Thnx Xabiibti...And ala it's quruxleey, qaali luula, qalbi nuura, qurux dumar, qoor dheer, qalanjadii qurxooneyd!
Don't mind me...ama start my DUCO 101 right this minute :
Ilaahay mid kheyr qabo oo hooyo fiican oo daughter-inlawgeeda jecel leh ha ku siiyo...
Ilaahay mid jakanoos aheyn oo kala xiran oo muruqyadiisa six pack ka qatarsanyihiin ha ku siiyo...
Ilaahay mid duceysan oo darajo leh oo dakado kuu dhisa ha ku siiyo...
Ilaahay mid dunida oo dhan kugu wareeja oo dhulkaba ku dhiginee ku kool koolsha sidii cunug yar oo labo sano jira ha ku siiyo...
Ilaahay mid baari ah oo dalkiisa iyo dadkiisaba anfaco ha ku siiyo...
Ilaahay mid kuu duug duuga oo Victoria Secret kaaga soo shop gareeya ha ku siiyo...SHOULD I CONTINUE?
Nayaa laakin watch out, now a days it's better to check out what type of woman the Farah's mother is than really the son...if the mom is evil, iska ilow faraxaas waa jini la'qaad moma's boy ah oo aan rajo leyn!

CHEERZ
