Ku: Dhamaan Odayaasha, gabdhaha, dhalinyarada, culumaa’udiiinka, aqoonyahanada iyo dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada ee dagan London/UK
Ka: Guddiga qabanqaabada guud ee beesha Sade
Ujeedo: Kalfadhi – Wadda tashi guud
Waxaa sharaf way inoo ah inaan idinku casuuno kalfadhidhiga buuxa ee beeshu si wada jir ah oga arinsanayso xaaladaha kala duwan ay soo martay iyo kuwa ku soo fool leh mustaqbalka dhaw.
Kadib markii lasoo afmeeyray daraasad dheer oo ku saabsan tadawarka ay soo martay beeshu tan iyo 1990kii (dagaaladii sokeeye) ee Jamhuuriyaddu Soomaaliya ay gashay xaalado ka dhan ah jiritankeeda, sharafteeda, midnimada ummadda Soomaaliyeed iyo xaalado aad u qalifsan ee saamaysay dhamaan bulshada weynta Soomaaliyeed ama ha ahaayo bur-burkii dhaqaalaha ama ahaato nabadgalyo la’aan iyo tacliin la’aan (mid Diineed and maadi).
Waxaan ka codsanaynaa dhamaan qaybaha faraha badan ee ay ka kooban tahay beeshaas in maalinta Sabtida ee bisha 10ka October marakay saacaddu (GMT) tahay 10:00 uu bilaaban doono kalfadhiqa, dhamaanna doono 17:00. Dhamaan ka soo qayb galayaashu waxay heli doonaan qado, iyo cabitaan fudud intuu kulanku socdo.
Waxaan idinku bishaareynaynaa inaad la kulmi doontaan jawi wanaagsan oo ku dheehan ismaqal,qadarin iyo soo dhaween heersare ah.
FG: Waxaa idinla soo socodsiin doonaa madasha kalfadhiga goorta u horaysa ee ay noo suurto gasho haddu Alle yiraahdo.
waxii faafaahin ah kala xiriira
Xoghaynta Guud ee beesha sade London/Uk/Europe
Mudane Mahad Abdullahi Jama Barre Cascasay
Mahadsanidiin
Statesman
Gedoonlinenews@gmail.com
http://www.gedoonline.com/?p=7438
Ogaysiis:Shirka Beesha Sade ee London Uk
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 659 Views
-
Last post by Cirwaaq
-
- 1 Replies
- 471 Views
-
Last post by zingii
-
- 3 Replies
- 1017 Views
-
Last post by MarsinQorahay
-
- 0 Replies
- 8411 Views
-
Last post by KingBlack
-
- 21 Replies
- 1593 Views
-
Last post by MALMAHA
-
- 31 Replies
- 1870 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 7 Replies
- 1514 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 1 Replies
- 519 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 18 Replies
- 2201 Views
-
Last post by DawladSade