War xayawaankaan yaa umada ka qabta.
Surrender, miskiinsindaa ina'adeer. Ninkani waa doqon keyboard heley oo wuxuu doono qora. Waadna garan gartaa ujeedadiisa gaarka ah taasoo ah inuu dad walaalo ah isku diro.
Ee ka digtoonoo labadaan nin.
Oldenglish oo wata magaca Duceysane. Waa nin Habar Yoonis ah oo ay Leelkasaha reer abti u yihiin Warsangeliga aad u kala yaqaan sidaas darteedna ku adeegta si naxariis daro ah magaceena sharafta ah.
Paidmonk oo wata Nomad. Inkastoo oo wiilkani ka dhashey beesha Ciisa Maxamuud, wuxuu aad ugu deydaa Oldenglish. Waxaana isaga jirta cuqdad Warsangeli oo ka timid xagaa iyo reerahiisa oo asalkood degenaa Kismaayo. Wuxuu doonuu qoraa waana nin aaminsan in gobolada Sool iyo Sanaag ay ka mid yihiin 'Somaliland' inkastoo reer Maakhir ay xataa beesha Reer Yuusuf (Dubeys) ay degaan u leeyihiin gobolka Bari oo aan laga aqoon Ciise Riyoole.
Tan sedexaadna waa ciyaalka Mareexaan oo u heysta inaan aniga ku ahey cadaw qabiilkooda. Inkastoo aan reerka Mareexaan aan aad u ciseeyo saaxiibo baddana oo reerkaa ah aan leeyahey.
Hadaad aragtid anigoo wax ja sheegaya Sade, waa mar aan is leeyahey canaano ama sax qaladaad iyo fikrado iyaga xataa wax u dhimaya sida sheegashada Kismaayo iyo dib u hanashadeeda.
Recordkeygana waxa aan intaa ka badneyn ku arki meysid walle iyo bille. Laakiinse, runta cidna ma jecla waana ila colooween oo had iyo jeerna waxay ka dhaadhacsiiyaan dadka kale ee aan tixraacin fikradaha ii gaarka inaan ka dashey beesha Hawiye

oo aan necebahey Sade. Waa wax laga murugoodo runtii.