http://shabelle.net/Maamulka Xisbul Islaam ee gobolka Gedo oo sheegay in ay si buuxda ugu biireen Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin.
Ururka xisbul islaam ee gobolka Gedo ayaa waxaa ay sheegeen in rasmi ahaan ay ugu biireen Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee gobolkaasi.
Masuuliyiin ka tirsan Ururkii Xisbul Islaam ee gobolka Gedo ayaa hadal ay shalay galinkii dambe ka soo saareen magaalada Luuq waxaa ay ku sheegeen in ay si buuxda uga mid noqdeen Xarakada Mujaahidiin Al Shabaab ee Maamula inta badan degmooyinka gobolka Gedo.
Kusimha gudoomiyaha Maamulka degmda Luuq ee Ururka Xisbul Islaam Axmed Max’uud Salaad (Suudaani oo Shabelle la hadlayay ayaa waxaa sheegay in lulan balaaran oo ka dhacay degmada Luuq kadib la isku afgartay in Ururka Xisbul Islaam ee gobolka Gedo uu la midoobo Xarakada Mujaahidiinka AL Shabaab iyadoo la qaadanayo magaca Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin.
Arintaani ayaa timid kadib markii magaalada Luuq ay ku kulmeen Masuuliyiin ka kla socotay Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab iyo Ururka Xisbul Islaam kuwaasi oo ka kala yimid degmooyinka uu ka goobanyahay gobolka Gedo taasoo looga arinsanayay sidii loo dar dar gali lahaa halganka loogu jiro sidii loga hortagi lahaa ciidamada gobolkaasi isku aruursanaya.
Sidoo kale madaxa Amniga Xarkatu Shabaabul Mujaahidiin ee gobolka Gedo Haaruun Xuseen Ibraahim oo isna la hadlayay Idacada Shabelle ayaa waxaa uu sheegay in ay si weyn u soo dhaweynayaan taabada Xisbul Islaam ay ugu soo biireen.
Xisbul Islam in Gedo Dissolve into Alshabab
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

Re: Xisbul Islam in Gedo Dissolve into Alshabab
yeah, i was just reading that awhile ago from Shabelle, the most relaibale news website....
midnimo is an important tool that is needed at time like this, but let us see how things go out in a few days.
midnimo is an important tool that is needed at time like this, but let us see how things go out in a few days.
Re: Xisbul Islam in Gedo Dissolve into Alshabab
nice thats the first step to victory,raga waa ineey hal saf galaan. 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 514 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 5 Replies
- 725 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 0 Replies
- 550 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 2 Replies
- 433 Views
-
Last post by ababanoah
-
- 0 Replies
- 9 Views
-
Last post by Jam Street
-
- 5 Replies
- 1164 Views
-
Last post by ModerateMuslim
-
- 144 Replies
- 10867 Views
-
Last post by abdalla11
-
- 0 Replies
- 5 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 3 Replies
- 728 Views
-
Last post by Kanada
-
- 16 Replies
- 1392 Views
-
Last post by Murax