Wadaadada Ahlu-Sunna Wal-jameeca ayaa manta magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay abaabul dagaal iyo ciidan urursi ay ka wadaan inta badan gobolada Somalia, iyagoo sheegay in ay taasi kaga gol leeyihiin qabsashada gobola ka tirsan dalka iyo dagaalka ay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab kula jiraan.
Culumaa’udiinka ayaa sidoo kale waxaa ay sheegeen in aysan jirin qilaaf u dhaxeeya Culumada Ahlu Sunna Walajamaaca,Waxaana Sheekh abuu Bakar Axmed Cali oo ah Sarkaal ka tirsan Culumadaasi uu Saxaafadda u sheegay in aysan qilaaf kala dhaxeyn dowladda KMG ee Soomaaliya.
Waxaa uu sheegay in 21-kii june ay heshiis ku wada gaareen magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya dowladda KMG ee soomaaliya iyo Culumaa’udiimnka Ahlu Sunna Waljamaaca taasoo uu sheegay in aysan dowladu wax tixgalin ah siinin Balantii ay wada galeen.
Hadalka culumada Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa imaanaya xili Maalintii doraad aheheyd qudbad uu ka hor jeediyay Barlamanka KMG ee Somaaliya Madaxweynaha dowladda KMG Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu ku amaanay dagaalada ay ka wadaan culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca gobolada dhexe ee Soomaaliya.
Viva ahlu-sunnah.
Moderator: Moderators
- zingii
- SomaliNet Super
- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Viva ahlu-sunnah.
I didn't know they were in muqdisho too. 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 1074 Views
-
Last post by zingii
-
- 2 Replies
- 799 Views
-
Last post by James Dahl
-
- 0 Replies
- 634 Views
-
Last post by snoop12
-
- 15 Replies
- 1629 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 6 Replies
- 1063 Views
-
Last post by Rabshoole
-
- 31 Replies
- 2993 Views
-
Last post by melo
-
- 3 Replies
- 714 Views
-
Last post by eyes-only
-
- 0 Replies
- 552 Views
-
Last post by COSTA
-
- 12 Replies
- 1068 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero