Ahlu-Sunna takes over (galcad, Galguduud)

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Ahlu-Sunna takes over (galcad, Galguduud)

Post by zingii »

Ahlu Suna Waljameeca oo sheegatay in ay la wareegeen gacan ku heynta deegaannka Galcad ee Gobalka Gal-gaduud

Axad, August 16, 2009(HOL): Af-hayeen u hadlay Ururka Ahlu Sunna Waljameeca ayaa sheeca ka qaaday in ay la wareegeen gacan ku heynta deegaannka Galcad oo ka tirsan Gobalka Gal-gaduud kaddib dagaalo maalmihii aynu soo dhaafnay ay la galeen Xoogagga Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Shiikh C/raxmaan Abuu Yuusuf oo ah Af-hayeenka u hadlay Culimada Ahlu Sunna Waljameeca ayaa sheegay in dagaaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay deegaannka Galcad dhinacooda kaga geeriyoodeen 14 Ruux, waxaana uu intaas ku daray in dhinacii ka soo horjeeday ay ka dileen ku dhawaan 80 ruux isla markaana ay ka qabsadeen noocyada gaadiidka dagaalka isagoo intaa sii raaciyay in hadda Ciidamadoodu gacanta ku hayaan deegaannka Galcad.

Shiikh C/raxmaan Abuu Yuusuf waxaa kaloo uu sheegay in markii hore Xoogagga Al-Shabaab ay soo weerareen deegaannka xili sida uu hadalka u dhigay ay ku sugnaayeen dad rayid ah, waana tan keentay ayuu yiri in markiiba Ciidamadeenu gaaraan goobtaa.

Inkastoo sheegashadaasi tahay mid ka timid hal dhinac oo kaliya haddana ma jiro ilaa hadda wax war ah oo ka soo baxay dhinaca Xoogagga Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee dagaalku dhaxmaray Ahlu Sunna Waljameeca.

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
diini@hiiraan.com
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Ahlu-Sunna takes over (galcad, Galguduud)

Post by zingii »

And it begins.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Ahlu-Sunna takes over (galcad, Galguduud)

Post by CoolPoisons »

kaaly zingii adiga horta yaa tahay. Ma Rer Balanbal baa tahay mise Rer Koshinka Rer Gedo?
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Ahlu-Sunna takes over (galcad, Galguduud)

Post by zingii »

I was born in MUQDISHO
mY DaD was born in Gedo.

So i guess that makes me Gedonian. :mrgreen:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”