Ciidamada AMISOM oo xalay laayay in ka badan 10 neef oo geel ah oo marayay agagaarka Air Porka
Ciidamada AMISOM ayaa xalay rasaas aan loo meel dayin ku furay in ka badan 10 neef oo geel ah, xilli ay marayeen agagaarka Air Porka Muqdisho, iyadoo Ciidamada si ba'an ugu asqeysiiyay rasaasta.
Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada AMISOM rasaasta la beegsadeen Geella ay ahaayen kuwo aan la socon wax qowsaaro ah, waxaana ay si caadi u marayeen Wadada hor marta Garoonka.
Mid ka mid ah dadka deegaanka ayaa sheegaya in Ciidamada si bareer u laayeen Geelka, iyadoo aysan jirin wax dagaalo ah ama weeraro lagu soo qaaday, waxaana dhacdada falkaas cambaareeyay ganacsatada xoolaha.
Ciidamada AMISOM ayaa xoolaha geelka uga shakiyay in lagu soo dhex dhuunta, waxaana Ciidamada rasaasta ku furay geelka ay ahaayeen kuwo cusub ee dhowaan lagu soo biiriyay kuwa AMISOM.
Ganacsatada laga laayay Geelka ayaa haatan wada hadal kula jira Saraakiisha AMISOM, iyadoo Dowladda KMG laga war sugayo inay war rasmi ah ka soo saarto ama Mag dhow ka bixiso.
Hoyga wararka Somaliyed
http://www.Jowhar.com
Jowharcom@hotmail.com
Jowharcom@gmail.com
This reminds me of the americans in fallujah killing every cat thinking that a terrorist is hiding behind the cat.
Paranoid Amisom kills 10 camels
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 19 Replies
- 1694 Views
-
Last post by Diyeeshaha_Tolka
-
- 3 Replies
- 486 Views
-
Last post by kambuli
-
- 2 Replies
- 622 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 11 Replies
- 1404 Views
-
Last post by Django
-
- 5 Replies
- 1762 Views
-
Last post by Coeus
-
- 17 Replies
- 1551 Views
-
Last post by Garuun
-
- 8 Replies
- 2694 Views
-
Last post by BlackVelvet
-
- 8 Replies
- 119 Views
-
Last post by BlackVelvet
-
- 6 Replies
- 899 Views
-
Last post by sahal80