Ninka leh Udub haa dhoco waa nin leh Somaliland haa dhacdo

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Ninka leh Udub haa dhoco waa nin leh Somaliland haa dhacdo

Post by Bohol iyo karaman »

Udub haa dhaco waa somaliland haa dhacdo, lagamanaa yaabo in ay somaliland caaruur iyo dumaar meel laysugu keenay uu burburayso ee way jiridoonta.
Burao_Media
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 338
Joined: Fri Apr 10, 2009 3:14 am
Location: nin sahan tagay oo u dhexeeya Gaashamo, Danood iyo Wardheer.......

Re: Ninka leh Udub haa dhoco waa nin leh Somaliland haa dhacdo

Post by Burao_Media »

allaley, nin caaqli leh ba tahay, logical conclusion :sland: :up: :sland:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Ninka leh Udub haa dhoco waa nin leh Somaliland haa dhacdo

Post by Khalid Ali »

anbay udub dimuqradiyada somaliland dumminaysa marka wa in udub la iska qabta ta kaliya eeh la ilaalinaya wa dastuurka iyo sharciga somaliland qof walba xisbigu doona ha tageero ciidna is qasbi mayso laakin dastuurka iyo sharciga dalka uu yaala aya na kala saaraya :up:
User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: Ninka leh Udub haa dhoco waa nin leh Somaliland haa dhacdo

Post by GENERAL_SNM »

Kulmiye wa HJ and when its running :sland: . :sland: will be HJ. :shock: :up:
I see your fears, and this is how I feel :clap: :lol: :P
User avatar
salafi_student
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2223
Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
Location: If you would only listen, I can educate you!

Re: Ninka leh Udub haa dhoco waa nin leh Somaliland haa dhacdo

Post by salafi_student »

Bohol iyo karaman wrote: lagamanaa yaabo s/land in caaruur iyo dumaar meel laysugu keenay uu burburayso ee way jiridoonta.

The thought of it is hilarious......lol .....A Man who is frightened of women and kids, shouldn't be a leader ....lol


In UK, Nin-kaasoo kale bac madoow beey dibada u dhigaan...
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Ninka leh Udub haa dhoco waa nin leh Somaliland haa dhacdo

Post by SahanGalbeed »

War xita anigii ba ka daalay UDUB-ta , tan iyo berigii Ina Cigaal bay sidii wax dhaktar usoo qoray oo kale ku dhegan yihin kursiga ..iska eega ku dhaha abiihiin iyo !!
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Ninka leh Udub haa dhoco waa nin leh Somaliland haa dhacdo

Post by Bohol iyo karaman »

[quote="SahanGalbeed"]War xita anigii ba ka daalay UDUB-ta , tan iyo berigii Ina Cigaal bay sidii wax dhaktar usoo qoray oo kale ku dhegan yihin kursiga ..iska eega ku dhaha abiihiin iyo !![/quote]

Dhatar uu maa qoriin kursigaa laakiinse waa in wado sax ah lagagalaa wareega, meesha xoog maa yaalo ee waa in las fahmaa qolyahaa mucaaradku ha fahmaan macnaahaa mucaaradkaa maa ahaa in ay yidhaahdaan Udub haa dhoco, Doonimayno Rayaale Doorawayne iyo waxa laa halmaalaa.

Waxan aaminsanahay hadii mucaarad iyo muxaafidbaa lalaa shaqeeyo dawladaa somaliland horumar gaadhi karto, Xukumaadaa waxqabadkaa lagu liidaayo waxa waa maasuulka ah Mucaaradkaa indhaha'la ee aqoon daradu hayso. Gaboose, Siilaanyo, Maxamed Xaashi, Muuse biixi, Maxamed Kaahin iyo niman badan oo macaaradkaa mantaa kaa mid ahii miyaanay xilaal horee ugaa soo qabaan somaliland may horumar gaadhsiiyaan somaliland(we know who they are,"Warlords"). nimaankan korku soo sheegay somaliland haday kursigaa qabtaan burburkaa somaliland baa kow ah tanaa igaa qoraa.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Ninka leh Udub haa dhoco waa nin leh Somaliland haa dhacdo

Post by Khalid Ali »

Dhatar uu maa qoriin kursigaa laakiinse waa in wado sax ah lagagalaa wareega, meesha xoog maa yaalo ee waa in las fahmaa qolyahaa mucaaradku ha fahmaan macnaahaa mucaaradkaa maa ahaa in ay yidhaahdaan Udub haa dhoco, Doonimayno Rayaale Doorawayne iyo waxa laa halmaalaa.

Waxan aaminsanahay hadii mucaarad iyo muxaafidbaa lalaa shaqeeyo dawladaa somaliland horumar gaadhi karto, Xukumaadaa waxqabadkaa lagu liidaayo waxa waa maasuulka ah Mucaaradkaa indhaha'la ee aqoon daradu hayso. Gaboose, Siilaanyo, Maxamed Xaashi, Muuse biixi, Maxamed Kaahin iyo niman badan oo macaaradkaa mantaa kaa mid ahii miyaanay xilaal horee ugaa soo qabaan somaliland may horumar gaadhsiiyaan somaliland(we know who they are,"Warlords"). nimaankan korku soo sheegay somaliland haday kursigaa qabtaan burburkaa somaliland baa kow ah tanaa igaa qoraa.


waxa weyaan inad fahantiid marka ugu horeysa mabdah bay tahay kulmiye iyo ucid shakhsiyaad ka ku jira na wad aqoon baddan
Wa dr gaboose
wa Eng Maxammad xashi cilmi
Wa silanyo he did a master and is a great politician since 1960
Wa dr maxmamad abdilahi cumar phd he is the future foreign minister of kulmiye
what warlords are you talking about sxb daahi riyaale was part of the former siyaad government you accept him what did ina biixii and ina kahin do what is so bad
ina kahin and selebaan gaal and ina bixii and silanyo took part of the estebleshmend of somaliland when cigaal was president and they contribute alot what somaliland is today. What did riyaale do the passed 7 years. Is nothing
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Ninka leh Udub haa dhoco waa nin leh Somaliland haa dhacdo

Post by Bohol iyo karaman »

Khalid Cali You need to grow up and open yours eyes brother,

I am not talking about their Education background I'm trying to show us their Political experiences and who realy they are.

Some of these guys need to be retire such as Siilaanyo whose been politician over 40 yrs. Siilaanyo Isn't phisicaly capleable to lead Somaliland this time, his brain is not function well, this man needs
especial treatement and look after but the problem's that some clans are pushing him wrong way.
User avatar
salafi_student
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2223
Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
Location: If you would only listen, I can educate you!

Re: Ninka leh Udub haa dhoco waa nin leh Somaliland haa dhacdo

Post by salafi_student »

^^^^^^^^

Bohol iyo karaman, is a true patriot.


I just wished if you were that strong in Islam too, but good on you bro for wanting good on your people!
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”