Page 1 of 1

WHO IS FAYSAL WARAABE(HYENA)

Posted: Thu Oct 01, 2009 4:22 am
by gobdoon
Who needs his advice he claims to be one of the leaders in Isaqland and his interview was disgusting for some one who claims to be in some sort of authority mise wa marqansana marku waraysiga bixiyey He aimed to address to Sharif and Aweys and says what is dying is your people I disagree with you old man and point to you what is dieng is all Somalis don't try to hit the bush and bring this to Qabyaalad DADKA DHIMANAYA WA DAD SOMALI AH OO MUSLIM AH OO WALALAHA AH MISE ADIGU WAXAD ISU HAYSATA UMAD KALE OO MANGAABNIMADADA WAXAD IS LEEDAHAY ADIGA KUMA KHUSAYSO,HADANA WAXAD SOO JEEDISAY IN TFG PRIMEMINSTER UU KA YIMI BOSAASO OO WAXA DHIMANAYA AYAN DADKISI AHAYN ADIGU MA WAALANTAHAY MISE TARIIKHDA IYO DADKA BADAN KALA AQOON INA C/RASHID MAXA BOSASO KA GALAY OO TAS WAD KU KHALDANTAHAY.

Re: WHO IS FAYSAL WARAABE(HYENA)

Posted: Thu Oct 01, 2009 4:30 am
by zingii
I think inuu wareersanyahay ninku.

Re: WHO IS FAYSAL WARAABE(HYENA)

Posted: Thu Oct 01, 2009 11:35 am
by Cilmiile
he is the leader of people who fight over spoiled Qamadi in 21st century lol

Re: WHO IS FAYSAL WARAABE(HYENA)

Posted: Thu Oct 01, 2009 11:38 am
by The_Emperior5
Suldan faisal cali xussein ilahay raali haka noqdo
wa halyey hawiye la taliinaya