Xisbiga Udub iyo ololahii wacdaraha lahaa
Moderator: Moderators
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Xisbiga Udub iyo ololahii wacdaraha lahaa
Hargaysa: Xisbiga UDUB Oo Maanta daah furay ololihii doorashada madaxtooyada
Written by Qarannews
Aug 04, 2009 at 11:10 AM
Hargeysa(QarannewsXisbiga talada haye ee UDUB, ayaa maanta markii ugu horeysay ka bilaabay gobolada iyo degmooyinka Somaliland ololihiisii doorashada Madaxtooyada Somaliland.
Boqolaal ka tirsan taageerayasha xisbiga UDUB oo ku lebisan shaadhadh iyo boodhadh ay ku xardhan yihiin sawirada Musharaxa madaxweynaha Md. Daahir Rayaale Kaahin iyo Musharaxa madaxweyne-ku-xigeenka Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, qaarkoodana ay ku qoran yihiin hal-ku-dhigyo ay ku muujinayaan taageerada ay u hayaan xisbiga UDUB.
Socod ku marayey dhamaan xaafadaha magaalada Hargeysa, kuwaasoo ku dhawaaqayey erayo ay ka mid yihiin UDUB ha guulaysato musharixiinteeduna ha guuleysteen.
Dadweynahaasoo ugu dambeyntii isu soo ururay fagaaraha beerta xorriyada ee magaalada Haregysa, halkaasoo ay taageerayaashooda kala hadleen xubno ka tirsan masuuliyiinta sare ee UDUB iyo madaxa sare ka tirsan xukuumada oo uu ka mid yahay Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, ahna murashaxa xisbiga UDUB ugu tartamaya jagadaa Md. Axmed Yuusuf Yaasiin.
Waxa kaloo ka mid madaxdii dadweynaha halkaa uga qudbadeeyay xubno wasiiro ah oo ay ka mid yihiin Wasiirka Hawlaha Guud, Wasiirka Arimaha Debada, oo isagu si qoto-dheer uga hadlay arimo dhawr ah oo ay ka mid yihiin Dastuurka Somaliland, siyaasada arimaha debada iyo qabsoomida doorashooyinka Somaliland.
Gaar ahaan doorashada Madaxtooyada, waxaanu farta ku go'day booqashada labada xisbi mu'caarad ku joogaan magaalada Nayroobi, oo uu sheegay inay tahay goobtii uu muranka iyo ismaan-dhaafka weyni ka dhacay doorashadeedii, isla markaana waxa uu ku eedeeyay qaar ka mid ah madaxa halkaa joogta inay yihiin kuwii diidanaa in Somaliland Dastuur samaysto.
Inkastoo Md. Cabdilaahi Maxamed Du'caale aanu magac-dhebin midka uu yahay labada Guddoomiye ee UCID iyo KULMIYE kuwa diidanaa in Soamliand Dastuur samaysto, isla markaana doonayey in qabyaalada lagu shaqeeyo.
Ugu danbayntii waxa isaguna dadweyanahii faraha badanaa erayo kooban uga jeediyay madaxweyne ku xigeenka, mudane Axmed Yusuf Yaasiin, isaga oo dadweyanah uga mahad naqay isu soo baxooda balaadhan ee ay ku muujiyeen ololaha maanta, isla markaasina waxa uu ku guubaabiyay in ay adkeeyaan ama xoojiyaan oo ay sii laban laabaan taageerda ay u hayaan xisbiga UDUB.
La soco soco sawiro kale oo ku saabsan ololihii udub ee maanta
Qarannews

Re: Xisbiga Udub iyo ololahii wacdaraha lahaa
tan h.y sheegataa waabay waalatay, adeer 80 qof baa isu soo baxay , dadka beenta ka daaya, 80 qaad loo qaaday amba waan isu keeni karaa, stop lying to yourself wiilkaagan sacad yoonis , cuqdada H.Jeclo yaanay ku indho tirin.
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Re: Xisbiga Udub iyo ololahii wacdaraha lahaa
xkeyse_=crazzy man
cuqdad maa qabo laakiinse waxan taageeraa Xisbi adnaa waxad taageertaa xisbii so why are you cry, I think Gaboose is your uncle, keep supporting maryoo alool, you lit doqon muse or damal muse whatever

keep supporting maryoo alool, bingo
See how your Cuqdad came out, dameer foqal dameer buka, 50% of Garxajis were maryo alool and 60% of today's udub were Maryo Alool and you are supporting UDUB and so called Garxajis.

