Page 1 of 2

This sec. became calaacal section miyaa

Posted: Mon Aug 31, 2009 4:03 pm
by Rightwing
What's all this campaign Daahir rayaale this Daahir rayaale that? Its true he has done nothing for the pass 7 years. however, it's clear the other two candidates are unfit to lead this nation. I don't understand why you don't understand xaqiiqada intaa caadifiyada yaree caantaynka meel walba lasoo taagan tihiin

Re: This sec. became calaacal section miyaa

Posted: Mon Aug 31, 2009 4:10 pm
by Keyse_0208
this reminds me of this scene in Qabyo ... Dowwwn,, Stupid Dooown.. Hisotry doowwwnnnn :lol: :lol:


start at 2:27

[youtube]b5j0fBWO1tY&translated=1[/youtube]

Re: This sec. became calaacal section miyaa

Posted: Mon Aug 31, 2009 4:12 pm
by The_Emperior5
Keyse_0208 wrote:this reminds me of this scene in Qabyo ... Dowwwn,, Stupid Dooown.. Hisotry doowwwnnnn :lol: :lol:


start at 2:27

[youtube]b5j0fBWO1tY&translated=1[/youtube]

Down down james down down down jidhxun down down down dhaqanxumo down :lol: :lol:

Mustafa kiiko is down :mrgreen:

Re: This sec. became calaacal section miyaa

Posted: Mon Aug 31, 2009 4:15 pm
by The_Emperior5
always down boolice down only somalis :lol: :lol: :lol:

Re: This sec. became calaacal section miyaa

Posted: Mon Aug 31, 2009 4:16 pm
by Keyse_0208
walahi sangub hooyadii wase waa COMEDIAN caadi ah.... History Baaadddd...Stupid Baaaad.. Always Baaaaadddd :lol: :lol:

and then he says 'Waryaa Guriga anaa leh, iiga bax gurigeyga'' Hadii kale "i hit i hit i hit"

This relates to the situation in S/Land today soo much

Re: This sec. became calaacal section miyaa

Posted: Mon Aug 31, 2009 4:18 pm
by The_Emperior5
Keyse_0208 wrote:walahi sangub hooyadii wase waa COMEDIAN caadi ah.... History Baaadddd...Stupid Baaaad.. Always Baaaaadddd :lol: :lol:

haaa loooooooool history down lol stupidh bad down :lol: :lol:

Re: This sec. became calaacal section miyaa

Posted: Tue Sep 01, 2009 12:32 am
by Rightwing
:lol: :lol: :lol:

Ilaah baan idinku dhaarshee miyaad weligiin aragteen Ahmed mahammed Mohamoud "Silanyo" oo:-

Campaigning, waxaasaan qaban doonaa hadii lay doorto?
Miyaad aragteen Isagoo u campaign graynaya hospitals, agoonta, schools and etc ama lacag u ururinaya?
Faysal ciyaala suuq ayaa xitaa haduu tuulo booqasho ku tago, dhakhtarka ama schools geeya kuraas ama lacag tabaruca.
Odaygan Silanyo lacaguu dadka ka guro mooyee miyaad aragteen isagoo sadaqad bixinaya?
7 sano ayaanu maalin qudha campaign samayn aan ahayn calaacal.com
Ma waxaan ku taageeraa waa nin reer sheikh Isahaqa ama waa Heavyweight SNM ?

C'mon give me a break iidoorow :down:

Re: This sec. became calaacal section miyaa

Posted: Tue Sep 01, 2009 6:48 am
by AbduQadir
lol sanguub the funny og duddy

Re: This sec. became calaacal section miyaa

Posted: Tue Sep 01, 2009 1:58 pm
by SahanGalbeed
Warya rightwing , war niyow horta halkeed ku nooshahay ? :lol:
Silanyo sababtu agoonta lacag ugu ururin laha maxay tahay ?
Silanyo sababta u sadaqad u bixin laha maxay tahay ?

Silanyo is promising his people CHANGE in a better life , he is not in the business of BUYING votes .
Riyaale 's got 2 go !!

