Dadka Puntland ee ku dhaqan dibada iyo gudaha Soomaaliya oo
Posted: Fri Aug 07, 2009 2:20 am
Dadka ku dhaqan gudaha Gaalkacyo oo ay AllPuntland wax ka weydiisay xaaladahan ayaa sheegay in ay taageeri doonaan go'aan kasta oo ka soo baxa dowladda Puntland, ayna qaadi doonaan talaabo kasta oo ay ku taageerayaan soo qabashada dambiilayaashii ka dambeeyey falkaasi iyo dadkii gacanta siiyeyba.
http://www.allpuntland.com/article/anmv ... a=5785&z=2
http://www.allpuntland.com/article/anmv ... a=5785&z=2