Page 1 of 2
The last city falls to Ahlu Sade Wal Jama
Posted: Tue Aug 11, 2009 6:34 am
by CoolPoisons
Wararka laga helayo deegaanka Ceel-Dheer ee gobolka Galgaduud ayaa sheegayo in manta ay halkaasi isaga baxeen ciidamadii Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, iyadoo ay deegaanka gacan ku heyntiisana la wareegeen wadaadada Ahlu-Sunna Wal-jameeca si nabad ah.
Wararka ayaa intaasi ku darayo in ciidamo badan oo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Shabaab ay magaalada Ceel-Dheer isaga ruqaansadeen kadib markii gudaha deegaanka Ceel-Dheer lagu arkay ciidamo kale oo taabacsan ururka Ahlu-Sunna Wal-Jameeca, dadka deegaanka ayaa xaqiijiyey in hadda ay ku sugan yihiin deegaankaas ciidamo wata calamada lagu karto dariiqada Ahlu Sunna Wal-jameeca.
Lama sheegin wax iska hor imaad ah oo ku dhexmaray labada dhinac gudaha deegaankaas, laakiin wararka qaar ayaa muujinayo in uu jiray iska dhac kooban oo ciidamada Al-Shabaab iyo Ahlu-Sunna ku dhexmaray duleedka deegaanka Ceel-Dheer, khasaarese lama soo tabin.
Saraakiil ka tirsan Ahlu-Sunna oo gobolkan ku sugan ayaa laf ahaantooda xaqiijiyey in ay qabsadeen Ceel-Dheer, iminkana ay ciidamadooda joogaan.
Gobollka Galgaduud ayaa bilihii u dambeeyey waxaa dagaallo culus oo salka ku haya cidda maamuleysa uu ku dhexmarayey Al-Shabaab iyo Ahlu Sunna, iyadoo degmooyinka badankood ay xukumaan ururka Ahlu-Sunna Wal-jameeca.
Gedoweb
Caabudwaaq/Galgaduud
Gedowebnews@hotmail.com
Re: The last city falls to Ahlu Sade Wal Jama
Posted: Tue Aug 11, 2009 6:35 am
by CoolPoisons
Soon waxa lagu dhawaaqaya Galgadudland
Re: The last city falls to Ahlu Sade Wal Jama
Posted: Tue Aug 11, 2009 6:45 am
by Xamud.
Cool
Saxiib who are these Ahlu Sade wal Jama you allways speak of? do you mean Sunnah Wal Jameca?
Re: The last city falls to Ahlu Sade Wal Jama
Posted: Tue Aug 11, 2009 6:53 am
by Twisted_Logic
Xamud. wrote:Cool
Saxiib who are these Ahlu Sade wal Jama you allways speak of? do you mean Sunnah Wal Jameca?
The poor thing thinks Alhu Sunnah is a Marehan entity

Re: The last city falls to Ahlu Sade Wal Jama
Posted: Tue Aug 11, 2009 6:57 am
by Advo
Cool you are using the SADE name in vain......It's strictly reserved for during the time of peace and tranquillity, when beesha is reaching out with an olive branch.
Re: The last city falls to Ahlu Sade Wal Jama
Posted: Tue Aug 11, 2009 6:59 am
by Xamud.
Re: The last city falls to Ahlu Sade Wal Jama
Posted: Tue Aug 11, 2009 7:00 am
by CoolPoisons
This their official site
http://ahlusunna.org
http://mustaqiim.com
most of the interviews are the Marehan wadaads in Abudwaq and Balanbal
Twisted Logic is Ur hatred for Marehan back again?
Advo. Ahlu Sade Wal Jama's a peaceful name
Re: The last city falls to Ahlu Sade Wal Jama
Posted: Tue Aug 11, 2009 7:01 am
by CoolPoisons
Xamud Abdi Wal's a warlord in Mogadishu. He has nothing to do with Ahlu Sade Wal Jama.
