Breaking News: Qarax ka dhacay magaalada Bosaaso!!!
Moderator: Moderators
-
- Posts: 132
- Joined: Wed Mar 26, 2008 9:41 am
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Breaking News: Qarax ka dhacay magaalada Bosaaso!!!
Imisa dhintay imisa dhawaca warka dee ina wadda sii 

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Breaking News: Qarax ka dhacay magaalada Bosaaso!!!
Qarax ka dhacay magaalada Bosaaso
July 22, 2009 · Comments (0)
Qarax ka dhacay magaalada Bosaaso | read this item Horseed Media
Breakingnews
Waxaa caawa qarax xoogan uu ka dhacay bartamaha magaalada Bosaaso, halkaasi oo wararka horudhaca ah ay sheegayaan inay dad ku dhaawacmeen.
Qaraxan ayaa ka dhacay aaga Hotel Karama 1 ee magaalada Bosaaso, sida ay soo tabinayaan wariyayaasha Horseed Media ee hada goobta gaaray.
Illaa iyo hada lama oga waxa uu yahay qaraxan, waxaana la xaqiijiyey inay jiraan dad ku dhaawacmay qaraxa, oo goobaha caafimaadka la geeyey.
Wixii war ah oo kusoo kordha haduu eebo idmo kala soco Horseed Media, sawirada iyo warbixin dheeraad ah.
Horseed Media

- gemini07
- SomaliNet Super
- Posts: 7100
- Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
- Location: president of amiir faroole's fan club
Re: Breaking News: Qarax ka dhacay magaalada Bosaaso!!!
Ilaahay waxna kuma aha inuu ku dhadhansiiyo waxaankhalid ali wrote:Imisa dhintay imisa dhawaca warka dee ina wadda sii

-
- SomaliNet Super
- Posts: 11194
- Joined: Tue Jan 29, 2008 6:42 am
- Location: "raganimo ninkaagii nacasnimo maxaa baday"
Re: Breaking News: Qarax ka dhacay magaalada Bosaaso!!!
did garoweonline report this?
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Breaking News: Qarax ka dhacay magaalada Bosaaso!!!
gemini07 wrote:Ilaahay waxna kuma aha inuu ku dhadhansiiyo waxaankhalid ali wrote:Imisa dhintay imisa dhawaca warka dee ina wadda sii
i just wanted the full information maxaad ii habaarii

- Twisted_Logic
- SomaliNet Super
- Posts: 12897
- Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
- Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists
Re: Breaking News: Qarax ka dhacay magaalada Bosaaso!!!
surrender wrote:did garoweonline report this?

- gemini07
- SomaliNet Super
- Posts: 7100
- Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
- Location: president of amiir faroole's fan club
Re: Breaking News: Qarax ka dhacay magaalada Bosaaso!!!
Qof jiran baad tahaykhalid ali wrote:gemini07 wrote:Ilaahay waxna kuma aha inuu ku dhadhansiiyo waxaankhalid ali wrote:Imisa dhintay imisa dhawaca warka dee ina wadda sii
i just wanted the full information maxaad ii habaarii

-
- Posts: 132
- Joined: Wed Mar 26, 2008 9:41 am
Re: Breaking News: Qarax ka dhacay magaalada Bosaaso!!!
UPDATE: Apparently it was a hand grenade!
khalid ali
I don't know who you are but I have a feeling you don't have best of attentions for this kind of subject.
surrender
garoweonline is a little slow but most other websites are reporting it
http://bosasomedia.com/details.php?id=8 ... omali_news

Last edited by reer_boqor on Wed Jul 22, 2009 2:28 pm, edited 1 time in total.
- abdisamad3
- SomaliNet Super
- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Breaking News: Qarax ka dhacay magaalada Bosaaso!!!
Qof jiran baad tahay
[/quote]
maxaad igu dawayn ma ismiidaamin
nayaa iga fagow ha isku kay ag qarxiin 

maxaad igu dawayn ma ismiidaamin

- gemini07
- SomaliNet Super
- Posts: 7100
- Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
- Location: president of amiir faroole's fan club
Re: Breaking News: Qarax ka dhacay magaalada Bosaaso!!!
khalid ali wrote:Qof jiran baad tahay
maxaad igu dawayn ma ismiidaamin

Eeyahoow uray ,waxaa ku falilahaa ma jiraan,Ibliis dhashiisa baad tahay
- FAH1223
- webmaster
- Posts: 33838
- Joined: Mon Oct 02, 2006 12:31 pm
- Location: THE MOST POWERFUL CITY IN THE WORLD
- Contact:
Re: Breaking News: Qarax ka dhacay magaalada Bosaaso!!!
khalid is sooo happy a grenade went off and killed a few people
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 17 Replies
- 63 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 0 Replies
- 493 Views
-
Last post by reer_boqor
-
- 2 Replies
- 634 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 14 Replies
- 941 Views
-
Last post by LaY-D_LicK
-
- 0 Replies
- 459 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 426 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 422 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 3 Replies
- 705 Views
-
Last post by Murax
-
- 0 Replies
- 497 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 443 Views
-
Last post by Hiiraan boy