I have had this year the best Ramadan in my life .
As matter of fact I need your help my dear brothers and sisters , the main reason I have made this thread .
Waxaan soo ogaaday iney qabyaaladu NAANAABNIMADA addunka ugu weyn ay tahay

Mar dambe ma rabo inaan qof kale qabiilkiisa ku caayo , reerkan ii abtiga ah in kasto aan weligey si gaar ah u jecla , inaan kaftan caantayn -ka ah ula soo ag fadhisto ma rabo .
Marka walaalayal , waxaan ka codsanaya dhamaan dhallinyarada halkan joogta haddaad igu aragtaan aniga oo qabyaalad ku hadlaya inaad igu qabtaan khaayinimada .
Jazakallah khayrun ...waxani kaarta cusub ma ahe , waa hore u socod inshaAllah