There are 2 Ahlu Sade Wal Jama forces. 1's with Jale Bare Hirale in Dolow Gedo and other are in Galgdud.
Re: The last city falls to Ahlu Sade Wal Jama
Posted: Tue Aug 11, 2009 7:04 am
by Xamud.
Cool
Saxiib I have been told that Cabdi Waal is behind the entire Sunnah Al jameca thing in Galgaduud, they are being armed by ethiopia and they have their own agendas, but they are allied with the sufis.
Re: The last city falls to Ahlu Sade Wal Jama
Posted: Tue Aug 11, 2009 7:08 am
by Twisted_Logic
Actually, this none-sense is only spewed on SNET. Ahlu Sunnah are made up of many subclans from Galgaduud whose life of sufism is posed a threat by radical wahabbism. It is not a clan entity as the Marehan kids on SNET make it out to be. If they were Marehan, Gedo would have been freed.
Re: The last city falls to Ahlu Sade Wal Jama
Posted: Tue Aug 11, 2009 7:10 am
by CoolPoisons
Here's Marehan from Nairobi supporting ahlu Sade Wal Jama
Shir Deg Deg ah oo Beesha Sade Isugu Yimaadeen Nairobi
http://www.ahlusunna.org/view.php?id=314
Baaq Taageero oo ku wajahan Beesha Sade Gal-guguud
http://www.ahlusunna.org/view.php?id=415
Marehan in Minesota say we support Ahlu Sade Wal Jama
viewtopic.php?f=26&t=205491&start=0
Ciidamo ka tirsan urur diimeedka Ahlu suna waljamaaca oo ku biiray maleeshiyada Bare Hiiraale ee ku sugan degmada Doolow
http://www.xog-waran.com/xog-waran12April2009Dolow.html
Marehan Nairobi support Ahlu Sade Wal Jama
http://www.gedoonline.com/?p=90
Re: The last city falls to Ahlu Sade Wal Jama
Posted: Tue Aug 11, 2009 7:11 am
by CoolPoisons
Xamud. wrote:Cool
Saxiib I have been told that Cabdi Waal is behind the entire Sunnah Al jameca thing in Galgaduud, they are being armed by ethiopia and they have their own agendas, but they are allied with the sufis.
Maya waa been. he tried using it but afka laga darbaaxay
Twisted_Logic dont worry. Ahlu Sade will soon liberate Jowhar from the Shiskabab.
Re: The last city falls to Ahlu Sade Wal Jama
Posted: Tue Aug 11, 2009 7:11 am
by Twisted_Logic
CoolPoisons wrote:This their official site
http://ahlusunna.org
http://mustaqiim.com
most of the interviews are the Marehan wadaads in Abudwaq and Balanbal
Twisted Logic is Ur hatred for Marehan back again?
Advo. Ahlu Sade Wal Jama's a peaceful name
What is Marehan's position today that they should be hated for?

Re: The last city falls to Ahlu Sade Wal Jama
Posted: Tue Aug 11, 2009 7:13 am
by Twisted_Logic
CoolPoisons wrote:Xamud. wrote:Cool
Saxiib I have been told that Cabdi Waal is behind the entire Sunnah Al jameca thing in Galgaduud, they are being armed by ethiopia and they have their own agendas, but they are allied with the sufis.
Maya waa been. he tried using it but afka laga darbaaxay
Twisted_Logic dont worry. Ahlu Sade will soon liberate Jowhar from the Shiskabab.
I support the Ahlu Sunnah guys, but in the long run, Somalia needs to do away with political Islam. It only leads to manipulation, misuse of religion, anarchy and "my Islam is better than your Islam," none-sense that we see today.
Re: The last city falls to Ahlu Sade Wal Jama
Posted: Tue Aug 11, 2009 7:17 am
by Xamud.
Well Sunnah Wal Jameca(Who ever runs it) is much better then anything else right now, my relatives in Gaalkacyo told me that the Baraxley neighbourhood of Gaalkacyo is in their hands and they have been doing good work so far, they are actually working with the Galmudug authority.