The kashmiries hold a Reconciliation meeting in Nairobi

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

The kashmiries hold a Reconciliation meeting in Nairobi

Post by The_Emperior5 »

Aqoonyahano ssc oo Kuso Qulqulaya Nairobi (Daawo Sawiro)
Oct 02, 2009
Iyadoo uu kafurmi doono shirkii wada tashiga iyo aayaha ssc magaladatan nairobi maalinta barito ah oo taariikhdu tahay 3/10/2009 ayaa waxaa soo qulqulaya magaaladan nairobi aqoonyahano ssc ah kuwaas oo u imanaya shirkan . waxaa galinkii danbe ee manta soogaadhay magalada nairobi xayn kamida aqoonyahanada loogu talagaalay in ay kataliyaan aayaha gobolada ssc iyo xaalad guracan ee kataagan

Aqonyahanad oo sidiiran loogu soodhaweeyay magalada nairobi aya kasoo kala kicitimay wadamo farabadan waftigan aqoonyahanda waxa kamid ahaa c/raxmaan uurbayte oo kamid ahaa musharixiintii utartantay jagada madaxwayne kuxigeenka ee maamulka puntelan sidoo kale waxa kamid ahaa Eng maxamed faarax xasan dheere .Egn nuur maxamed nuurgaas .DR cali xasan cigge
Waxa sidoo kale hadheeyay magaalada nairobi gaar ahaan xaafada ay dagantahay bahwaynta soomaliyeed ee islii hadal haynta iyo kaqaybgalka shirwaynha uga furmi doona beelasha ssc magaladatan
maalinta barito ah waxaa sidookale loo asteyay in ay kasooqayb galaan furitaanka shirka malinta barito qaybaha kaladuwan ee bulshawaynta soomaliyeed ee kudhaqaan magaladan nairobi
Ay ugu horeeyaan siyaasiin caan ah oo somaliyed isimo soomaliyeed iyo waliba madax aad utirobadan oo kasocota beesha caalamka
shirku waxa uu kafurmi doonaa malinta barito hoolkawayn ee shirarka sir ali muslim clab eekuyaal badhtamaha magalada nairobi waxaa
sidoo kale la adkeeyay amaanka goobta shiku kadhico doono iyadoo ay kasoo qaybgali doonan madax kasocota beesha caalamka iyo madaxkasocota dawladan kenya \
waxa soodirayariyay bahda darwiish media
c/risaaq max.ed sahal c/wahaab max.ed cabdi

Waxaa wada diyaariyaya Abdiwahaab Mohjamed Abdiweyne Iyo Abdirisaaq Mohamed Sahal

Emailnaaji2008@hotmail.com

Macawbuuhoodle@hotmail.com
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: The kashmiries hold a Reconciliation meeting in Nairobi

Post by The_Emperior5 »

While this happens back home :lol: :lol:
User avatar
Ducaysane_87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3997
Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane

Re: The kashmiries hold a Reconciliation meeting in Nairobi

Post by Ducaysane_87 »

lol @ the Kashmiries
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”