The reason I have switched from Udub , waan ku sheegi kara haddad rabto , I used to be a UDUB loyalist , ma'ogtahay ? :lol:

Re: This sec. became calaacal section miyaa

Posted: Tue Sep 01, 2009 1:59 pm
by The_Emperior5
SahanGalbeed wrote:Warya rightwing , war niyow horta halkeed ku nooshahay ? :lol:
Silanyo sababtu agoonta lacag ugu ururin laha maxay tahay ?
Silanyo sababta u sadaqad u bixin laha maxay tahay ?

Silanyo is promising his people CHANGE in a better life , he is not in the business of BUYING votes .
Riyaale 's got 2 go !!

sahan , righwing wa muse abokor. ina dholayara uu muuqda wa iska muxafaad :mrgreen: iyo boqor buurmadow iyo ragga nocaas ah , hala yaabin

Re: This sec. became calaacal section miyaa

Posted: Tue Sep 01, 2009 2:03 pm
by SahanGalbeed
Waryee dhegayso , waxaad yeesha inaar , bahashan new nargeysa girl-ta la baxday yaan lagugu ag arkin , iska kala kaftan wiilasha , laakin yaaney ku baran , reer dhan bay magaca dhul kala dhacday taasi e :lol:
Naag kale oo Isaaq sheeganaysa oo meelahan soo wadhatay arki maysid , marka iska ilaali !!

Re: This sec. became calaacal section miyaa

Posted: Tue Sep 01, 2009 2:09 pm
by The_Emperior5
SahanGalbeed wrote:Waryee dhegayso , waxaad yeesha inaar , bahashan new nargeysa girl-ta la baxday yaan lagugu ag arkin , iska kala kaftan wiilasha , laakin yaaney ku baran , reer dhan bay magaca dhul kala dhacday taasi e :lol:
Naag kale oo Isaaq sheeganaysa oo meelahan soo wadhatay arki maysid , marka iska ilaali !!
ma aniga war habarta wala ii dabba dhiigay , haa lol wa runta naag ba maha tanii miid maha ba :lol:
Maxa ba lugu sameyaa qof ku daba dhigtay :lol:

Re: This sec. became calaacal section miyaa

Posted: Tue Sep 01, 2009 2:11 pm
by SahanGalbeed
Bahal xuno qashin oo dariska ah oo beri hore meelahan soo geli jirtay bay ila eegtahay , cala kuli xaal yaaney ku sawirin ...xitaa kaadi ku shaydiska ayaan loo quudhin taaso kale :lol:

Re: This sec. became calaacal section miyaa

Posted: Tue Sep 01, 2009 2:13 pm
by The_Emperior5
SahanGalbeed wrote:Bahal xuno qashin oo dariska ah oo beri hore meelahan soo geli jirtay bay ila eegtahay , cala kuli xaal yaaney ku sawirin ...xitaa kaadi ku shaydiska ayaan loo quudhin taaso kale :lol:


:lol: :lol: :lol:
anbay ku tirahda canbarkayga ma cunsuridieyo :lol:

Re: This sec. became calaacal section miyaa

Posted: Tue Sep 01, 2009 2:15 pm
by Rightwing
Waryaa ilaahay yaqaan?

Ina dhoola yare iyo Buurmadaw midna anigu lama haysto, mana ihi qof shaqsi ku xidhan. Fikradayduna Musa abokornimo kuma salaysna ee waa sidaan wax u arko anigu.
Anigu teamka maanta haysta wadanka iyo kuwa raba inay kala wareegaan midna ma aaminsani inay yihiin kuwo wadan ka waxtar iyo waxqabad usoo wadaa. meeshaasi waa meel ilaahay iska wataa. Rayaale iyo kooxdiisu 7 sano ayay meesha fadhiyeen wax ala waxay soo kordhiyeed maan arag. Ahmed siilaanyona weli ma aan arag isagoo campaign samaynaya ama ka hadlaya agendihiisa aan ahayn kursi doon. Faysala waad aragtaan inuu yahay clown.
Ina-baxarow habarwadaag bal car keen waxaad ku cadaynaysid in Silanyo campaign iyo charity wadanka ku qabtay.