Carmale Diaspora Hold Conference. London

Post by Highland »

FYI, It's BahOgeyslabe(Garaad Cabdalle), brothers of reer Garaad, reer Faatah and Bihidoor, who reside in these towns. They also hold a big stake in the affairs of Erigavo.
They are highly respected by most Warsangelis for their solid bravery in many hard battles against the SNM and the Islamist take-over of LaasQorey, which they lost considerable men and resources. This is good initiative for reer Carmaale and Damallaxagare.


Murax aka Voltage, you think some of us hate ilko-yarta but we don't. It's time you join your half-brothers.
Lite-Somali
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 602
Joined: Wed Jun 18, 2008 10:59 am
Location: Knee deep in North Somalia planning,preaching and prophezin evils of secession

Re: Carmale Diaspora Hold Conference. London

Post by Lite-Somali »

BahOgeyslabe mashallah I support ma Northern Darod brothers keep up the good work :som: :up:
Highland
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 983
Joined: Sun Apr 25, 2004 7:00 pm
Location: The Beautiful ''Calmadow''

Re: Carmale Diaspora Hold Conference. London

Post by Highland »

Thanks Somali-lite. Pls support the Ogaden struggle. Their failures is our failures and vice versa.
The clan name does not matter and the more you oppose the wider the division and simmering thoughts residing in their hearts.

You live in a free and independent Somali republic so wish for them the same thing.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”