Ilahey Umada Shacabka masakinta habadhbadhiyo.War Deg-Deg ah: Dagaal hadda ka bilowdey Kismaayo
KN: Dagaal culus ayaa fiidnimadan ka qarxay bartamaha magaalada Kismaayo, xabadu waa ay bilaabatay, waxayna u dhacaysaa si darandoori ah, dagaalkuna waa mid culus sida ay noo xaqiijiyeen madaxda Xisbul Islaam oo hadda aan la xariirney.
Waay xabadu ka dhaxaysaa xaafada Shiilkole iyo Siinaay oo ay kala joogaan labada dhinac.
Ma jirto wax faahfaahin ah hase yeeshee dagaalku waa mid la filayay saacadihii ugu dambeeyeykadib markii ay joogsadeen dhamaan wixii wadahdalo ahaa ee socdey.
Dagaalkani waxaa saakay iclaamiyey Sh. Xassan Yacquub afayeenka maamulkii magaalada ee dhanka Xarakatul Shababul Mujaahidiin.
wixii kasoo kordha kala soco KismaayoNews.
Breaking News: War in Kismaayo has errupted
Moderators: Moderators, Junior Moderators
-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Breaking News: War in Kismaayo has errupted
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 76 Replies
- 8788 Views
-
Last post by mahoka
-
- 11 Replies
- 1096 Views
-
Last post by xaliye123
-
- 18 Replies
- 1565 Views
-
Last post by paidmonk
-
- 37 Replies
- 3560 Views
-
Last post by Caytame
-
- 33 Replies
- 2601 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 0 Replies
- 623 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 6 Replies
- 964 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 0 Replies
- 493 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 2 Replies
- 934 Views
-
Last post by Gantaal05
-
- 5 Replies
- 991 Views
-
Last post by KimJongIllest