tigreegi oo baledweyne la wareegay
Posted: Thu Aug 20, 2009 4:00 am
War Deg-Deg ah: Ciidamo xabashi ah oo qabsaday Baladweyne
--------------------------------------------------------------------------------
Published: 20 August 2009
KN: Ciidamo tirro baddan oo xabashi ah ayaa lagu soo waramayaa in ay galeen magaalada Baladweyne maalin kadib markii DKMG ah ay ku dhawaaqdey xukun degdeg ah
Ciidamada xabashida oo ku jooga gaadiid dagaal oo badan ayaa la sheegey in ay ku suganyihiin garoonka dayuuradaha Baladweyne halkaasi oo ay saakay soo gaareen.
imaanshahooda wuxuu imanayaa xilli dhaqdhaqaaq ciidan gobolka Hiiraan ay ka wadaan ciidamo taabacsan DKMG ah, lama shaacin ujeedka imaanshaha ciidamada xabashida hase yeeshee waxaa la filaya in ay qeyb ka yihiin gulufka colaadeed ee DKMG ah ka waddo Hiiraan
wixii warar ah ee kusoo kordha kala soco KismaayoNews