Gaashaamo(Qaranews)-War naga soo gaadhaya degmada Gaashaamo ee degaanka ismaamulka soomaalida Kililka 5-aad ayaa sheegaya in laba qof ku dhinteen laba kalena ku dhaawacmeen gaadhi Toyota Landcruiser ah oo siday qaad isagana gooshi jirey Gaashaamo iyo Danood,marayeyna meel u dhow tuulada Lebiyada oo 80 Km Koonfur kaga beegan Gaashaamo, kadib markay rasaaseeyeen shufto ka tirsan ururka argagixisada ONLF.
Dhacdadan foosha xun oo dhacday shalay(Isniin),waxa labadii marxuum lagu aasay degmada Gaashaamo,halka labadii dhaawaca ahaana loo soo gudbiyey dhinaca burco,iyadoo lagu daweynayo cibitaalka guud ee Burco.
Ilaa iyo hadda lama oga ujeedada dhabta ah ee ka dambeysay xasuuqa dadkaas shicibka ah ee aan waxba galabsan loo geystey, balse waxa loo aanaynayaa in loo laayey inay dhalasho ahaan ka soo jeedaan Soomaaliland.
Ma aha markii ugu horeysey ee ururkan argagixisada ah ee ONLF uu falal waxashnimo ah oo islaamnimada iyo soomaalinimada ka fog uu kula kaco shacbiga degaanka,balse dhowrkii sano ee u dambeeyey wuxuu dil,dhac,kufsi iyo gubid hanti u geystay kumanyaal shacbi ah oo aan waxa galabsan, oo degaanka kasoo jeeda.
Shir degdeg ah oo ay isugu yimadeen qurbojooga degaanka Gaashaamo ayaa lagu lafa guray hindise ah sidii loo sameyn lahaa ciidan gaar ah oo ugaadhsada ciddii lagu tuhmo inay ka mid tahay ururkaas argagixisada ah ee falal axmaqnimo ah raba inay ka fuliyaan degaanka. Waxa soo yaraanaya dulqaadkii dadka degaanka oo aan intaas in ka badan u sii dulqaadan doonin falalkaas waxashnimada ah ee shuftada argagixisada ONLF kula kacayaan shacabka degaanka.
Qarannews desk
ONLF oo shacab ku xasuuqday Danood oo ka tirsan Gaashamo
Moderator: Moderators
-
- SomaliNetizen
- Posts: 338
- Joined: Fri Apr 10, 2009 3:14 am
- Location: nin sahan tagay oo u dhexeeya Gaashamo, Danood iyo Wardheer.......
Re: ONLF oo shacab ku xasuuqday Danood oo ka tirsan Gaashamo
Let Udub and Siciid Sulub help them 

- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: ONLF oo shacab ku xasuuqday Danood oo ka tirsan Gaashamo

-
- SomaliNetizen
- Posts: 338
- Joined: Fri Apr 10, 2009 3:14 am
- Location: nin sahan tagay oo u dhexeeya Gaashamo, Danood iyo Wardheer.......
Re: ONLF oo shacab ku xasuuqday Danood oo ka tirsan Gaashamo
Waa baajuntan, listen there is no "they" and "us" we are all somali, or did that crap that Xarbi Dhere's boyfriend that 'there is Ogadinia' we'll we gonna change it to Somali Galbeed.hanqadh wrote:![]()
why cant they just tell the whole story maxaa beenta ku wata
-
- Posts: 131
- Joined: Tue Aug 25, 2009 2:18 pm
Re: ONLF oo shacab ku xasuuqday Danood oo ka tirsan Gaashamo
Time to regroup. 

- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: ONLF oo shacab ku xasuuqday Danood oo ka tirsan Gaashamo
Burao_media its clear this report is fabricated...its serve's no justice to anyone by not reporting the truth, when i said they , i meant qaran news.
its a shame that many of you are blanketed by this qabiil iron curtain...ehelkeyga baa ONLF ku jira, kuna dhintey, xaq ku maha inaa dadkaas lagu been abuurto dhulkooda dhiiga u huray...sometimes people choose to remain ignorant than be educated on something, we can debate issues of name and so on but when it come's to openly lying about or twisting the facts it does a disservice To the men and women oo geeri ka doortay nolol...all because of a common cadow, ONLF did not take arms because of reer gaashamo, or any other Somali,Nor did they bar them from joining any effort....Somali galbeed, Ethiopia, ogadenia waa wada magacyo la bixiyay ee ka kaca hurdada oo dadkiina A.K garabka ka qabsada..it doesnt make a difference but history will judge accordingly.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 25 Replies
- 2092 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 6 Replies
- 1114 Views
-
Last post by new-york24
-
- 9 Replies
- 1043 Views
-
Last post by EEGA9
-
- 6 Replies
- 996 Views
-
Last post by ina aadan
-
- 1 Replies
- 329 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 1 Replies
- 261 Views
-
Last post by Shonuff
-
- 25 Replies
- 1653 Views
-
Last post by MujahidAishah
-
- 8 Replies
- 1154 Views
-
Last post by TheGrumpyGeeljire
-
- 38 Replies
- 2451 Views
-
Last post by Siciid85