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Xisbiga Udub iyo ololahii wacdaraha lahaa
xkeyse reerkii garxajis waxay uu bahanyihin inay siiday waagii hore ahaan jiireyn inay ku noqdan 100 years ago siday ahayeen,, ama siyaaradii garxajis wa inay dhigaan ileen siidanii sii maha 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Xisbiga Udub iyo ololahii wacdaraha lahaa
kii garxajis jab oo kala jab sidii jebertikhalid ali wrote:xkeyse reerkii garxajis waxay uu bahanyihin inay siiday waagii hore ahaan jiireyn inay ku noqdan 100 years ago siday ahayeen,, ama siyaaradii garxajis wa inay dhigaan ileen siidanii sii maha

- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Re: Xisbiga Udub iyo ololahii wacdaraha lahaa
xkeyse waa dameeri dhaanraacdey, Faqaash, snm, Maryo'alool, Sahan, Udub, Qaran, Kulmiye and maryo'alool again (fuck u gaboose and its supporters)
Bal maxad ku taageerta gaboose maa noosheegii karta?
Xkeyse inan yarbad tehee halaa sheekaysan ragaa kuu dhali karaa
Bal maxad ku taageerta gaboose maa noosheegii karta?
Xkeyse inan yarbad tehee halaa sheekaysan ragaa kuu dhali karaa
Re: Xisbiga Udub iyo ololahii wacdaraha lahaa
Dameerka Bancade daaqa ee Dacas Yoonis gaagaab, dhagayso laangaabyow xumi, iam Muuse Cabdalle not Muuse Care horta, ta labaad somalidu waxay ku maah maahdaa "midgaantu intay gude kale ka shaqanyaso buu keedu qudhmaa" adeer hadaan anigu Dr Gaboose raacsanay , Dr Gaboose waana nin SNM ah waana Nin Habar Yoonis ah.
Bal adigu maxaad ku raacsantay Riyaalaa Gedabursi ee Faqashta ah ma hooyadaa buu la qayilaa oo halkaas baa lagaa biilaa?
Bal adigu maxaad ku raacsantay Riyaalaa Gedabursi ee Faqashta ah ma hooyadaa buu la qayilaa oo halkaas baa lagaa biilaa?
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Re: Xisbiga Udub iyo ololahii wacdaraha lahaa
inaa ilaah waar wuxu ileen muse cabdaluu aha
ma muuse cabdalaa gaagaabaa dheereer iigu faanaayaa ,
wixi igaa kaa soo galaa waxan kala xidhiidhayaa Jamaac yaasiin, Saciid sulub iyo reer Caynaanshee,
laakiinse xkeysow ma waxad laa duday inadeerkaa Duur,
adeerkaa c/raxmaan ciro dhakawaynenaa faysal cali waraabaa badhida jilicsan kaa taabtaa
mida kale xisbiyada Somalilandka jiraa maxay is dhaaman ama Udub, ucid, kulmiye taageero.
Long time I was Udub and I will stay and be Udub supporter insha allah no mater what

Bohol iyo karaman wrote:inaa ilaah waar wuxu ileen muse cabdaluu ahama muuse cabdalaa gaagaabaa dheereer iigu faanaayaa ,
wixi igaa kaa soo galaa waxan kala xidhiidhayaa Jamaac yaasiin, Saciid sulub iyo reer Caynaanshee,
laakiinse xkeysow ma waxad laa duday inadeerkaa Duur,
adeerkaa c/raxmaan ciro dhakawaynenaa faysal cali waraabaa badhida jilicsan kaa taabtaa
mida kale xisbiyada Somalilandka jiraa maxay is dhaaman ama Udub, ucid, kulmiye taageero.
Long time I was Udub and I will stay and be Udub supporter insha allah no mater what
I think i will not be mistaken if i call you the term ''blind following''
because that's how you came across.
ninkan hoosta ku qoran sii tolnimo leh bu kula hadlay.
XKeyse_ wrote:Dameerka Bancade daaqa ee Dacas Yoonis gaagaab, dhagayso laangaabyow xumi, iam Muuse Cabdalle not Muuse Care horta, ta labaad somalidu waxay ku maah maahdaa "midgaantu intay gude kale ka shaqanyaso buu keedu qudhmaa" adeer hadaan anigu Dr Gaboose raacsanay , Dr Gaboose waana nin SNM ah waana Nin Habar Yoonis ah.
Bal adigu maxaad ku raacsantay Riyaalaa Gedabursi ee Faqashta ah ma hooyadaa buu la qayilaa oo halkaas baa lagaa biilaa?
ruuxi baxaya dawoo malehe.
udub tadad iska ahow. lakin baal waxad ku racaday noo sheeg?
dahir riyale intuu wadanka haystay, ee uu qabtay,
it's a faire question.
- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Xisbiga Udub iyo ololahii wacdaraha lahaa
Anigu beri horaan sheegay kan Bohol iyo karamaan la yidhaahdo way ku khasaareen reerkii Sacad-yonis. Bohol iyo karamaanow Waxaad ku fiicantahay in lagugu cesho Bancade si'aad geelii yaaca DHOONBIR ugu noqotid.
Le justicier RW
Le justicier RW
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 65 Replies
- 3238 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 0 Replies
- 499 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 31 Replies
- 1886 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 0 Replies
- 511 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 2 Replies
- 504 Views
-
Last post by Bohol iyo karaman
-
- 10 Replies
- 770 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 6 Replies
- 693 Views
-
Last post by Cumar-Labasuul
-
- 0 Replies
- 351 Views
-
Last post by Bohol iyo karaman
-
- 4 Replies
- 484 Views
-
Last post by Cali_Gaab