Mayor of East_London Meets Hargeisa's Mayor

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Mayor of East_London Meets Hargeisa's Mayor

Post by Keyse_0208 »

London 21/07/09) Magaalada London khaasatan xaafada Tower Hamlet ayaa lagu qabtay shalay Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay, oo ay booqosho ku kulmeen Maayarka Tower Hamlet Ahmed Adam Omar iyo Maayarka caasimada Hargaisa Eng Xuseen Maxamud Jiciir iyo wafti wasiiro ah oo booqosho ku marayey dhawaanahan cariga UK, oo uu ka midyahay Wasiir ku xigeenka Qorshayta Qaranka Axmed Xaashi Cabdi, Wasiir ku xigeenka Arimaha Dibada Axmed Adam Ismail iyo Wakiilka Somaliland u fadhiya dalkan UK Adam Muuse Jibriil, Wakiil ku xigeenka Dahir Tukaale Ashkir, Axmed Dahir Cilmi oo ah Gudoomiyaha Somaliland Society ee UK, Maxamed Hassan Arrale iyo Siciid Hassan Biixi.


Image

Image

Image

Image

Image

Image



Source :arrow: http://www.hadhwanaagmedia.net/detail.asp?id=601
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”